FastUp Trading
Open in Telegram
Next stop 🛑 The Top 🔑📚📖
Show moreThe country is not specifiedThe category is not specified
1 218
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
1 218
https://instagram.com/stories/fastuptrading/2834305373269444813?utm_source=ig_story_item_share&igshid=YmMyMTA2M2Y=
Daily information-kena Waxaa Nagala socon kartaa Instagramkena insha allah 📧📧📧
1 218
Waxaa Allah Mahadi ah ina Gaarnay waqtiga Ugu Danbeeywy Ee Qabashada Teamka Bisha 05/ May / 2022 Oo Caawa Ay ku Egtahay
1 218
Ciid wanaagsan dhamaan asxaabta sharafta mudana
Ilaahay waxan kabaryeynaa soonkeeni iyo cibaadadeenii in uu naga aqbalo
1 218
Gold
27/4/2022
Pre-New York Volume
Setup: Fakeout + Breakout
#fastuptrading
#alxamdulillaah
1 218
Asc Dhamaan Dhalinta Nagu xeran waxaan leenahay Ramadan Mubarak 🌙
Sidas la socotan Horay waxaan uso Gudbinay ina Qabaneyno Arday cusub kuwaaso aan ugu Tala Galnay 2022 Fastup Trading program
Nidaamka cusub Ee fastup Trading soo Wado Ayaa ah ina Mentors-kaga aad la Qaadaneyso live Trade 5 Maalin Ee Suuqa Furan yahay London session iyo New York session
Sido kale Nidaamka Waxaa ku jiro in BackTesting lagula sameynaayo kaso ah wax aad Concept-ga Cusub ku Baratay wax ka Baxsan maya
Qabashada Teamka ugu Horeeyay
27- April 2022 Waxaa Bilownay Qabashada Teamka ugu Horeyay waxayna ku Egtahay ilaa 5 May 2022
Contact us @FUTSupport
1 218
Ramadaan mubaarak asxaabta
Insha allaah waa idiin soo sheegi doonaa isdiiwaangalinta xiliga ay bilaabanayso iyo faah faahin dheeri ah waxaana rajeyneenaa in waxbadan aad ku qanci doontaan
#fastuptrading
1 218
Ramadaan kareem dhamaan asxaabta qaaliga ah meel walbo oo aad aduunka uga sugantihiin waxaan idiin rajeyneenaa waqti qurux badan iyo caafimaad.
Fasax kooban oo aan qaadanay waan soo laabanay insha allaah hada kadibna waxaan noqon doonaa kuwo active ah oo howshana sidii iyo kawanaagsan ayay inoogu socon doontaa insha allaah
Sidoo kalena waxyaabo badan oo update ah ayaan soo gudbin doonaa isla socod wacan insha allaah
1 218
Ramadan mubarak 🌙 sida la socoten Qabashada Ardayda ugu danbeysay Ee Fastup Trading Qabato Maanta aya u Danbeyso
Qof waliba oo Waqtiga ka dhaco waxaa. leyahay Nasiib wcn insha allah
1 218
Ramadan mubarak Dhamaan Asxbta Nagu xeran Wali Waxaa socdo is Diwaan Galinti aan sameynay Sido kale Fastup Team Waa Marka ugu Danbeeysay Ee Fastup wax Barasho Bixiso wana soo dhaweyneyna dhamaan inta arday ka Faa,ideysatay Qima dhimista Ayago Noqonaayo Teamka u Danbeeyay
Hadi aad u ahan tahay ina kamid Noqoto Teamkas la Xariir Qeybta support
Contact us @FUTSupport
1 218
Asc Dhamaan Traders-ka Halkaan ku jiro Subax wngsn
Sida la socotan Waxaa Naguso dhaw Bisha Barakeysan Ee Ramada aidaaa darteed Waxan jecleysanay ina sameyno Qiima dhimis wayn xaga wax Barashada
Sida ugu Faa,ideysato la Xariir Qeybta support
Contact us @FUTSupport
1 218
Maalin wanagsan Traders
Waxaan Dib u Furnay Qeybta VIP signals
Ee 3/march/2022
Taaso Ah Mid uu ka Faa,ideysan karo qof waliba Trader ah
Sidaas darteed Waxaa mar kale Dib u Furnay Qabashada Qeybta FUT VIP Signal
Haday Bisha Hore kaa Buuxsantay ama Waqtiga uu kugu dhacay hada Waa ka faa,ideysan karta
La Xariir Qeybta support
Https://t.me/FUTSupport
1 218
Waxaa la Jooga waqtiga Gabgabada Ee Qabashada Ardayda Bishan sida aysan ku dhaafin la Xariir
Contact us @FUTSupport
1 218
Waan idin salaamnay dhamaan asxaabta qiimaha iyo qadarinta mudan Bilaha u Danbeeyay Waxaa Ehen kuwa aan Bixin koorsada aad inaga wada Suugeyseen sidaas darteed Waxaa Dib u Furnay marka aragnay 📧 E-mail Ay Arday Badani inoso wada Dirayan sidaas darteed
Waxaa inoo furmi doono qabashada ardayda cusub ee bisha March
Isdiiwaangalinta Waa mid Furan Laga Bilaabo 26 February 2022
Course-da waxaan kusoo koobi doonaa kaliya 2 bilood si qof waliba sida ugu dhaqsiyaha badan aan farta uga saarno cilmiga
Contact us @FUTSupport
