cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Wax ka baro siiradii nabiga ﷺ

Waxaan halakan idinkula wadaagi doonaa insha Allah, xogo ku saabsan siiradii subanahaﷺ. Waad qaadan kartaa Qoraalada lkn shardi linkiga raaci mahadsanid 👍 https://t.me/Siiradii_Nabiga_scw #Share 🙏 Wixii su'al ama talo bixin ah👇 @moha_zahid

Show more
Finland902The language is not specifiedReligion & Spirituality13 295
Advertising posts
7 007
Subscribers
+1724 hours
+407 days
+7730 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 96 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada Quraanka kariimka. 👇👇👇👇👇 Ma joogtaa wadamada Europeanka ama amerika ama wadamada carabta. Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo barashaada Quraanka ah Halkan hoose iska diwaan gali 👇👇👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/h3vQESiP3J02Yjc0
Show all...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 96 chats.

Photo unavailableShow in Telegram
💊 FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada  daawooyinka . Course fee: 6 dollar Duration : 5 months Type of certificate : Diploma  💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee. 💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. 🧑‍⚕Baro daawoyinka si aad uga ilaaliso bulshadaada daawo isticmalka  khaldan Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore . Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo. Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay. Shuruudaha. ⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . ⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu. ⏭ inaad ka wayn tahay 15 jir. ⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: ●Introduction to windows ● Microsooft  word ●Microsooft ppt ●Microsooft excel ●Microsooft access ●Microsooft publisher ●Microsooft outlook Mudada koorasku waa 3 bil . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. ⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Show all...
👍 2
Repost from Faafinta kheyrka
Tobanka maalmood ee Adduunka ugu fadli badan. !!! Rabbi sw dadka wuu kala fadilay oo Nabi Muxammed ﷺ ayaa ugu fadli badan, dhulkana wuu kala fadilay oo Makka iyo Madiinaa ugu fadli badan, sidoo kale wakhtiga Alle wayne wuu kala fadilay waxaa maalmaha ugu fadli badan maalinta Jimce, halka habeenada, habeenka laylatul-qadrigu yahay habeen ka fadli badan kun bilood, waxaa kamida wakhtiyada ugu fadli badan tobanka maalmood ee ugu horeeya bisha Carrafo. ( Dul xijah ) Markuu Allaah sw adoomadiisa jeclaysiiyay inay booqdaan gurigiisa sharafta leh waxaa iska caadi ah in qof kasta awoodi kareyn inuu tago xaramka sidaa darteed ayuu Allaah sw qofka karaya cimirigaiisa dhan hal mara xajka ku waajibiyay, tobanka maalmood ee ugu fadli badan aduunkana dhextaal ooga dhigay ka xajinaya iyo kan kale ee kari waayayba, qofkii Kari waaya inuu xajiyo wuxuu awoodaa isagoo gurigiisa jooga inuu shaqaysto camal ka fadli badan ka muujihidka soo laabtay xataa ! Allaah sw maalmahan wuu ku dhaartay waxaan qiimo weyn lahayna Alla Wayne kuma dhaarto. { وَالْفَجْرِ ○ وَلَيَالٍ عَشْرٍ ○ وَالشَّفْعِ وَالْوَتْرِ . } Sidoo kale Alla Wayne maalmahan wuxuu ina faray inaan xuskiisa badina badino wuxuuna ku tilmaamay maalmo laysla yaqaano. { وَيَذْكُرُوا اسْمَ اللَّهِ فِي أَيَّامٍ مَعْلُومَاتٍ. } - Waxuu yidhi Nabi Muxammed ﷺ: "Ma jiraan maalmo camal la qabtaa ka fadli badanyahay maalmahan " Waxaa la waydiyay Suubanaha ﷺ : Ma xataa Jihaadka!? " haa xataa jihaadka marka laga reebo nin naf iyo maalba la baxay oon waxba lasoo laaban." ( shahiiday hantidiisiina la qaatay ) Wuxuu yidhi Nabi Muxammed ﷺ: Xadiith uu warinayo Jaabir: " maalmaha adduunka waxaa ugu fadli badan tobankan maalmood " Wuxuu Abuu qataada wariyay xadith uu soo saaray Muslim inuu yidhi Nabi Muxammed ﷺ : "Soomitaanka maalinta carafo waxaan rajaynayaa in lagu dhaafo danbiga sanadkii tagay iyo sanadka soo socda" waa maalinta 9aad waxaana soomitaanka maalintan loo sunneeyaa qof kasta oon acmaasha xajka ku guda jirin. Wuxuu yidhi Anas ibnu maalik rc: Maalmahan tobankaa maalin walba oo kamida waxay u dhigantaa xagga fadliga 1000 maalmood maalinka carafana ( 9aad ) 10,000 maalmood. Shucabul-iimaan 3/358📓 Abuu hurayra iyo Cabdullaahi ibnu cumar maalmahan marka la gaadho suuqa intay usoo baxaan ayay kor takbiirta u qaadi jireen. ( Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar ) Wuxuu yidhi Xassan Al basri: Hal maalin oo laga soomo tobanka hore ee carafo waxay u dhigantaa labo bilood soonkood. Addurar-Al-manthur 8/501📓 Wuxuu yidhi Abu cuthmaan An-nahdi: Waxay salafku waynayn jireen Afar tobnaad: Tobanka danbe ee bisha Ramadaan, tobanka hore ee bisha Carafo, iyo tobanka hore ee bisha Muxarram. Waxaa la waydiiyay Shaykhul islaam Ibnu taymiyah : Midkee fadli badan Tobanka ugu horeeya bisha dul-xijah ( carafo ) iyo tobanka u danbeeya bisha Ramadaan ? Wuxuu yidhi sheekhu: Haday noqoto habeenkii waxaa fadli badan tobanka danbe ee Ramadaan, haday maalinka noqotana waxaa fadli badan tobanka hore ee bisha Dul-xija. ( carafo ) 📓 Majmuucul Fatawa 25/154. Waxaa kamida waxyaabaha layna faray maalmahan qofka doonaya inuu udxiyo gawraco inuusan tintiisa iyo cididiisa jarin tobankan cisho. Umu salama waxay ka warisay Nabiga ﷺ inuu yidhi: " Markii tobankan la galo ee midikiin doono inuu udxiyaysto uusan taaban tintiisa iyo cididiisa toona. " Waxaa layna Faray maalmahan inaan gabiba khayrka badino, hadday Salaad noqto, soon, sadaqo, qur'aan akhris, saaltu-layl, udxiyo, badinta saliga Nabiga ﷺ qaraabo xiriirinta, marti sooridda, tasbiixda ( Subxanallah ) taxmiidda ( Alxamdullilaah) tahliisha ( Laa ilaaha Illa-Allaah ), takbiir (Allaahu akbar. ) xawqala ( laa xawla walaa quwata Ilaa billaah) iwm UGU DANBEYN: Ka dheeroow xumaanta mar walba gaar ahaan wakhtiyada fadliga badan iyo bilaha xurmada leh, waayo xumuhu wuu ka danbi badanyahay wakhtiyada kale. Laasii wadaag walaalahaa ✍️ Maxamed Shekh Axmednur https://www.facebook.com/share/p/v89NzqvHdhptgjxX/?mibextid=oFDknk
Show all...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

👍 2
🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/monbbtHDJUA3Zjc0
Show all...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 99 chats.

Photo unavailableShow in Telegram
💊 FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka . 💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee. 💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Show all...
Repost from Faafinta kheyrka
Photo unavailableShow in Telegram
أذكار الصباح 🌄 🌅
Show all...
👈🏽 (( بَابٌ : فِي الْكَفَافِ وَالْقَنَاعَةِ )) ▪️عَنْ عَبْدِ اللَّهِ بْنِ عَمْرِو بْنِ الْعَاصِ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُمَا، أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ : (( قَدْ أَفْلَحَ مَنْ أَسْلَمَ، وَرُزِقَ كَفَافًا ، وَقَنَّعَهُ اللَّهُ بِمَا آتَاهُ )) 📚 صحيح مسلم - رقم : (1054) كَفَافًا : الكفاف هو ما كان قدر الحاجة ويغني عن السؤال . ▪️قال ابن حجر رحمه الله : ومعنى الحديث : أن من اتصف بتلك الصفات حصل على مطلوبه، وظفر بمرغوبه في الدنيا والآخرة . 📚 فتح الباري لابن حجر : (275/11) ▪️وقال المناوي رحمه الله : رُزق كفافًا، وقنَّعه الله بالكفاف، فلم يطلب الزيادة . 📚 فيض القدير : (508/4) ▪️وقال المباركفوري رحمه الله : كفافًا : أي ما يكف من الحاجات، ويدفع الضرورات ، وقنَّعه الله : أي جعله قانعًا بما آتاه . 📚 تحفة الأحوذي : (508/4) ▪️وقال القرطبي رحمه الله : أنَّ من فعل تلك الأمور واتصف بها فقد حصل على مطلوبه، وظفر بمرغوبه في الدنيا والآخرة . 📚 المفهم لما أشكل من تلخيص مسلم : (99/3) https://t.me/sahehlbokhari
Show all...
KULMIS
Linkigan hoose  waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada Quraanka kariimka ah .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo xilli kasta leh . 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/dbhSCk7OWyIxZGY8
Show all...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 100 chats.

Repost from Faafinta kheyrka
Photo unavailableShow in Telegram
Maxaa aalaabaa loo hadal hayaa Ibnu Taymiya !? Bodcast-gan waxaa Lagu magacaaabaa #Khudwah waa afar xalaqo waxaana si qurux badan u daadihinaya Sheekha caanka ah Dr yaasir Al xuzaymi oo ah ninka boodkaastigiisa caalamka dadka ugu badan dhagaysteen ( waa xalaqadii calaaqaadkee ) halka uu soo jeedinayo Sheekh Dr Naasir Al xumaydi. Waxaa uu si mug iyo meeqaam sare leh uga hadlayaa una qaadaa dhigayaa Taariikhda iyo mawaaqifta Sheikhul Islaam Ibnu Taymiyah AHUN Wuxuu ooga waramayaa: Cilmigiisii, cibaadadiisii, deeqsinimadiisii iyo dood aqoonimadkiisii, aanan hadal kugu daaline waakane soo daawo https://youtube.com/playlist?list=PLQEt0FQkwbwHWObikETzgD2T8rwNpulLl&si=IPvvG7SbX6NfIKm2
Show all...
👍 4