FastUp Trading
Open in Telegram
Next stop 🛑 The Top 🔑📚📖
Show moreThe country is not specifiedThe category is not specified
1 218
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
1 218
Waxuu ahaay asbuuc aad u qurux badan inkastoo marketka 2 maalin caajis ah ay kajirtay waxaan ilaahay uga mahad celineynaa in asbuuceeynii uu guul inoogu soo dhamaaday sidoo kalena kan soo socdana sidan iyo si kawanaagsan aan ilahay ka rajeyneeno
#FUTSERIOUSTRADERS

Videogan waxaan ugu Hadleynaa cashar yar Oo Kooban O Ku saabsan AMD With Multiple Time Frame
Dad Badaan oo si Qalan u istcmalo AMD aya Jiro wax waxaan Rajeyna in wax Un iska Saacido Videogan
insha allah
1 218
Video-gaan wuxuu quseeyaa dadka dadka kale kawaalo misana dhaho suuqa meeshaas ayaan udirnay wuuna aadayaa balse uu meeshaan jiro Rules lamaro si kastoo usaxanyahay meesha aad urabto
kafaa'iideysi wacan
1 218
Isxasuusin.
Qabashada ardayda cusub waxay ku egtahay maalinimada arbacada ah.
Kafaa iideysi wacan mahadsanidiin
Laxiriir @FUTSupport