FastUp Trading
Open in Telegram
Next stop 🛑 The Top 🔑📚📖
Show moreThe country is not specifiedThe category is not specified
1 218
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
1 218
Maalin wanaagsan codeentii aan sameynay ee 24tii saac udambeysay waxaan aragnay in loo batay dhanka telegramka
Balse waxan dareemnay in ay jiraan dad badan oo dhanka youtubeka ubadan
Madama fastup aysan horay ulahen wax youtube ah waxan go ansanay in aan youtube furno
Cashirka ugu horeeyo ee maantay waxan soo galin doonaa halkaas
Subscribe sii dheh link-ga hoose ku dhufo
https://www.youtube.com/channel/UCz1Bb_Wzid4ErkmqKPCSJrg
1 218
Telegram-ka hadii aad culays ku aragtaana noo soo sheega si aan youtube idiinkugu badalno si aad uheshaan xogo aad ufara badan.
1 218
Asxaabey shalay waxan idiin so diyaarinay labo cashir sidaas darteed maantay isku daygeena wuxuu ahaay 2 kale balse xoogaa culees waxa iska jiro nasiino la.aan ah marka maantay waan nasaneynaa insha allaah barito ayan idiin soo galin doonaa casharo cusub
1 218
2000 oo saacadod = 3 bilood.
Qiyaas sadex bilood oo aadan ilbiriqsi ama second kamid ah chartiga kaheesanen🙏
1 218
in aad ku wareerteen ayaan rajeynaa tradekaan markii uu TP ku dhacay isla markiiba waa uu laabtay wicks ayuu sameey
1 218
Cashirka soo socdo inta oo idinka soo gaaraayo GOLD tradekaan bal isku dayay in aad sii fahamtaan
