FastUp Trading
Open in Telegram
Next stop 🛑 The Top 🔑📚📖
Show moreThe country is not specifiedThe category is not specified
1 218
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
1 218
Intaas hadii aad ku darsatid strategyga aad isticmaashid waqtigaan way ku caawin laheed
waxa meeshaan kuxusan Youtubeka ayaan soo dhigay mid mid
1 218
Asc subax wanaagsan asxaabta
Maantay waa maalinkii udambeysay ee qabashada programka marka yuunan kaa xirmin
Laxariir @FUTSupport
1 218
Subax wngsn Dhamaan Trades-ka Nagu xeran Arday Badano Nalaso xariirtay Ayago ka Faa,ideysanayo Fursada aan so Bandhignay Ee wax Barashada waxay Mareysa Meel sare
Ardayda kale Ee Dooneyso iney is Diwaan Galiyaan inta Usan Waqtiga ka dhicin way la xariiri karan
Qeybta @FUTSupport
• New month
• New week
• New Game
• New opportunity
Let’s go Insha allah
1 218
Hadii aad waqti u heli karto isku day videogaan in aad ku ceshato ugu yaraan 2 jeer
1 218
Subax wanaagsan jimco wanaagsan
Ha hilmaamin saliga nabiga waa jimcee
Waa kan aan ku fakan doono maalin dhib badan waa kan inoo damqan doono jaceel oo inoo qabo
Hal mar si qalbi ah aan ugu salino 🙏
صلى الله عليه وسلم
1 218
Asc subax wanaagsan.
Sanadka waxaa ka dhiman 3 bilood oo kaliya kabacdi waxa bilaaban dono sanad cusub [ 2023 ].
Waxaan diyaar unahay in aan sadexdaas bil aan xoogga isugu gayno in aan kula garab istaagno in suuqaan aadan mardambe ku wareerin oo aad yeelato plan adiga kuu qaas ah system ama strategy aanan lagula isticmaalin waxan meel fudud idinka tusi doonaa qaabka suuqan aad ula deal gareyn laheed dhinac walba inaga oo kaashaneyno qibrada 5 sano oo aan u leenahay aadna ugu diyaar garoobi laheed sanada 2023.
Kaliya qiimaha waxaan ka dhignay mid aad ufudud oo uu qof waliba bixin karo waana halmar oo kaliya
Si aad isku diiwan galiso laxariir hada @FUTSupport
1 218
Ok asxaabta Poll-kii aan saakay sameeynay waxaan ku ogaanay in ay jiraan asxaab aad ufara badan oo udiyaarsan in aan u diyaarino course 84% asxabta waxay jecelyihiin in aan mentor gareyno sidaas darteed waxaan isku dayi doonaa in aan idiin sameyno wax aad ku qanci doontaan insha allaah waxii Update ahna bari ayaan idiin soo gudbinenaa
Jawigu ha idiin wacnaado 🙏
1 218
Majeclan laheed in aan idiin qabano course mudo gaaban soconeyso oo aan kugu gaarsiin doono in waxii aan ku barnay aad ka abuuran karto system ama sterategy kuu gooni ah ee aan lagula isticmaalin?
1 218
Subax wanaagsan dhamaan asxaabta waxaan idiin rajeynayaa maalin wanagsan in ay idiin noqoto xaga tradingka.
Sidoo kale excel sheet-kii markale ayaa lagu ciyaaray inkastoo inta badan intii nagasoo codsatay ey ka faa iideysteen.
Maadama markale lahaleeyay linkga waan iska delete gareyneena
1 218
Intaan hadii aad fahamto boqol strategy waad samesan kartaa waliba iyada oo aanan lagula isticmaalin
1 218
Okey asxaabey markale ayaan linkga idiin soo diraa fadlan haka haleenina asxaabta ubaahan videoga fiirso marka hore kadib mar wadooyinka
1 218
Subax wanaagsan asxaabta qiimiga badan
Asxaabey waxaa dhacday maalin dhaweyto journalkii aan sida publica ah idiinkula wadaaga in asxaabta qaarkood ay sameeyeen wax u dhigmo xaasidnimo ay xaasidayaan walaalahood kale oo kafaa iideysan lahaa journalkaas in ay dhamaan ka wada tireen waxii data query ahaay taasi oo keentay in uu journalkaas idiin shaqeyn doonin ilaa aan link cusub so sameyo mooyee waana sababta aan videoga waqti ugaliyay oo aan idin dhahay marka hore kasamey copy
Sidaas lasocda
1 218
Lacagta igiriiska ee Pound-ka ah ayaa hoos udhac weyn sameeysay xalayto taasi oo waayadaanba hoos udhac sameyneeysay iyada oo ka dhigan in ay hada lamid tahay lacagta dollarka iyo EUR halka kolkii hore ay aheed lacagta ugu qaalisan ama ugu saraysa aduunka
1 218
Asxaabta ha hilmaamin in aad "Make Copy" dhahatid si mid gooni ah uu kuu noqdo oo aad kaliga maamulan karto waan arkooyaa asxaab baa wali make copy sameysan oo midkii aan idiin soo diray bay diiwan galis ku wadaan taasoo lamicna ah qof kasta ayaa kula isticmaalaayo oo linkigaas ku dhufto
Si mid qaas ah oo private ah u hesho fadlan dhaho "Make copy" adiga oo videoga ka daawanayo iyo qaabka loo isticmaalo.
Jimco wanaagsan
1 218
Asxaabta iweydiisatay waakaasaa Excel sheetka video ayaan kasameeyay sida loo isticmaalo halkaan ayaan soo dhigaa
