en
Feedback
FastUp Trading

FastUp Trading

Open in Telegram

Next stop 🛑 The Top 🔑📚📖

Show more
The country is not specifiedThe category is not specified
1 218
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
Kaliya aamin sterategygaaga kuna kalsoonoow sidoo kalena ku qanac natiijada Mararka qaar asbuuc xun wad arkee mararka qaarna big week ayaad arkee

22 Aug 2022 to 26 Aug 2022 result 🤣
22 Aug 2022 to 26 Aug 2022 result 🤣

15 August 2022 to 19 August 2022 Result
15 August 2022 to 19 August 2022 Result

Strategy Kasta isticmaal waxyaabaha ugu muhiimsan ee aad ubaahantahay in aad fahamto waa xogtaan kadibna fikradahaaga ku xiro
Strategy Kasta isticmaal waxyaabaha ugu muhiimsan ee aad ubaahantahay in aad fahamto waa xogtaan kadibna fikradahaaga ku xiro asxaabta ayaantaan saa id ayaan mashquul u aheyn waan isku dayi doonaa in aan idiin wadno in aan idiin soo gudbino informations quseeyo suuqaan si aad ugala baxdid waxii kaa anfaco

Never stop trading.
Never stop trading.

This guy masha allaah waa legend sxb suqan adiga oo kale ayuu kuu baahanyahay 🙏✅️
This guy masha allaah waa legend sxb suqan adiga oo kale ayuu kuu baahanyahay 🙏✅️

photo content

hadii aad isweydiineyso maxaa meeshaas entry looga qaadan waaayay maadama ay shuruudihii buuxisay jawaabtu waa in aysan entry
hadii aad isweydiineyso maxaa meeshaas entry looga qaadan waaayay maadama ay shuruudihii buuxisay jawaabtu waa in aysan entry nasiinin priceku markii hore kor buu aadan anaga oonan wax trade ah ka qaadanin ayuu soo dhacay entry kama helin macnaha

haye asxaabeey sterategy-gii aan idiin soo bandhignay soo ma aragtaan asbuucaan sida looga qaat qaatay kaliya setupkaas hadii aadan idea ka heysanin soo daawo youtubeka afartii video ee udambeeysay

photo content

GBPJPY Done
GBPJPY Done

photo content

Adiga uun soo qiimeey pairska aad ku trade gareyso imisa trade ayaa looga qaatay asbuucaan imisa ayaad faa iiday oo aadna qasaartay. Waa mid kamida sterategy-yadaha aan gacantena ku abuurnay inaga oo isticmaaleyno aqoonta iyo qibradaha aan uleenahay suuqaan sidoo kalena fahamsanahay concepts kala duwan . Hada waxan gacanta ku haynaa sterategy aan kor ugu qaadayno Risk To Reward Ratio-heena meel fcn bayna inoo mareeysaa alxamdulillaah. Dhanka kale waxaan idinku dhiiri galineeynaa suuqaan adigaba waad abuuran kartaa sterategy nuucaan camal ah kaliya waxaad ubaahantahay fikrado yar yar oo aad aruuriso kadibna priceka aad ka raadiso. Bilowgii hore waxan aaminsanaa in suuqaan sterategy aanan sameesan karin oo qaas ii ah lkn 4.5 years oo qibrad ah ka dib waxaan dareenay every single day in aan ku fakiri karo in aan sterategy cusub abuuro alx Intaasna adinka ayan idinku dhiiri galinayaa. Marnaba haka bixin suuqaan kaliya waqti sii dulqaad yeelo bari kama shalaayi doontid trust me Kaliya serious traders-ka way ifahmi karan Maalin wanaagsan❤️

Setup-kaan kaliya hadii aad xoogga saarto waxii emotion ahna aad meel iska dhigto gacan aamin ah baad ku jirtaa Waxaan aad ug
Setup-kaan kaliya hadii aad xoogga saarto waxii emotion ahna aad meel iska dhigto gacan aamin ah baad ku jirtaa Waxaan aad ugu faraxsanahay in sterategy-gan ay dad badan fahmeen

90% OFF
90% OFF

GBPJPY 30M Time Frame inta arkeysay tradeka hada socdo waxay muujineysaa in ay fahmeen set-upkaan #gamechangersetup
GBPJPY 30M Time Frame inta arkeysay tradeka hada socdo waxay muujineysaa in ay fahmeen set-upkaan #gamechangersetup

wxn rajeynaa examples idinku filan waad ka heesataan kor soo eeg asbuucaan bilawga ah inta entry ee looga qaatay waxay isugu jiraan qaar aan qaatay iyo qaar idhaafay adne markaaga test kusameey si aad ugu kalsoonaatid maalin wanaagsan

EURUSD 15M Chart ilaa iyo hada waxaan idin tusooyaa setupkaan qiimaha uu leeyahay inta sidoo kale arkeysay hambalyo
EURUSD 15M Chart ilaa iyo hada waxaan idin tusooyaa setupkaan qiimaha uu leeyahay inta sidoo kale arkeysay hambalyo

Tan waxay nagu dhiiri galineysa in ay jiraan dad badan oo suuqaan xamaasad uhayo video walbo aan soo dhignana cilmi kala baxa
Tan waxay nagu dhiiri galineysa in ay jiraan dad badan oo suuqaan xamaasad uhayo video walbo aan soo dhignana cilmi kala baxayo

tradeka hore waa asia session waxaa lagu qaatay breakout kan labaadna waa london session waxaa lagu qaatay fakeout kan koowaad waxaa uu wataa: - liquidity raid - waxu xushmeyey high-gii liquidityga aburtay - breakout - 4H candle direction