FastUp Trading
Open in Telegram
Next stop 🛑 The Top 🔑📚📖
Show moreThe country is not specifiedThe category is not specified
1 218
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
1 218
Waxaa inoo furmatay qabashada ardayda cusub ee bisha soo socoto
Qiimaha waa $155
2 bilood kaliya ayu socon dona
Laxariir @FUTSupport
Qabashada Ardayda way xadidantahay
1 218
Asbuuc cusub oo trading ah oo wanaagsan ayaaan qof walba urajeyneenaa in uu qaato insha allaah
Stay disciplined
1 218
Waa sababta aad ugu qasbantahay every single week/day inaad barato wax kasta oo aad suuqaan ku aragto
Aragti yeelo markii aad ubaahantahay in aad dadka ka duwanaato.
EURUSD WEEKLY TIME FRAME
Maxaa sababay in ay suuqaani isku naqshada sameeyaan labo labo week kasta (taasi ayaa ubaahan inaa kufikirto)
1 218
Waan idin salaamnay dhamaan asxaabta qiimaha iyo qadarinta mudan
Waxaa inoo furmi doono qabashada ardayda cusub ee bisha september
Isdiiwaangalinta waxay furmaysaa 25-ka bishan hada socoto
Qiimaha course-da sida caadiga ah markaan qiimeynay bahida ardayda waxan ka dhignay $155
Course-da waxaan kusoo koobi doonaa kaliya 2 bilood si qof waliba sida ugu dhaqsiyaha badan aan farta uga saarno cilmiga
Contact us @FUTSupport
1 218
Potential daily target done
Possible New York reversal but we done.
Ma ahan waxani wax rondom ah iyo wax ku nasiiBsa ah
Waa fahan aad kaheysato marketka dhinac walba taasi oo ku imaada hardwork + patience + practice + discipline
3 pips stop
30 pip TP
+10RRR In a single trade & day
1 218
EURUSD Case Study
Trading with in Previous daily range
Price action-ka marnaba kuma qiyaamo unless adiga aad naftaada qiyaantid.
Waxani waxay dhacaan everyday everytime
1 218
Waa idin salaamnay dhamaan asxaabta halkaan ku xiran 🙏
Mudooyinkii udambeeyay waxaan aheen kuwo aad u mashquulsan alxamdulillaah hada wax waliba waa ay inoo hagaageen.
Haduu ilaahay idmo shaqadii aan uhaynay walaalaha soomaliyeed ee aheed in suuqaan aan usoo gudbino ayaan waxaan ku fikirnay in aan sii wadno maadaama ay wali jiraan baahiyo fara badan oo ay uqabaan asxaabta daneysa suuqaan
Iyado aan sii ognahay in aysan xirfadaha dhamaanin oo maalin walba aad wax cusub baraneysid.
Waxaan aad ugu mahad celineynaa dhalinyaradii nagu sii dhiiri galisay in aan sii wadno u adeegista iyo caawinta bulshada somaliyeed
Insha allaah waxaan ahaan doonaa kuwo garabkiina kusii jiri doono waxaana idiin diyaarin doonaa barnaamijyo aad kufaraxdaan oo waayihiina trading-ka idin anfaco
MAHADSANIDIIN
1 218
USD High impact news waa bari insha allaah waxaan rajeyneenaa in uu inoo noqdo mid wanaagsan
1 218
Waxaan soo Dhamaan Rabo waqtiga Ay Ku Ekeed Qabashada mentorship-ka
Waxaana ka dhiman Maanta oo kaliya
Ka faaideysi wacan insha allah
Contact us @FUTSupport
1 218
Waa Mid kamida ardaydeena oo inoo soo diray exercise aan udirnay oo kusaabsan Daily entries
waana hal step o ah plans-ka aan u isticmaalno daily trades every 24Hrs
waxaan rajeynayaaa in aad kafaa iideysataan
sidoo kale waxaan kufaraxsanahay in aan waxaan iyo wax kasii badanba aan usoo bandhignay ardaydeena una soo badhigi doono
