EctoBooks Team ⚙️
Open in Telegram
👉 Halkaan waxaa kugu diyaar ah Courses Waxtar leh iyo Skills lahubo Website aad xirfadaha online-ka ka baran karto markasta iyo meelkasta . Training, Development , Mentoring Selling digital assets.📦 Support Team la xiriir: @Hindise70
Show more4 179
Subscribers
+224 hours
-57 days
-230 days
Posts Archive
4 179
Sheeko gaaban
Djibouti waxaa yimid wiil reer miyi ah wuxuu bartay qur.aanka illaa uu
Meel fiican ka gaadhay wuxuu ku
Noqday miyigii ciidii carafo ayaa
Ugu soo gashay isagoo miyigii
Wali kasoo laaban salaadii ayuu
Reerihii miyiga iskugu yeedhay
Markii salaadii ciida la xidhay
Allahu akbar allahu akbar allahu akbar nin doob ah ayaa intuu soo booday qolxad iskasoo jiiday kulaha ciyaala suuqa xun annaguu
Nagu ciyaarayaa halkay salaadu ka xidhmi laadahay 😂😂😂 imaamkii ayaaba dirqi lagaga qabtay😃😄
@Sheekoyin
@Soomalibooks
4 179
Dagaalkii Gaalkacyo
Sadex Askari oo ka qayb galay Gaalkacyo ayaa is waraystay iyaga oo la kala yiraahdo
1. Jiidahore
2. Dhaawac qabe
3. Marxuum.
wuxuuna waraysigu u dhacay sidan;
Jiidahore: Dhaawac qabe xaalada caafimaad kawaran ma heshay dawo iyo goob caafimaad oo lagugu daryeelo? Xageese wax kaa gaareen?
Dhaawac Qabe: haa, waxaa dhakhtarku ii qoray dhiigjoojin iyo Faleembooyin waxaana hooyo ii sheegtay in dhakhtar fiican laygayn doono. Lugna waa I go’day madaxana xabad ayaa igaga taal. Dagaalkii kawaran dhulkii ma xorayseen?
Jiidahore: dagaalkii waa socdaa wali waxaan joognaa meeshayadii waxaana sugaynaa in naloo keeno cunto iyo biyo. Waxaa nala soo hadlay afhayeenka madaxwaynaha oo yiri dagaalka sii laba jibaara. Ninkii geesiga ahaa ee marxuum waa naga tegay, Alla muxuu rag madaxa ka tooogtay?
Marxuum: sxbayaal ii warama soo xor dalkii ma noqon oo ragii iskama aydin dhicin?
Dhaawac Qabe: Maya, waxaa la filayaa in heshiis lagaaro oo shacabku sidooda u wada noolaadaan. Waxaa keliyah oo is bedelay Hooyadaa ayaa tacabkeedii khasaaray oo wiilkeedii wayday, Xaaskaagiina asay ayaa loo saaray? Caruurtaadiina Iskuulkii waa ka Qaxeen. Adigu soo janadii ma gelin?
Marxuum: Hooyo! Xaas! Akhiro! Om Om - - -
Afhayeenka Dawlada: waxay dawladu soo dhawaynaysaa heshiiska laga gaaray dagaalkii, waxaana ugu baaqaynaa shacabka in kaalmeeyaan dadka ku waxyeeloobay dagaalka, walaalahooda soo barakacayna soo dhaweeyaan.
Dhakhtarkii: Dhaawac qabe waxaa lagaa rabaa Biilkii Dawada oo dhan $5000, waxaana bukaanka u sheegaynaa in dalka waxba lagaaga qaban Karin berina laga saaro cisbitaalka.
Hooyo: Dictoore lacagta waan soo ururinayaaye labo maalmood ii qabo. Ilaahow Nabadbaan kaa barinay ma Walaalkaybaa maanta Wiilkaygii dilay? Ma dagaalkii 1991kii aan odaygaygii ku waayey ayaa maanta walaalkay ku dhintay oo wiilkaygii ku lugo beelay.
Gabadha Madaxwaynaha: Aabe Yurub waan ku caajisay ee aniga iyo Hooyo waxaan rabnaa in aan dalxiis u tagno Canada ee la soco.
😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
@Sheekoyin
@Soomalibooks
@Dhirigaliye
@Dhacdooyinkadunida
@XaqiiqoOnline
4 179
Nin odey ah ayaa soo booqday hospitaal ku yaal magaalada Galkacyo,
kaddib dhakhtarkii ayuu u galay waxaa loo diray baaritaanadii laga rabay wuu iska soo qaaday baaritaanadii laga rabay deedna Wuxuu tagay meesha jawaabta lagu sugo
Isagoo dhax fadhiya dad badan ayaa baritaankii soo baxaday
gabadhii kalkaaliyada aheed iyadoo kor u qeylineyso ayaa tidhi war aaway odeygii babaabasiirka qabey ee halkan fadhiyey
Reer mudugu hadalka kama lexleexdaan odeygii ayaa u dacwooday dhakhtarkii oo ku yidhi
war gabadhan dadka igu dhax ceebeysay oo waxay sheegtay wixii la iga helay"Dhakhtarkii kulaha adeer maxaa ceeb ah wixii laga helay ayaa lagu sheegay
Galkacyo waa magaalo xadaarad leh
@Sheekoyin
@Soomalibooks
@Dhirigaliye
4 179
Ciid Wanagsan Dhamaan Dadkii aan ka beermow Nabad iyo Caafimaad ku Ciida meel Walba oo Aduunka ka jogtaan .Caruurta halaga farxiyo .. masakiinta xoolaha la qalaayo Wax halaga siiyo inshalah .🙏
4 179
Mareen oo yiraahdeen Walaahi baanan yeelin Oo billaahi baanan yeelin Oo tollaahi baanan yeelin Wiligeed lama maqal hirti baa gool ah.Ninamkaan shuruucda ciyaaraha waxa ay ka dhagaystaan sxbkood oo isagu baray kubadda wixii sharci kubadeed ahna siga ayey kaga dambeeyaan.
Sxbkood ayaa taleefan 3310 ah laga wacay sameecadda ayaa loo furay mid baa lahadlay oo ku yiri:
War hebelow ma i maqashaa?
Suuye haa ee kwrn cayartoydii reer magalka galabta ciyaar madhacday?
Suuyeh: war ciyaar wey dhacday balse nimankii eel bay layimaadeen?
Oo maxaa dhacay?
Ina adeerow mid baa intuu is gaabiyey oo hirti kuqaaday kubaddii sidii wankii buu gooshii galiyey waxaas magool baa?
Kiibaa ku yiri: waryaa imaqal nimanku labada sin inta kahooseysa hadday inkaga dhaliyeen kubadda waa gool Lkn wixii kasareeya hadday kudhaliyeen waxba kama jiraan ee nimanka iska celiya tooreeyihiinana qaata.
Ciyaartii halkaas ayey ku istaagtey iyadoo dhanna udhicin oo la kala joojo ma hirti baa gool ah? Iyo Waa gool.
JOIN OUR CHANNELS 👥✅
‐----‐-----------------------------
@warsidetvnews
@Dhirigaliye
@XaqiiqoOnline
@Soomalibooks
@Dhacdooyinkadunida
4 179
Ma hirti baa gool ah?
Koox ciyaareed kadhisneyd tuulo hoos timaada magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa hor jooge u ahaa wiil dhallin yaro ah oo baabuur dhayno ah ku shaqaysan jiray shuruucda ciyaaraha isagaa u meerin jiray cidkalena wax kama maqli jirin waagaasna majirin internet iyo TV.
Maalin dambe ayey balansadeen koox kadhisnayd magaalada Gaalkacyo.
Maalinkaa kii horjoogaha majoogin oo gaalkacyo ayuu rar uqaaday.
Ciyaartii ayaa bilaabatay mid kamid ah kuwii magaalada kayimid ayaa banoonigii intuu teesto ku xaday Gool dhaliyey
Markaas ayaa kooxdiisi oodhan dabaal dagtay oo funaanadihii siibatay iyagoo wirfinaya albiitarihiina firimbiga ku dhuftay kooxdii goolka laga dhalshay baa yaabey oo waxay isyiraahdeen raggaan reer magaalkaa maxay arkeen oo la bood boodayaan?
Waxay ka war Heleen iyadoo la leeyahay
Gool Gool Gool.
Cayartoydii goolka laga dhalshay iyo dhamaan dadkii daawanayey ayaa halmar albiitarihii kusoo yaacay oo ku yiraahdeen " hogaa oo ma hirti baa gool ah?"
Waxaa lagu yiri Waa gool.
Kitaab bay M
4 179
An Ka Faaideysano Maalintan Qeyrka Badan insha llh
@Dhirigaliye
@Sheekoyin
@XaqiiqoOnline
@Warsidetvnews
@Dhacdooyinkadunida
@TheSomaliTraders
4 179
Caawa iyo Sheeko Qosol leh 😝😝
Nin Tuug ah ayaa waxa uu u dhacay Gurri reer leeyahay. Ka dib waxa uu soo qaatay Telefishankii Reerka.
Markii uu Albaabka ka sii baxayey ayuu arkay Nin Jooga Daarada guriga
Ka dib Tuugii ayaa Cararay Si aan loo qaban isaga oo wata Tv-Gii.
Ninkii ayaa dabo Cararay Ninkii Tuuga ahaa in Cabaar ah Markii Ordayey Tuugii isaga oo Weli La Eryanayo.
Tuugii ayaa iska is Taagay isaga oo Garwaaqsaday in Caawa la Qabtay.
Ninkii ayaa Soo Gaadhay Tuugii inta uu Bahal Dhirbaaxo ah oo Xoogeeda La Yaabay kaga Dhuftay laba indhood. Waxaana Labadii Nin dhex maray Hadaladan.
Ninkii Tuuga ahaa ayaa yidhi Heee
Ninkii Wax Eryanayey ayaa ugu Jawaabay imisaanu ku Lahayn Ramuutkii (Remote) baa kaa Dhacay.😂😂 😝😝
Show Ninku Nin Waalan buu ahaa 😝😂
Join our Channels ✅
----------------------------
@warsidetvnews
@Dhacdooyinkadunida
@Dhirigaliye
@XaqiiqoOnline
@Soomalibooks
4 179
Sheekada Caawa ..... 😂Siddeetameeyadii waxaa jiray daawo ay ku qornayd ( maa'ul qariib). Soomaalidana ay utaqaano Nakhwo Ama Maal Qariib
Waxaa la siin jiray ilmaha ayadoo la leeyahay waxay u roontahay calool weynaadka.
Mar dambe waxaa la ogaaday in xoogaa Khamro ah ay ku jirtay. Ilmaha marka la siiyo way hurdi jireen, wayna qosli jireen .
illeen waa ilmo cabsane 😂😁 bal cunugan eeg 😂😂😂
U #Share garee ciyaal maaul qariibka Lasiin Jiray 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Sheekoyin
@Dhirigaliye
@XaqiiqoOnline
@Warsidetvnews
@Dhacdooyinkadunida
4 179
Ku Biir Somali Telegram Channels nd Groups
#Channels:-
>@DhacdooyinkaDunida
>@SubLike4SubLike
>@dhirigaliye
>@WarsideTvNews
>@WasaaradaWaxbarashadaDalka
>@Sheekoyin
>@XaqiiqoOnline
>@Soomalibooks
#Groups:-
>@allform4community
>@SomaliComunity
>@TheSomaliTraders
Welcome to The Telegram.....
Please share....!
4 179
Naag reer Mudug ah ayaa ninkeeda oo aan caqli badneyn la hadleysay markaasey ku tiri Wallee Hebeloow adiga doqonimadaada Lax baad tahay.... Markaasuu ku yiri naa anigu Lax maahiye Wallaahi Libaax baan ahay.... Markaasey tiri Muhiimaddu waa inaad Xaywaan tahay ee ma isla garanay.
😂😂😂😂😂😂😂😂
@Sheekoyin
@Dhirigaliye
@Dhacdooyinkadunida
Fadlan #Share
4 179
Wiil ciyaal xaafadeed ah ayaa gabar uu jeclaa waxay ku wareerisay inuu maqaayad Pizza House casho kasoo siiyo.
Maalintii dambe ayuu kaxeeyey Cashada kadib telefonki ayuu ka xaday wuuna ka dhuuntay.
Gabadhiina qasaaro weyn ayaa qabsatay Lacagta cashada iyo teleefonkeedii.
Gabadhii waxaa ku dhacday maahmaahdii Soomaaliyeed ee ahayd "waxaad cunto intaad raadineyso wax ku cuno ayaad arkeysaa."
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Sheekoyin
4 179
Adigo Xaas qaba in Aad Naag kale shukaansato Taas Macnaheeda Maahan in Aadan Xaaskaga jecleyn
Lkn waa sida adigoo gaari Leh oo TAXI kireystay Si Lugaha baabuurkaada Aad u dhaqaaleeysato.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Sheekoyin
