FastUp Trading
Open in Telegram
Next stop π The Top πππ
Show moreThe country is not specifiedThe category is not specified
1 218
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
1 218
Waxaa socdo isdiiwan galintii waxayna ku egtahay 3-da jan 2022 kafaa iideysi wacan
1 218
Waxaan ku jirnaa saacadihii ugu dambeeyay ee sanadka #2021
Waxaan qof waliba urajeyneenaa in uu 2021 u ahaay sanad ay wax iska badaleen noloshiisa
Waxaa bilaabanayo sanad cusub hadaba waxaa lagaaga baahanyahay oo aan idinku biirineynaa in aad ku fakirto maxaa kuu soo qabsoomay sandka 2021?
Maxaa kuu qabsoomi doono sandka 2022 oo kuu qorsheysan
Waqtigu wuu ordayaa hasa ahaatee adigu xaadir baa tahay!
2021 hadii aad wax uun qabsatay ogoow in ay ka muhiimsantahay waxa ku horyaalo inaa qabato 2022
Qof waliba waxaan ku dhiiri galinaynaa in uu waxbadan iska badalo oo aad isku ekeysiisid shaqsi kale oo samaynaayo wax kaduwan waxii aad horay usamen jirtay kana si wanaagsan
Marnaba haka cabsan hana kalaba laben in aad go'aan ka qaadato nafsadaada
Kuna dadaal wax waliba oo wanaag ah inaad marwaliba sameyso,
Qof waliba oo halkaan kujiro waxaan urajeyneenaa sanad iftiin ah in uu unoqdo #2022 insha allaah
Jimco wanagsan macsalaama 2021
1 218
Waan idin salaamnay dhamaan asxaabta qiimaha iyo qadarinta mudan
Waxaa inoo furmi doono qabashada ardayda cusub ee bisha January
Isdiiwaangalinta Waa mid Furan Laga Bilaabo 28 December 2021
Course-da waxaan kusoo koobi doonaa kaliya 2 bilood si qof waliba sida ugu dhaqsiyaha badan aan farta uga saarno cilmiga
Sido Waxaan Qorsheeyneyna inaa Dib u Furno Qeybta Signalka aan Horay u Bilownay marka la Gaaro 15 January2022 insha allah
Contact us @FUTSupport
1 218
Mar Waliba Dadka Bar wax Anfaca π Kuma soo Koobi Karno mid waliba oo kamid ah Ardaydeena Heerke Gaarsiisan tahay Farxadooda Lkn 1 ama 2 mar Waliba waa idinla wadaageyna βπΎβπΎβπΎ sida u Noqotaan kuwa Naftooda aamina sido kale Aamina waxa Ay a Yaqanaan Haday tahay Aqoon Meel waliba ka dhameystiran
1 218
Sidee Ku Development gareyn kartaa trading system
waxaan videogaan uga hadleenaa habka ugu wanaagsan ee aad ku dhisi laheed system ama strategy oo aad ku trade gareyso fadlsn si fiican ufiirso una fahan waxaan rajeynayaain uu ku anfici doono
1 218
Xasuusin asxaabta habeen dambe Email wan idiin soo dirnay fadlan hala check gareeyo
1 218
Session 1 done alxamdulillaah
Sidoo kale cawadana asxaab kale ayaan email usoo diraynaa insha allaah si fiican ula socda plz insha allaahπ
1 218
Waan idin salaamnay asxaabta
Teamka aan usoo dirnay emailka kusaabsan interview-ga ah isha haku hayaan habeen dambe ayay session leeyihiin mahadsanidiin
Inta kale dulqaad qof walba oo maalinkaas inoo soo diray email waa uu kaqeyb galayaa
1 218
1:1 Interview Ka Qeeyb Ahaanshahisa wuxu ku Egyahay 9.00pm Somalia πΈπ΄ Time insha allah inta soo Dirtay kaliya aya Qaabili Doona
Inta uu Waqtiga ka dhaco Mar kale ayey ka Qayb Gali Doonan insha allah
Mahadsanidiin
1 218
Fadlan asxaabta ku dhiban in ay wax email ah inoo soo diraan su fcn ha isaga saxaan Emailka sida aragtan already asxaab ayaa inala wadaagtay
1 218
Qof kasta oo xiiseeynaayo ha inoogu soo diro Email futforextrading@gmail.com
Adiga oo raacinayo magacaga iyo meesha aad joogtid
1 218
Waxaan aragnay asxaab farabadan oo idinka mid ah oo kaniyad jabsan suuqaan ayay inta badan naweydiiyeen caqabadaha ay ku guuleysan karaan meel fiicana ay wax uga bilaabi karaan
Sidaas darteed waxaan go'aansanay in aan barnaamijkaas balaarino oo aan ka dhigno mid 1-1 session ah oo FREE ah oo an latalin iyo niyad dhis ugu sameyneeno asxaabta forex traders-ka ee nagu xiran qof kasta oo ubaahana uu kasoo qeeb gali karo
1 218
Maxaadan Ogeen Oo Fastup Community ka dhax Socdo
π©π½βπ»π§π½βπ»π§π½βπ»π§π½βπ»
1 218
Wali wuu socdaa isdiiwan galinta bishan waadna ka faa iideysan kartaa adigo la xariirayo
Qeybta @FUTSupport
1 218
Waxaa bilaawday qabashada ardayda bisha December
Si aad uga faa iideysato course dhinac walba ka dhameystiran la xiriir @FUTSupport
