en
Feedback
FastUp Trading

FastUp Trading

Open in Telegram

Next stop 🛑 The Top 🔑📚📖

Show more
The country is not specifiedThe category is not specified
1 218
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
Wali wuu socdaa isdiiwan galinta bishan waadna ka faa iideysan kartaa casharadana waxay Furmayaan week Soo socdo insha allah La xiriir @FUTSupport

EURUSD Kahor Fahan Liquidity-ga inta aadan go'aanka qaadan
EURUSD Kahor Fahan Liquidity-ga inta aadan go'aanka qaadan

Video-gaan kooban waxaan uga hadlena sidii aad Risk-ga Iyo profit-ka U Manage gareyn Laheed oo Ay Asxaabta Halkan Ku Jirto Aad Inoo soo Weydiiyeen Qof Kastana Uu Wax Kafaa iidi Doono Insha allaah

Fahan Price Actionka waxa uu marwaliba kusoo cel celiyo
Fahan Price Actionka waxa uu marwaliba kusoo cel celiyo

La xiriir @FUTSupport
La xiriir @FUTSupport

photo content

photo content

Waxaan idinka rajeynaa inaa tihiin kuwo wax kabarta dibna u practice gareya. Waxaan aan idinla wadaageyno ma dhacayso arkimana doontiin cid idinla wadaagto i hope inaa ifahanteen oo aad kafa iideysan dontan Intaas kaliya ayaa dhisi karta dhaman hamiyadaada #HappyWeekEnd

Asc. Waxaa inoo furmatay isdiiwaan galinta ardayda bisha soo socoto ee November. Waxaan kusoo darnay program cusub oo aan dar
Asc. Waxaa inoo furmatay isdiiwaan galinta ardayda bisha soo socoto ee November. Waxaan kusoo darnay program cusub oo aan dareemnay in baahi loo qabo taasi oo ah inaan asxaabta wax baratay ee suuqa ku trade gareyso aan usameno waxa kor ku xusan sida: . Weekly analyse oo labo malin ah . Weekly recap oo ah asbuucii lasoo dhaafay tradeyada aan shaqsi ahan uqaadanay iyo sababta an ku qadanay inan so bandgigno taasi oo wax badan laga baran karo . Trade Idea inaan soo dirno waliba meesha uu suuqa usocdo iyo POI aad ubaahantahay inaad eegato . Iyo inaan marwaliba waxii Update ah cashiro ahaan idiin siino. FG: Qeebtaas waxaa kaliya kaqeeb qaadan karo ardayda FastUp dhigato iyo kuwa soo marayba hadhameeyaan ama hada habilaabaan. Markasta waxan utaaganahay sidii aan wax tayo leh idinkugu so gudbin laheen. Kafaa iideysi wacan. Laxariir @FUTSupport

photo content

photo content

M15 + Entry
M15 + Entry

H1
H1

H4
H4

D1
D1

Arday kudayasho mudan suuqaanaa wax badan ka keeni doono insha allaah

USD Bank Holiday 😠
USD Bank Holiday 😠

photo content

Qofkasta uu soo gaaro picture-kaan waan salaamaynaa waxana kufaraxsanahay in uu wax uun ka barto uuna fahmo haben wanagsan
Qofkasta uu soo gaaro picture-kaan waan salaamaynaa waxana kufaraxsanahay in uu wax uun ka barto uuna fahmo haben wanagsan

photo content