FastUp Trading
Open in Telegram
Next stop π The Top πππ
Show moreThe country is not specifiedThe category is not specified
1 218
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
1 218
GJ π¬π§ ku Trade Gare Maskax Fiyow Sido kale ku Trade Garee 1 system Alhamdulilah
1 218
Ciid wanaagsan dhamaan asxaabta aan halkaan ku midownay
Waxaan jecleysanay in aan bishan fadligeeda uga faa iideysano in aan wax idinka siino cilmiga aan heesano waliba si bilaash ah.
Insha allaah cashirada ayaga oo duuban baan idiin soo dhigi doonaa si aad wax badan uga fahamtaan habkaan aan hada ku trade gareyno ee price actionka ah waxayna noqon doonaan casharo isku xigxiga oo uu qof waliba kafaa iideysan karo β€π
1 218
Is Diwaan Galinta kaliya waxa ka dhiman 5 days
Qaado Live Trade cabsi la,aan ah
ππΌContact us @FUTSupport
1 218
Shalay Price-ka wuxu iska aha Mid Holiday Alhamdullilah Maanta Dhaqaaq Waliba waxa Ehen kuwa saran π΅π΅π°π°π΅
Live London wuxu aha mid Cajiib ah maanta πΊπ»
1 218
Maalin Wanagsan Asxbta aadka u Xiseyneyso live Tradeka aan Bixino 5 Maalin Ee suqa uu Furan yahay
Kaliya waxaa ka dhiman 8 Maalin Wali Qof waliba Fursad Waa u Furan tahay
Hel Nidaam Kooban aad ku Trade Gareyso
1 218
Maalin wanagsan Dhamaan Traderska Nagu xeran waxaan Mar kale Dib u Furnay program-ki Fastup Trading Ay Bixineysay
Ee kala Aha βββββ
*-wax Barasho Videos (Duuban iyo Mid Daily Waliba ku shegno live Trade-ka inta uu socdo )
*- BackTesting 5 Maalin ayado lagugu sameynaayo live Tradeka inta uu socdo
*-Sido kale Live Trade Oo 2 sessions Ee kala ah London iyo New York
Kaliya ma dhahno Teamka Tradeka Halkan Buy ama selll Ee Waxaa u sharaxna Sabab Waliba aan ku Buy/sell Gareyneeyno
Weekly ila 15mnt wax uu markas Price-ka Noo shegaayo Qof waliba analysis-kisa uso diro sj aan ugu saxno inta usan Orderka Furan π΅
Noqo mid ka Faa,ideysta Insha allah
β’Waqtiga Qabashada Waa mid ku Eg 10-July-2022
ππΌContact us @FUTSupport
