en
Feedback
EctoBooks Team ⚙️

EctoBooks Team ⚙️

Open in Telegram

👉 Halkaan waxaa kugu diyaar ah Courses Waxtar leh iyo Skills lahubo Website aad xirfadaha online-ka ka baran karto markasta iyo meelkasta . Training, Development , Mentoring Selling digital assets.📦 Support Team la xiriir: @Hindise70

Show more
4 179
Subscribers
+224 hours
-57 days
-230 days
Posts Archive
📚"BAADIGOOBKA GUUSHA.ᴘᴅғ" Asago Free ah Halkan Ka Dagso 👇 Sahankaxogaha.com/free-books
📚"BAADIGOOBKA GUUSHA.ᴘᴅғ" Asago Free ah Halkan Ka Dagso 👇 Sahankaxogaha.com/free-books

📚📕-BILAN"😘 📝-Kala doorashada sax iyo qalad waxaa mar walba u dhaxeeya quruurux ilu-qabato ah, oo aanan garasho mooyee ara
📚📕-BILAN"😘 📝-Kala doorashada sax iyo qalad waxaa mar walba u dhaxeeya quruurux ilu-qabato ah, oo aanan garasho mooyee aragga lagu dhererin karin. Waa sida adigoo suuqa tagay, oo soo iibsaday barafuun iyo shaambo Taariikhda isticmaalkoodu yahay mid dhacay labadaba, waana xaalado kala duwan oo barafuunka aad dharkaada ku buufiso haddii laga waayo wax udgoon ah waxaa kaaga qasaari kara lacag, balse marka arrinku ku saabsanyahay shaambada, qasaaraha waxaa qeyb ka noqon kara timahaaga. =============== W/Q: C/risaaq xassan jidhi AQWAAN =============== Size:  0.5MB Pages: 46bog Format: PDF. ============ 📥 Download Free/Pdf:👇📥 Sahankaxogaha.com/free-books

📚Jiraalkay 2 Waakan Buugii Ka faaideysi Wacan Saaxibayaal F.G⚠️ Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.🚫 ⭕️⭕️⭕️ @soomalibooks @Ectobooks Our Website : 👇 Sahankaxogaha.com/free-books

📚Buuga: Jiraalkay 2😘 📝-Jiraalkayga buug ka mid ah Buugaagta loogu raadiska Badan yahay somalida wakhti Xaadirkan Halkan ka
📚Buuga: Jiraalkay 2😘 📝-Jiraalkayga buug ka mid ah Buugaagta loogu raadiska Badan yahay somalida wakhti Xaadirkan Halkan kala socda ilaa qaybtiisa sedexaad dhawaan. Akhris Wacan =============== *Password= No ============ Turjumaha: Khaalid Ciise X. Nuur Qore: Dr. Waliid Axmed Fatiixi Size:  35.2MB Pages: 304 Bog Format: PDF. ============ 📥 Download Free/Pdf:👇📥 Sahankaxogaha.com/free-books

📚Amakaag Nololeed Pdf.😘 ============ 📝-Haddii aad leedahay hadaf iyo himilo nololeed niyad jabku waxa uu ku soo wajihi doo
📚Amakaag Nololeed Pdf.😘 ============ 📝-Haddii aad leedahay hadaf iyo himilo nololeed niyad jabku waxa uu ku soo wajihi doonaa, in kabadan inta uu dadka kale soo wajaho...sababta Ma Taqaanaa..aan iska keen dhex baxo idinka iyo Buuga.. ============ Size:  0.5MB. Pages: 99. Format: PDF. ============ 📥 Download Free/Pdf:👇📥 ──────⊱◈◈◈⊰──── Halkan Ka Dagso :- 👇 Sahankaxogaha.com/free-books/ ──────⊱◈◈◈⊰────

📚"Muu akhriyo waalidkay ". Password :Almazbooks @Soomalibooks Sahankaxogaha.com

"Muu akhriyo waalidkay ". W/Q: Philippa perry W/T:maxamed cabdi cali .. @Soomalibooks Dhowaan Pdf-kiisa: ⬇️
"Muu akhriyo waalidkay ". W/Q: Philippa  perry W/T:maxamed cabdi cali .. @Soomalibooks Dhowaan Pdf-kiisa: ⬇️

📚 Buugga : Geesiyaal Taariikhda Galay pdf ❤ love

📚 Buugga : Geesiyaal Taariikhda Galay 🖊 Qoraagga : Muxammad Bin Farax 🖨 Daabacaadda: Koowaad 🕕 Sannadka : 2023 ❤ love
📚 Buugga : Geesiyaal Taariikhda Galay 🖊 Qoraagga : Muxammad Bin Farax 🖨 Daabacaadda: Koowaad 🕕 Sannadka : 2023 ❤ love

📚DIKSHANEERIGA-CUSUB #luuqada #luuqad @Ectobooks @Soomalibooks

📚DIKSHANEERIGA-CUSUB EE ARDAYDA. ============ 📝-Tusaale Buug Loogu Talagalay Somalida Doonayso luuqada si fudud oo dhawaaq
📚DIKSHANEERIGA-CUSUB EE ARDAYDA. ============ 📝-Tusaale Buug Loogu Talagalay Somalida Doonayso luuqada si fudud oo dhawaaq iyo qorisba ah inay ku bartaan luuqada Ingriisiga, eeg Tusaalehan aboriginal 🅰️(aabarijinal) n.,adj. Dadkii ama waxayaabihii kale oo meel loogu yimid iyaga oo sii deggan ama sii jooga. abortion (ahooshan) n. 1. Dhicis. 2. Ilmo laga soo ridey: she had an abortion abortive (aboortif)adj. .. ============ Size: 20MB. Pages: 300. Format: PDF. ============ ──────⊱◈◈◈⊰──────@soomalibooks #Luuqad ──────⊱◈◈◈⊰────── 📥 Download Free/Pdf:👇📥

📕  Xishoodka Hablaha iyo Xanuunka Jaceylka ──────⊱◈◈◈⊰────── 🔐Join us ➠: @Soomalibooks 🔐Join us ➠: @Ectobooks 🔐Join us ➠: @dhirigaliye ──────⊱◈◈◈⊰────── Web : https://sahankaxogaha.com/free-books/

Details: @Soomalibooks 📕 Buuga: Xishoodka hablaha iyo xuunka jacaylka ✏️ Qoraaga: cabdiraxman Maxamed guun ⚙️ Size : 1.2 MB.
Details: @Soomalibooks 📕 Buuga: Xishoodka hablaha iyo xuunka jacaylka ✏️ Qoraaga: cabdiraxman Maxamed guun ⚙️ Size : 1.2 MB. 📌 Format: PDF. 📖 Pages : 253 ============ 📥 Hoos Ka dagso¬

📕  Tusmada Xikmadaha pdf ──────⊱◈◈◈⊰────── 🔐Join us ➠: @Soomalibooks 🔐Join us ➠: @Ectobooks 🔐Join us ➠: @dhirigaliye ──────⊱◈◈◈⊰────── Web : https://sahankaxogaha.com/free-books/

📚 Tusmada Xikmadaha . Pdf @Soomalibooks @Ectobooks
📚 Tusmada Xikmadaha . Pdf @Soomalibooks @Ectobooks

📚 'ZARA YACOB: FILASUUFKII MAANKA FURNAA ...Pdf.." ╭─╮❗️ │░┊Authors: │░┊Cali M.Diini │░┊Language: #Somali │░┊Genre: #qoraal │░┊Place: @Ectobooks │░┊level: Qof kasta ➖➖➖➖➖ 🔺 @Soomalibooks

📚 'ZARA YACOB: FILASUUFKII MAANKA FURNAA ...Pdf.." ╭─╮❗️ │░┊Authors: │░┊Cali M.Diini │░┊Language: #Somali │░┊Genre: #qoraal
📚 'ZARA YACOB: FILASUUFKII MAANKA FURNAA ...Pdf.." ╭─╮❗️ │░┊Authors: │░┊Cali M.Diini │░┊Language: #Somali │░┊Genre: #qoraal │░┊Place: @Ectobooks │░┊level: Qof kasta ╰─╯❗️ 📥👇Free Pdf 👇📥 ➖➖➖➖➖ 🔺 @Soomalibooks

Book of September 📚 @Ectobooks

ANDULUS: Waxa ay leedahay Dr Seygred Hunkeh (Dr. Sigrid Hunke): "2dii-January, 1492-kii ayaa uu Cardinal Debyder ka taagay sa
ANDULUS: Waxa ay leedahay Dr Seygred Hunkeh (Dr. Sigrid Hunke): "2dii-January, 1492-kii ayaa uu Cardinal Debyder ka taagay saliibka qalcaddii casayd ee ay lahaayeen Kiristaankii xukumi jirey Andalus, taas oo ka dhigneyd dhammaadkii xukunka Muslimiinta ee deegaannadaas. Dhammaadkii xukunkaas waxa ku luntay xaddaaraddii weyneyd ee awoodeeda ee ku fidday Yurub qarniyadii dhexe. Kirishtaanku waxa ay waxyar sii ilaaliyeen heshiiskii ay Muslimiinta la galeen, balse markiiba way jabiyeen oo waxa ay bilaabeen in ay ka aargoostaan Muslimiinta. Waxa denbi laga dhigay islaanimadii oo waxa lagu khasbay in ay kirishtamoobaan, sidoo kalena waxa denbi laga dhigay luqaddii carabiga, magacyo-carbeedkii iyo dharcarbeedkiiba, qofkii arrinkaas diidana waxa la gubijirey isaga oo nool ka dib marka noocyo kala daran oo cadaab ah la marsiiyo!" Web: https://sahankaxogaha.com/free-books/

Ardayga aqoon doonka ahi waa lamahuraan in uu si gaar ah u daneeyo soo koobkoobista iyo duluc u samaynta dhiganayaasha uu aqo
Ardayga aqoon doonka ahi waa lamahuraan in uu si gaar ah u daneeyo soo koobkoobista iyo duluc u samaynta dhiganayaasha uu aqoonta ka dheehanayo. Waxa aan xusayaa xeerar urursan oo daarran arrinka soo koobkoobidda. 1- Dhigane kastaba lama duluceeyo oo khulaaso loo ma sameeyo ee waxa la soo ururiyaa dhiganayaasha udubdhexaadka ah iyo qaar ka mid ah dhiganayaasha dhismaha ee mudnaanta leh. 2- Habka aad dhiganaha u soo ururinaysaa waxa uu ka bilaabmayaa in aad ku salayso ururintaada hadba hannaanka uu dhiganahaasi u dhigan yahay iyo sida ay qormooyinkiisa, ciwaannadiisa iyo cutubyadiisu u kala qaabaysan yihiin, ka dib hannaankaas adiga oo u dhigaya ayaa loo sameeyaa buug u gaar ah oo aad isla sidaas u qaabasay, @Ectobooks