KEYDKA FORM4 - SOMALILAND
Open in Telegram
Waxaa Channelkan Lasoo dhigi doonaa Dhamaan Wixii Keyd ah ee Manhajka Somaliland ee Fasallada Afraad ee Dugsiga Sare.
Show moreThe country is not specifiedThe category is not specified
2 684
Subscribers
+124 hours
+1767 days
+22530 days
Posts Archive
Si aad ugu soo biirto Groupka Lagu wada hadlo Waxaad Kaga soo biiri Kartaa linkigan Hoose:
t.me/Keydka_f4_group
Asc dhamaan ardeyda ku Jirta Channelkan Keydka Form 4.
Waxaan idiin rajeynayaa Farxadda Noocyadeeda kala duwan.
Hadii Alle idmo Waxaanu Horaanta Bisha Barakeysan ee Ramadaan Soo gelin Doonaa In ka badan 100 Shay oo Ka mid noqon doona Keydkeena.
Badanka Waxaan soo Gelin doonnaa:
☆ Examination Key books
☆ Exams
☆ Summary Chapters
☆ Workbooks
☆ Lesson Books
.....iyo Wax kaste aanu u aragno inay anfacayaan ardey kaste oo ah Fasalka Afraad ee Dugsiga Sare.
Qof Kaste oo doonaya Waraaqo ama buug Wuxuu ka raadin karaa Channelka dhexdiisa, Hadii aanuu Ku Jirin Wuxuu si toosa ula hadli doonaa asxaabta ku jirta (DISCUSS) Groupka.
Qof Kaste oo haya imtixaanno, buugaag amaba casharro lasoo koobay Wuxuu nagula wadaagi karaa isla groupkaa Dhexdiisa, si aanu usoo dhigno Channelka Keydka ah.
U faaidee Walaaladaa oo u Share garee Linkiga Channelka:
t.me/Keydka_f4
I am sharing 'أسئلة وأجوبة حول مادة التربية للصف الرابع الثانوي' with you
