en
Feedback
S i l v e r πŸ‡ΈπŸ‡΄

S i l v e r πŸ‡ΈπŸ‡΄

Open in Telegram

S I L V E R S N T V

Show more
3 083
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
Wiil Soomaali ah oo ka mid ah Tuutada ugu Awoodda badan Ururka Xamaas ee xoreynta Dhulka Falastiin ee Israa'iil kusooduushay
+4
Wiil Soomaali ah oo ka mid ah Tuutada ugu Awoodda badan Ururka Xamaas ee xoreynta Dhulka Falastiin ee Israa'iil kusooduushay ayaa Kasoo Muuqaday Baraha Bulshada waxa uuna Garabka midig kuwataa Calanka Somalia halka uu Garabka Bidix kuwato Calanka Falastiin Sidee u aragtaa?

Yaabkii aduu ka
+3
Yaabkii aduu ka

Ninkaan wuxuu ka mid ahaa ajaaniibta u dagaalanta Khawaarijta. Wuxuu ka mid ahaa Khawaarijtii ka firxaday dagaaladdii shalay iyo doraad ka dhacay Galmudug. Ninkaan oo kasoo jeeda wadanka Itoobiya, waxaa lagu qabtay aagga degmada Buulaburte ee Gobolka Hiiraan, waxa layaabka leh ayaa ah in ninkaan oo ka mid ah Khawaarijta had iyo jeer diinta inay Ku dagaalamaan sheegta ay Ku xardhan yihiim Jidhkiisa Shaabaddo (Tatu) oo Qofkastoo Muslim ah Xaaraam ka ah. tatuga jidhkiisa Ku qoran waxaa laga dheehan karaa Astaamo Jacayl oo uu malaha Bukaan u ahaa πŸ˜€ Soomaaliya ma waxaa ka jiray Halgal iyo jabhado u dagaalma Jacaylka!?

+2
Hoog iyo Halaag ayay maanta arkeen khawaarijtii cowsweyne

Ciidamada Xoogga dalka ayaa miinooyinkaan ka soo saaray wadada xariirisa Mesagawey iyo Baraak Sheikh Caamir ee Bariga Gobolka Galgaduud.

Ciidamada Xoogga dalka ayaa miinooyinkaan ka soo saaray wadada xariirisa Mesagawey iyo Baraak Sheikh Caamir ee Bariga Gobolka
+1
Ciidamada Xoogga dalka ayaa miinooyinkaan ka soo saaray wadada xariirisa Mesagawey iyo Baraak Sheikh Caamir ee Bariga Gobolka Galgaduud.

Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeyay howlgalka maxabiis ka dhex dagaalantay gudaha Xabsiga Dhexe ee Xa
+2
Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeyay howlgalka maxabiis ka dhex dagaalantay gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar, waxaana la toogtay 5 nin oo isku dayey inay dagaalamaan. Taliska ayaa soo bandhigay meydadka raggii isku dayey inay qal-qal geliyaan amniga Xabsiga, waxaana la sheegay in markii horaba ay ku xukunaayeen dil toogasho ah.

Khawaarij Saaka Dabkaa loo shiday
+9
Khawaarij Saaka Dabkaa loo shiday

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta Deeganka ee ku sugan Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku d
+2
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta Deeganka ee ku sugan Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay nin ajnabi ah oo ka tirsan Khawaariijta ah, kaas oo doonayay inuu doon ka raaco xeebaha mareeg ee Gobolkaas. Ninkaan khawaarij ka ah ayaa qabashadiisu waxay timid kadib markii xogtiisa ciidanku ay ka heleen bulshada ka agdhow xeebta mareeeg iyadoo lagu soo bandhigay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Saraakiisha Ciidamada ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in dhagar qabahaan uu ka mid ahaa maleeshiyaadka iyo horjoogayaasha ku dhibaatoonaya deegaanada ay kaga dhuumaalaysanayaan Galmudug .

Degmada Wisil Waxa ka Socda Diyaar Garow Ciidan taas Oo U jeedadu Tahay Sidii Dhamaan Deeganada Galmudug looga Saari Lahaa kh
+2
Degmada Wisil Waxa ka Socda Diyaar Garow Ciidan taas Oo U jeedadu Tahay Sidii Dhamaan Deeganada Galmudug looga Saari Lahaa khawaarijta. Dagaalkan Wuu Soconaya ee Haka Hadhin.

Isagoo nolol fiican ku heysyo qurbaha ayuu dalkiisa yimid si uu uga qeyb qaato xoreynta dalka,Korneyl Yoonis Xasan sabriye oo saaka ku shahiiday Ceeldheer.

Mid kamid ah cadawgi saakay so weeraray ceeldheer kuwa badanaa jidka kuso jiro
Mid kamid ah cadawgi saakay so weeraray ceeldheer kuwa badanaa jidka kuso jiro

Ciidanka Sida Gaarka u Tababar kumaandooska Danab XDS ayaa Xalay Saqdii dhexe howlgal qorsheysan Ka Fuliyeen Deegaanka Kaamji
+4
Ciidanka Sida Gaarka u Tababar kumaandooska Danab XDS ayaa Xalay Saqdii dhexe howlgal qorsheysan Ka Fuliyeen Deegaanka Kaamjiroon oo 75KM Dhanka Galbeed Kaga beegan magaalada kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose. Howlgalkan ayaa lagu Qaarijiyey Hoorjooge khawaariijta u qaabilsana waxa ay ugu yeeraan Zakawaadka iyo Qeybta Sirdoonka. Ciidanka Kumaandooska Danab XDS ayaa ah kuwa hurdada u diida Horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka Khawaariijta.

Ciidamada Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa fashiliyey isku day dil oo labo dhagarqabe oo ka tirsan K
+7
Ciidamada Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa fashiliyey isku day dil oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay ka fuli rabeen degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir. Ciidamada ayaa helay xogta labada dhagarqabe, kadibna waxaa lagu sameeyey dabagal inta aysan gaarin bartilmaameedkoodii, waxaana halkaas lagu dilay mid kamid ah dhagarqabayaashii, iyadoo kii kale nolosha lagu qabtay, isagoo dhaawac ah. Ciidamada NISA ayaa soo bandhigay meydka dhagarqabaha la dilay, dhaawaca kan nolosha lagu hayo iyo labo bistooladood oo ay ku hubeysnaayeen, isla markaana ay qorsheynayeen inay dil ku geystaan.

Ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan guutada 8-aad ee qeybta 60-aad ayaa howlgal ay xalay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka
+4
Ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan guutada 8-aad ee qeybta 60-aad ayaa howlgal ay xalay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Bay waxay ku dileen Cabdullaahi Caliyow iyo Najiib Cabdisalaan oo ka tirsanaa Khawaarijta, kuna howlanaa uruurinta baad ay ka qaadayeen dad shacab ah. Howlgalkaas ayaa ka dhacay deegaanada Sarmaan-dheere iyo Mooro-busbus ee gobolka Bay, waxayna saraakiisha hoggaamineysay warbaahinta qaranka u xaqiijiyeen inay ku guuleysteen dilka dhagarqabayaashii bartilmaameedka u ahaa ee shacabka dhibaateyn jiray.

Ceelasha Biyaha: Dhagarqabe ka tirsanaa Khawaarijta oo Miino ku dhex sameynayay Gurigiisa ayaa qaraxii uu maleegayay wuxuu ku
+3
Ceelasha Biyaha: Dhagarqabe ka tirsanaa Khawaarijta oo Miino ku dhex sameynayay Gurigiisa ayaa qaraxii uu maleegayay wuxuu ku qarxay isaga iyo reerkiisa. Labo carruur ah oo uu dhalay iyo isagii ayaa qaraxaas ku geeriyooday, waxaana dhaawac ah hooyadii qoyska, sida uu noo xaqiijiyey Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Bakhtigii khawaarijta oo daadasan degaanka baar sanguuni ee Gobolka Jubada hoose

Cutub Ciidan ah oo ay hogaaminayaan Taliyaha Guutada Gurmad L/xle:- Maxamed C/qadir Dagal iyo Abaandulaha ururka 1-aad ee Gur
+2
Cutub Ciidan ah oo ay hogaaminayaan Taliyaha Guutada Gurmad L/xle:- Maxamed C/qadir Dagal iyo Abaandulaha ururka 1-aad ee Gurmad Cabdi Gurey iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Daraawiishta ayaa Galabtay gaaray magaalada Xarar-dheere ee Koonfurta Gobolka Mudug, kuwaas oo gurmad ahaan uga Baxay Degmada Wisil. Gurmadaan ayay beesha sacad ugu talogashay inay ku garab istaagto Beelaha walaalaha ah ee reer Xarar-dheere iyo Ciidamada Qalabka sida oo shalay Dagaal adag khawaarijta kula galay Duleedka Xarar-dheere.

Taliyaha Ciidanka dhulka Gen. Dayax Cabdi Cabdulle ayaa kulan la qaatay Taliyaasha iyo Ciidanka qaranka ee ku sugan Degmada A
+8
Taliyaha Ciidanka dhulka Gen. Dayax Cabdi Cabdulle ayaa kulan la qaatay Taliyaasha iyo Ciidanka qaranka ee ku sugan Degmada Afgooye, isagoona ka xaal waraystay Sugitaanka amniga Degmada iyo deegaanada ku xeeran. Abaanduulaha qeybta 12ka April gaashaanle sare Warsame Maxamed Diiriye ayaa ballan qaaday inay joogtaynayaan howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta isla markaana ay diyaar u yihiin inay ka sifeeyaan deegaanada ay gobolka shabeelaha Hoose kaga dhuumaalaystaan. Taliyaha Diidanka dhulka Gen: Dayax Cabdi Cabdulle ayaa bogaadiyay guulaha isdaba joogga ah oo ay Ciidamada Qaranku kasoo hooyeen howl-galada ka lagu baac sanaayo Khawaarijta