en
Feedback
Coldoon

Coldoon

Open in Telegram
9 526
Subscribers
-1224 hours
-867 days
-34430 days
Posts Archive
Coldoon
9 525
War muhiim ah oo ku saabsan ceel-biyoodkii aanu gacanta ku haynay.

Coldoon
9 525
Sheekada Nuura Cabdillaahi

Coldoon
9 525
Qoys musiibo ku habsatay

Coldoon
9 525
Inanteeda ayaa ka tahriibtay oo magafe gacanta ugu jirta , ha loo gurmado walaashan. #kuwa_kurbadaysan

Coldoon
9 525
WIIL YAR OO UU KU DHACAY KANSARKA DHIIGU OO U BAAHAN KAALMO. #KUWA_KURBADAYSAN

Coldoon
9 525
Xafsa xaalkeeda. #kuwa_kurbadaysan

Coldoon
9 525
Lacag dhan sideed kun iyo shan boqol oo doollar ($8500) oo aanu gudoonjsiinay Layla iyo qoyskeeda oo ah qoys dhibaataysan oo warkooda ku soo bandhignay barnaamijka #kuwa_kurbadaysan qaybtiisii 1aad.

Coldoon
9 525
Furitaanka maktabad guud Maanta oo ay taariikhdu tahay 03/Ramadaan/1445 waxa aanu magaalada Burco ka furnay maktabadda akhris
+5
Furitaanka maktabad guud Maanta oo ay taariikhdu tahay 03/Ramadaan/1445 waxa aanu magaalada Burco ka furnay maktabadda akhriska ee Cayn-jaaluut. Maktabaddan oo raacsan xaruunta Cayn-jaaluut ee dhaqanka islaamka ayaa noqonaysa maktabad guud. Allaah mahad leh

Coldoon
9 525
Facebook iyo Instagram haddii la waayay waa inoo halkan iyo: X-ka (Twitter) oo ah @abdilmaalik iyo WhatsApp-ka oo ah :+252634431955

Coldoon
9 525
Ogaysiis muhiim ah

Coldoon
9 525
Halka aan ka taaganahay heshiiska Itoobiya dhulka lagu siinayo.

Coldoon
9 525
Dhul dambe oo ay Itoobiya inaga qaadayso ma jiri doono,kii horena waynu soo ceshan.

Coldoon
9 525
Geeridaada khaddib khayr kuu socda ma rabtaa ? Waa kan .

Coldoon
9 525
20231222_065211.jpg7.74 MB

Coldoon
9 525
20231222_065333.jpg7.84 MB

Coldoon
9 525
20231222_065207.jpg7.75 MB

Coldoon
9 525
20231222_070514.jpg7.35 MB

Coldoon
9 525
20231222_065610.jpg7.36 MB

Coldoon
9 525
Maanta oo kale sannad ka hor ayaa ka soo baxay Jeelka Hargeysa. 4 jeer oo la i xidhay noloshayda wax weyn baa is ka badalay,X
Maanta oo kale sannad ka hor ayaa ka soo baxay Jeelka Hargeysa. 4 jeer oo la i xidhay noloshayda wax weyn baa is ka badalay,Xabsigu waa halka aan ku soo xoroobay ee aan ku helay hanuunka.

Coldoon
9 525
Farriin ka socota Sacad Yooniska kuna socota Dhulbaahantaha.