en
Feedback
FastUp Trading

FastUp Trading

Open in Telegram

Next stop 🛑 The Top 🔑📚📖

Show more
The country is not specifiedThe category is not specified
1 218
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive

photo content

Waxan guda galnay maalintii udambeysay ee qabashada ardayda bishaan laxiriir @FUTSupport

Aqoonta marnaba kama dhigna mid istageyso ujeedkeynuna waa in aan idiin soo gudbinaa waxyaabo kasta oo aan suuqaan ku aragno
Aqoonta marnaba kama dhigna mid istageyso ujeedkeynuna waa in aan idiin soo gudbinaa waxyaabo kasta oo aan suuqaan ku aragno oo shaqeynaayo si qaas ah waxaan bilahaan soo socda xooga saari doonaa inaan aradaydeena fahamsiino Daily price Actions-ka oo run ahaantii kujiro waxyaabo cajiib ah oo suuqa dhinac uridi karo

Wali wuu socdaa isdiiwan galinta bishan waadna ka faa iideysan kartaa casharadana waxay bilaabmayaan arbacada insha allah La xiriir @FUTSupport

FG. Level kasta ku base gareey analysiskaaga

Example
Example

photo content

Insha allaah waxyaabo fara badan oo idin anfaco waan idiin soo gali doonaa waana kufaraxsanahay sida qiimaha badan ee aad ino
Insha allaah waxyaabo fara badan oo idin anfaco waan idiin soo gali doonaa waana kufaraxsanahay sida qiimaha badan ee aad inoo aaminsantihiin mahadsanidiin

Account walbo oo aad heesato hadaad 20R/Month ka faaiido waa wax weyn Tusaale $100k FTMO Funded hada heesato waxaad faa iidey
Account walbo oo aad heesato hadaad 20R/Month ka faaiido waa wax weyn Tusaale $100k FTMO Funded hada heesato waxaad faa iideysaa $20K bishaas Waxaadna profit Split heleysaa 80% oo kamid ah lacagta aad faa iidada sameysay waxayna udhigantaa adoo helay $16k 🤑

Yaan lagaa buuxin isdiiwangalinta way socotaa lana xariir @FUTSupport Kafaa iideysi wacan
Yaan lagaa buuxin isdiiwangalinta way socotaa lana xariir @FUTSupport Kafaa iideysi wacan

Waxaa inoo furmatay qabashada ardayda cusub ee bisha soo socoto Laxariir @FUTSupport Qabashada Ardayda way xadidantahay

Waan idin salaamnay dhamaan asxaabta qiimaha iyo qadarinta mudan Waxaa inoo furmi doono qabashada ardayda cusub ee bisha October Isdiiwaangalinta waxay furmaysaa 25-ka bishan hada socoto Course-da waxaan kusoo koobi doonaa kaliya 2 bilood si qof waliba sida ugu dhaqsiyaha badan aan farta uga saarno cilmiga Contact us @FUTSupport

done

New month iyo Education meel Waliba ka Dhameystiran Taaso 2 month lagu Gabgabeynaayo Sido kale Qabashada Halkaas ayey ku Egtahay Waa ino Next month wixi wax Barasho ah Sido kale waxaan Horay usi wadi Doona ina idin soo Bandhigno Qaabka ugu Fudud Ee suuqan Loga ogaado Time Waliba

HTF = Higher Time Frame

⚠️ DIGNIIN Kaliya intaani waa Entry Fractals Waxayna ku imaadeen process kaso bilaabanaayo HTF Sidaas daraadeed concept kaqaata kuna soo baara sababtaas Badalkeeda hasamenina inaad intaan oo kaliya trade ku raadiso lacagna isaga qasaariso Ogo Entry fractals-ka wuu usameyaa labada dhinacba khalad iyo sax balse midkii saxdaa waxay ku xirantahay sidaad ula deal gareyso technical analysiskaaga . Waxan rajeynaynaa inaad faraxsantihiin waxbadana aad fahamtee nasiib wacan

photo content

Very easy week iyada oonana lagaarin NFP #FOCUSONEPAIR #FUT
Very easy week iyada oonana lagaarin NFP #FOCUSONEPAIR #FUT

EURUSD Same setup isla sidii shalay iyo daraad ookale