en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
3 813
Subscribers
-324 hours
-207 days
-7730 days
Posts Archive
🌻👉👉Aayad Iyo Tafsiirkeeda👈👈🍀 ✍Tafsiirka qowlka Alle: {وَقَالَ ٱللَّهُ لَا تَتَّخِذُوۤا۟ إِلَـٰهَیۡنِ ٱثۡنَیۡنِۖ إِنَّمَا هُوَ إِلَـٰهࣱ وَ ٰ⁠حِدࣱ} ALLAAH wuxuu leeyahay: ALLAAH adoomihiisa wuxuu u yiri: ha ii samaynina mid wax ila wadaago dadow, hana caabudina labo la caabudayaal, maxaa yeelay idinka hadaad ila caabudaan qof kale waxaad ii yeesheen mid wax ila wadaaga, mid wax ila wadaagana ma lihi, wax kale ma'ahane isagu waa ILAAH mid ah iyo la caabude mid ah, kaasna waa aniga, {فَإِيَّايَ فَارْهَبُونِ} ALLAAH Wuxuu leeyahay: Aniga kaligey iska key jira oo ka baqa ciqaabteyda aan idinku ciqaabo caasintiina ani hadaad i caasisaan oo aad caabudaan cid aan ani ahayn, ama cibaadadiina aad i caabudeysaan ila wadaajisaan qof kale. Suurada: An-naxli. Aayada: 51] Tafsiirka: ibnu jariir ad-dabari.

Dumar🧕Shaydaan👹Wuxuu Kadin Ogyahay Marka Ay Gurigooda Ka Baxaan. Dumar🧕 Waxay Ilaah U Dhawaan Badan Tahay, Marka Ay Gurigeeda Kudaha Aaga Sugan Tahay.

Aayada Qur'aan Qalbiga Qalbiga U Roon Oo Cod Macaan Lagu Aqrinaayo || Hizaac Al Balooshi. https://youtu.be/t-Og0MPhUu8

Qofka Aan Dhihin Wuu Sareeyaa Carshiga Korkiisa Ayuu Ku Sugnaaday...👆
Qofka Aan Dhihin Wuu Sareeyaa Carshiga Korkiisa Ayuu Ku Sugnaaday...👆

👨‍👦‍👦Dadka Dhaho "Inagaa Qoranayno ✍ Waxaan Isku Xukmin🔨 Leheen" Ma Haleelayaan Wadada Saxda Ah Baadida Looga Bixi Lahaa ?
Anonymous voting

Jaahilka Wuxuu Akhlaaqdiisa Ku Gaaraa Darajada Caalimka, Caalimka-na Wuxuu Akhlaaq Xumadiisa Ku Gaaraa Darajada Jaahilka, Balaayo Waxaa U Wayn Jahli Iyo Akhlaaq Xumo Oo Kulmo. ✍عبد العزيز الطّريفي

sticker.webp0.13 KB

Aqrin Aayado Ka Mid Ah Suurada Yuusuf || Macalin Saalax Macalin

Waxaa Xumaan Iyo Ceeb Ka Hufan Allaha Xaaladaha Dooriyo, Mahad Iyo Amaan Badan-na Asaga Ayey U Sugnaatay Meel Uu Kuwii Gaaloo
Waxaa Xumaan Iyo Ceeb Ka Hufan Allaha Xaaladaha Dooriyo, Mahad Iyo Amaan Badan-na Asaga Ayey U Sugnaatay Meel Uu Kuwii Gaaloobay Ee Awooda Badan Iyo Dhaqaalaha Iyo Daaraha Dhaadheer Lahaa Ay Kuleel U Dhimanayaan, Masaakiintii Ay Gumaysteen Dhaqaala Iyo Awood Lagu Sheego Ay Leheen Cirka U Irmaaniyay Rabbi Roobkana U Da'aayo. سبحانك ربي أنت مغير الأحوال ولا حول لنا ولا قوة إلا بك، إلهي اشدد وطأتك عليهم واطمس على أموالهم حتى يرووا العذاب الأليم.

Soo ma aragtid imaamka muxamad binu muscab al-caabid in uu leeyahay: "Ilaahow qofka sheega in aadan hadlin aakhirana aan lagu arkaynin kaasi wuxuu ku gaaloobay wajigaada, kuma yaqaano, waxaan qirayaa adi in aad ahaatay carshiga korkiisa cirirka todobada ah korkooda ma aha sida ay leeyihiin colka ilaahey ee zanaadiqada aha". Hadalka oo ilaah loo diido iyo aragtida ilaahey aakhiro oo la diido ayaa imaamka agtiisa waxay tusisay mooganaan ilaah la moogyahay oo jaahil laga yahay qofka diidayana uusan ilaahey garanaynin iyo in uu ku gaaloobay jahliga uu jaahil ka yahay ilaah. Sidee baanan u dhahaynin : Mushriga caabuda cid aan ilaah ahayn ma yaqaano xaqiiqda islaamka iyo waxa anfiya ( diido) islaamnimada uu shirkiga ka mid yahay, maxaa yeelay hadii uu qalbigiisa ku sugnaan lahaa iimaankii wax ku oolka ahaa shirki ma sameeyeen mana caabudeen cid aan Allaah ahayn]. 📗Munaadaratus-soomaaliy was-suudaaniy ( b 331 )

Dadka Xiligaan Jira Sey U badan Yihiin Ma Fahansana Macnaha Nolosha.👆

Wuxuu U Noolaaday Si' Uu U Dhinto Yaraantiisa Wuxuu Ahaa Ciyaaryahan Ka Dib Wuxuu Galay Jaamacada Si'uu Gadaasheeda Shaqo U H
Wuxuu U Noolaaday Si' Uu U Dhinto Yaraantiisa Wuxuu Ahaa Ciyaaryahan Ka Dib Wuxuu Galay Jaamacada Si'uu Gadaasheeda Shaqo U Helo Shaqadii Ayuu Helay Si'uu U Guursado, Wuu Guursaday Si'uu U Ilmo Dhalo, Wuu Ilma Dhalay, Si' Ay Ilmaha U Waynaadaan.. Way Waynaadeen, Ka Dib Wuu Dhintay! Wuu Dhintay Mana Xambaarin Hamiga Ah Ku Oogida Xaqqa Dhulka Korkiisa. Wuxuu Arkay Diinta Oo Lala Dagaalamaayo, Asagana Wuu Iska Aamusnaa, Wuxuu Arkay Dhaqan Xumada Oo Faafayso, Asna Wuu Aamusnaa, Wuxuu Arkay Go'doonka Oo Ku Adkaanaya Kuwa Xaqqa Ku Dhawaaqay, Asna Wuu Iska Aamusnaa.. Ka Dibna Wuu Dhintay! Wuu Noolaa Isagoo Mayt Ahoo Wanaagana Aan Wanaag U Qoonsanin, Xumahana Xumo Aan U Aqoonsanin! Wuxuu Noolaaday Isagoo Mayt Ah, Nolosha Aynan Gaarin! { یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ ٱسۡتَجِیبُوا۟ لِلَّهِ وَلِلرَّسُولِ إِذَا دَعَاكُمۡ لِمَا یُحۡیِیكُمۡۖ} [سُورَةُ الأَنفَالِ: ٢٤] D: Saami Caamiri

are you single 🙈😂 ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS *✿❀ - ❀✿* ꕥ: Buug soomaali PDF ah ꕥ: ku baro afcarabiga qoralo ꕥ: hoyga sheekoyinka ꕥ:hoyg xikmadaha ☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎ ꕥ: culimada su'aashaada weydii ꕥ: xikmado xul ah. ꕥ: Somali scholarship ꕥ:Axaadiista nebiga oo afsomali ah ☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎ ꕥ: ma_ogtahay_xaqiiqdaan ꕥ: su'aalo guud(diini iyo maadi) ꕥ: Xikmado badan ꕥ: Buug somali maqal ah ☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎ ꕥ: Dhambaal ꕥ: Dareenka dunida ꕥ: Buugwalba ood u baahato ꕥ: Xikmad iyo dhiirigelin ☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎ ꕥ: Xikmada wade ꕥ: faafinta diinta islaamkaHoyga_Akhriska ☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎ ꕥ: Halxiraale ꕥ: Noqo mufakir ꕥ: Science iyo qur'aanka ꕥ: Buuug dhagaysi ah ☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎ ꕥ: Su'aalo iyo jawaabo ꕥ: siirada nebiga SCW ꕥ: Oraahyo ꕥ: Baro af English-ka ☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎ ꕥ: sheekoyin qosol iyo xikmad ah ꕥ: cilmi nafsiga ꕥ: Siyaasadda dunida ☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎ ꕥ: Sahanka nolosha ꕥ: cilmi iyo aqoon ☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎ ꕥ: Iftiinshe ꕥ: Baahiyaha kheyrka ꕥ: Sheekooyin jacayl ꕥ: Qaado iftiinka ☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎ ꕥ: ila qosol ꕥ: oraahside ꕥ: baraaruji awoodahaaga ꕥ: niyadeena ☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎ ꕥ: qoraal qaadasho mudan ꕥ: korodhso online academy ꕥ: Rajada nolosha ☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎ ꕥ:faafinta khayrka ꕥ: arrimaha islaamka ꕥ: Furaha nolosha ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎︎︎ @kaydbooks ☞︎︎︎@xikmadbadan ☞︎︎︎@HoygaShekoyinka ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Halkaan waxaad kaheleey saa xikmado kuraali galiyo 🌷qoraalo farxad ku dheehantahat💫 dhiirigelin ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Qaad Ku Qasaariyaan Kuu Keenaa Kalluun I Quudiyo Keen ? Haye ! Caqliga Nuucaas Ah Kuma Qiyaasin Wax Aan Ahayn Gumaysi Shaati Heshiis Loo Galiyay.

sticker.webp0.09 KB

"Qaad-(Caleemo Lagu Sarqaamo)-in Dalka laKeeno Qeyraadki Badana lagu Badasho Maqiyaano Qaran Mise Qorshe Xumo Siyaasadeed?

sticker.webp0.03 KB

Muciz hortiisa ayaa la keenay caabidka xalaal miiradka alle cabsiga badan ee abuu bakar an-naabulsi, muciz Ayaa ku dhahay: waxaa isoo gaaray in aad tiri: hadaan toban faalaar haysa lahaa sagaal waxaan ku tuuri lahaa ruum hal falaarna waxaan ku tuuri lahaa misriyiinta ( cubaydiyiinta ). Wuxuu yiri: ma dhihin saas, wuxuu u maleeyay in uu ka laabtay hadalkiisa. Wuxuu yiri: see dhahday? Wuxuu yiri: waxaan dhahay waxaa haboon in aan sagaal idin ku tuurno halna ruum aan ku tuurno. Wuxuu yiri: maxaa dhacay? Wuxuu yiri: maxaa yeelay idinka waxaa dooriseen diinta ilaah waxaad layseen dadkii wanaagsanaa, waxaad damiseen nuurkii ilaah waxaadna sheegateen wax Aydan leheen. Wuxuu amray maalinta hore in la ogaysiiyo la war galiyo dilkiisa ka dibna maalinta labaad waxaa lagu garaacay garbaash garaacid daran ka dibna wuxuu amray in maqaarka ( haraga ) laga siibo maalinta sadaxaad, waxaa la keenay nin yahuudi ah wuxuu guda galay in uu maqaarka ka siibo asaga oo qur,aanka aqrinaayo yahuudiga wuxuu yiri: waxaa I qabtay baar jileec, markii aan gaaray ku aadka wadnihiisa waxaan ku duray mindi wuuna geeriyooday ilaah ha u naxariisto. Ibnu kathiir wuxuu yiri: waxaa la dhihi jiray shahiid asaga ayaana loo nisbeeyaa shahiidka reer naabulsi kamana suulin khayr ku harsan.

Repost from Salah Muse Hassan
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١) Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri: 1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١)

Repost from Salah Muse Hassan
Ku Saliya Kii Loo Soo Saaray Dadka In Uu Ka Saaro Mugdiyada Shirkiga Uu u Saaro Ilayska Towxiidka.