9 526
Suscriptores
-1224 horas
-867 días
-34430 días
Archivo de publicaciones
9 525
Inanteeda ayaa ka tahriibtay oo magafe gacanta ugu jirta , ha loo gurmado walaashan.
#kuwa_kurbadaysan
9 525
Lacag dhan sideed kun iyo shan boqol oo doollar ($8500) oo aanu gudoonjsiinay Layla iyo qoyskeeda oo ah qoys dhibaataysan oo warkooda ku soo bandhignay barnaamijka #kuwa_kurbadaysan qaybtiisii 1aad.
9 525
Furitaanka maktabad guud
Maanta oo ay taariikhdu tahay 03/Ramadaan/1445 waxa aanu magaalada Burco ka furnay maktabadda akhriska ee Cayn-jaaluut.
Maktabaddan oo raacsan xaruunta Cayn-jaaluut ee dhaqanka islaamka ayaa noqonaysa maktabad guud.
Allaah mahad leh
9 525
Facebook iyo Instagram haddii la waayay waa inoo halkan iyo: X-ka (Twitter) oo ah @abdilmaalik iyo WhatsApp-ka oo ah :+252634431955
9 525
Maanta oo kale sannad ka hor ayaa ka soo baxay Jeelka Hargeysa.
4 jeer oo la i xidhay noloshayda wax weyn baa is ka badalay,Xabsigu waa halka aan ku soo xoroobay ee aan ku helay hanuunka.
