FastUp Trading
Open in Telegram
Next stop 🛑 The Top 🔑📚📖
Show moreThe country is not specifiedThe category is not specified
1 218
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
1 218
Asia session maku aragtay setupkaan
inta caqliga usaaxiibka ah oo ay suuqaan ka go'antahay sidoo kalena lasocday videoyada aan youtube-ka soo galinay meel ayay ku qorteen
come on guys and and girls
1 218
Videogii xalay aan youtubeka soo galinay hadii aad fahamtay GBPJPY soo eeg asia session
1 218
⚠️ Digniin...
Waxaan aragnay dad magaceena iyo ardaydeena in uu ka mid yahay camal dadka uga faa iideysanaayo si uu u scam gareeyo hala iska ilaaliyo
Inaga hada wax arday ah wax mentorship ah wax paid group ah masameeno dhamaan waan joojinay
Wax walba si free ah ayaan idiinkugu soo gudbin doonaa halaga foojignaado.
Sidoo kale asxaabta nala soo xariireyso si ay inoogu soo biiraan waxaan ka cudur daaraneenaa in aan hada wax arday ah qabanin badalkeeda waxaan isku dayaynaa inaan Free wax waliba idinku siino
1 218
Video-ga xigo cawada maqribki markii laga baxo ayaan soo galin doonaa
Ogow video-gii xalay aan soo galinay adoon fahmin ha isku daawanin waa hadii aad rabto system isku xiran oo rules leh
1 218
Cashirkaan oo runtii muhiim kuu ah ayaa idiin soo socdo kafaa iideysi wcan insha allah
Fadlan subscribe inaa saarto chennalka haka hilmaamin waxay noo tahay dhiiri galin inaan marwalba wax idin anfacaayo idiin soo galino
