Bandhiga Buugaagta
Open in Telegram
Baahinta aqoontu waa mid ka mid ah waxyaabaha aynu Ku hormarin karno Dadkeena,Dalkeena,iyo Diinteenaba. Hadii dhamaanteen aynu isu kaa shano Baahinta Aqoonta waxaynu arki doonaa is badalka ku imaada saddexda aan kor kusoo xusnay.walaal hormari Aqoontaada.
Show more3 421
Subscribers
+524 hours
+587 days
+23230 days
Posts Archive
3 421
Repost from Kayd books
"Raxmaddii nolosha"
W/Q: Yaasiin Jaamac Falax-falax.
-"Raxmaddii nolosha waa qiso run ah waana qiso dhacday,waa qiso si xaqiiq ah looga soo tabiyay dulmanayaasha u geeriyooday cudurka dawada kaliya leh ee loo yaqaan Caashaqa" -Qoraaga.
