KEYDKA FORM4 - SOMALILAND
Open in Telegram
Waxaa Channelkan Lasoo dhigi doonaa Dhamaan Wixii Keyd ah ee Manhajka Somaliland ee Fasallada Afraad ee Dugsiga Sare.
Show moreThe country is not specifiedThe category is not specified
2 684
Subscribers
+124 hours
+1767 days
+22530 days
Posts Archive
Asc Ramadan Mubarak dhamaan ardayda is kugu timi madashan balaadhan ee aynu ku kala faa'idaysano casharada aynu ku dhigano dugsiyadayada gaar ahaan dugsiyada Somaliland.
Sidii aynu horre usoo balan qaadnay waxaanu soo urinay bugaag isku gu jira:
◇ Exams.
◇ Assignments.
◇ Examination books { with key }.
◇ Summary chapters.
Hadaba Maanta guda heeda waxaanu soo gelin doonaa buugaagtii aanu balan qaadnay oo dhamaa 100 laga yaabaana inay ka badan yihiin markaa waxa uu anfacayaa ardayda u diyaar garoobaysa imtixaanka shahaadiga ee dhawaan la geli doono, waxaanan idiin rajaynaynaa inaad ku guuleysataan oo aad noqotaan arday ku baxda A+ 😍🙏👍
Waxaan soo Gelineynaa: Workbooks, S/Land Exams, Exam Key Books, Questions and Answers iyo Casharro lasoo koobay (Summary).
Markaa, Miyaan Kusoo Darnaa Assignments iyo Imtixaanaadka Laga qaado Dugsiyada Qaarkood, Si ardeyga Kale dib uga shaqeyso?
