en
Feedback
FastUp Trading

FastUp Trading

Open in Telegram

Next stop 🛑 The Top 🔑📚📖

Show more
The country is not specifiedThe category is not specified
1 218
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
Subax wanaagsan Insha allaah waxaan allah ka raheyneenaa in maalinteena uu inoo qurxiyo Diyaar ayaan unahay maalinteena loss
Subax wanaagsan Insha allaah waxaan allah ka raheyneenaa in maalinteena uu inoo qurxiyo Diyaar ayaan unahay maalinteena loss iyo profit-ba waxuu eebe ina siiyo insha allaah Last week waxay aheed amazing midkaana waxàan karajeyneena sido kale insha allaah

photo content

2 Type$----------------------------

Qabashada Signalka wali Waa mid socoto dhamaan Qof waliba oo Xiiseynaayo wuu ka Faa,ideysan kara Sido kale waxa uu Bilabana Malinka isniinta oo Bari ah insha allah 🏦 La Xariir Qeybta support Https://t.me/FUTSupport

Jimco wanagsan Traders Sida la socotan Sanadkan 2022 Fastup Trading waxa ay Hirgalisay Qeyb la dhaho FUT VIP Signal kaaso aan ugu Tala Galnay dhamaan Traders-ka Nagu xeran iney Suuqan ka sameyaan profit Sidaas darteed Waxaa mar kale Dib u Furnay Qabashada Qeybta FUT VIP Signal Haday Bisha Hore kaa Buuxsantay ama Waqtiga uu kugu dhacay hada Waa ka faa,ideysan karta La Xariir Qeybta support Https://t.me/FUTSupport

Sirta Shaqada Noloshu ma'aha in aad samayso waxa aad jeceshahay, balse waa in aad jeceshahay waxa aad qabaneyso. Qeybta VIP Signals

https://instagram.com/stories/fastuptrading/2755371858510904197?utm_source=ig_story_item_share&utm_medium=copy_link Qeybta IG Aya soo Galina signal Waliba aan Qaadanay Hana ilaawin ina Follow dhahdo

Qeybta VIP signals ❤️💵💴💰
+7
Qeybta VIP signals ❤️💵💴💰

Trading Journal sida loo saeeysto

Isxasuusin. Qabashada Signalka waxay ku egtahay Caawa insha allah Hadi Maalinka isiinta ah Ay Bilaabato Waxaa Toos u Bilaabi Doona Barnaamijki aha Buy and Sell Inta Nasiibka u Yelan waxaan leyahay Waa inow Bisha Danbe insha allah Haben wngsn 🏦🏦🏦🏦🏦🏦

Si aad isku diiwaan galiso laxiriir @FUTSupport

Video-gaan si fiican ufiirso oo dhameyso

Waxan guda galnay 2022 iyo kalsooni fara badan Waxaad arki doontaa FastUp waji cusub wadata Ha dhihin waad mudantahiin iyo wax lamid ah maxaa yeelay waxaan sugaynay si dulqaad ay ku dheehantahay Sanadkaan cusub wuxuu noqon doona mid si waali ah ku socdo Qof kasta oo idinka mid ahna waan jecelnahay Ha ahaadan kuwa na neceb Iyo kuwa najecelba Dhamaantiin waxaad natusteen waxa aan nahay💪

2 maalin ayaa hartay laxiriir @FUTSupport