en
Feedback
FastUp Trading

FastUp Trading

Open in Telegram

Next stop 🛑 The Top 🔑📚📖

Show more
The country is not specifiedThe category is not specified
1 218
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
Jimco wanagsan walaalaha qaliga ah. Halmar aan ku salino nabigeena NNKH
Anonymous voting

Kasoo daawo

La socda New information YouTube isha ku haaya insha allah
La socda New information YouTube isha ku haaya insha allah

Asxaabta qaaliga ah xoogaa cilad yarayaa jirtay baryahaan sababtaas ayay videoga umaqnaayeen oo private ugaliay hadana waan x
Asxaabta qaaliga ah xoogaa cilad yarayaa jirtay baryahaan sababtaas ayay videoga umaqnaayeen oo private ugaliay hadana waan xalinay marka sidaas u ogaada wax walbana sidas ayay inoogu socon doonaan dadka sida qaaska ah noola socdo

Waxyar kabacdi lasoco
Waxyar kabacdi lasoco

1 trade , 1 one Done for the day Maantay waxa jiro US Bank holiday wa inoo bari Insha allaah video ayaan idiin soo wadaa sido
1 trade , 1 one Done for the day Maantay waxa jiro US Bank holiday wa inoo bari Insha allaah video ayaan idiin soo wadaa sido kale

Dadka Raadinaayo Software-ka lagu sameeyo backtest ga waa kaas isaga oo FREE ah Filekaas kaliya waaye sida loo setup gareeyana youtubeka ka search gareey waa easy

4-tii August ayaan idinla wadaagnay
4-tii August ayaan idinla wadaagnay

+7.1RRR For the week Alxamdulillaah Sidaas iyo kabadan waad samen kartaa walahi
+7.1RRR For the week Alxamdulillaah Sidaas iyo kabadan waad samen kartaa walahi

=4.4R Done Bisha cusub si qurxan ayay iigu bilaabatay Waxaan umaleynaa asbuuceyga in aan intaas kuso koobi doono maxa yeelay
=4.4R Done Bisha cusub si qurxan ayay iigu bilaabatay Waxaan umaleynaa asbuuceyga in aan intaas kuso koobi doono maxa yeelay bari waa NFP day asbuuca labadiisi maalin ee ugu horeysay aad buu iigu xumaay balse wax walba waxay wanagsanadeen shalay iyo maantay oo iyaguba aanan ogeyn waxii ay noqon lahayeen dhaman losses-ka iyo wins-ka waa isku hal Rule mana ogeyn kii guul ahan rabay iyo kii wanag ahan rabay kaliya waxaan ixtiramay ruleskayga + risk Management

Maalin wanaagsan asxabta Halkan waxan raba in aad idinkugu soo gudbiyo wax yar oo qof waliba oo suuqan rajo kaleh dhiiri gali
Maalin wanaagsan asxabta Halkan waxan raba in aad idinkugu soo gudbiyo wax yar oo qof waliba oo suuqan rajo kaleh dhiiri galin unoqon karo. Result-gaan waa Bishii dhamaatay ee August alx si wanaagsan bay iigu dhamaatay. Sids aad aragtaan Losska iyo winkuba waa isku mid lakiin +14.6R nadiif ah aya ii hoyatay bishan. Sidaas darteed ma jirto sterategy perfect ah kaliya wax walba waa sida maskaxdadu ushaqeyso Wins = kuwa si toos ah TP ugu dhacay aanan wax laga halenin Loss = kuwa sida tooska ah SL ugu dhacay Management: waxay isugu jiraam win iyo loss sababto ah strategyga an isticmalayo waxay leedahay meel lagu manage gareeyo. Qof walba waxan leenahay ilaahay bisha cusub kheyrkeeda ha ina soo xijiyo. Update walbo waan idinla so wadaagaya si adinkana kalsoni aad udareentaan suuqaanina uu ka weenyahay loss iyo profit in aa sameyso

+3.6R For the day Maalin kasta ciid ma ahan marka kaliya waa in aad focuska saartid ruleskaaga Waxaa kusoo mareyso maalin aad
+3.6R For the day Maalin kasta ciid ma ahan marka kaliya waa in aad focuska saartid ruleskaaga Waxaa kusoo mareyso maalin aad u xun iyo maalmo aad uwanaagsan marnaba yasan saameyn ku yeelan trading plan-kaaga

Kasoo daawo wan so dhigay

Sidaan maku fahmi kartaan misa video ayan kaso sameeyaa
Anonymous voting

Asxaabey Buuggaas waxaa igu kalifay in aan diyaarino asxaabta qaar oo cabsi ama walwal uga jiray in ay abuuran karaan system ama strategy

Maalin kale iyo suuq xumo Inta badan tradeskan aan manage gareeyay waxay kasoo laabanayeen 1R , 1.5R Lkn muhiimada ayaa waxaa
Maalin kale iyo suuq xumo Inta badan tradeskan aan manage gareeyay waxay kasoo laabanayeen 1R , 1.5R Lkn muhiimada ayaa waxaa ay tahay in aanan marnaba Rules-kayga jabineen Done for the day -0.7 Not Bad!