3 800
Subscribers
-824 hours
-197 days
-7530 days
Posts Archive
3 798
Barnaamik Tv ka baxayey oo tabarucaadda lagu uruuriyo ayuu weriyihii dad weynaha u soo bandhigay xaaladda bukaan u baahan in lagu sameeyo qaliin 150 kun oo dollar ku baxayso, bukaanka ma awoodi karin inuu lacagtaas iska bixiyo.
Weriyihii wuxuu bilaabay inuu ka jawaabo wicitaanada dadka raba inay wax baxsadaan.
Dadka soo wacay waxaa ka mid ahaa wiil lagu magacaabo Maxamed kaasoo sheegay inuu bukaanka ku tabarucay Lacag 2$ ah.
Weriyihii ayaa yiri: Ma 2$ doolar oo keliya?
Wuxuu ku jawaabay: Anigu baagamundo ayaan ahay oo ma shaqeeyo Labadaas dollar ayaa aheyd hantida keliya ee maanta aan haystay, waxaanan jecleystay inaan sadaqeysto!
Qofkii ku xigay ee barnaamijka soo wacay wuxuu Sadaqeystay 8 Kun oo dollar wuxuuna yiri 4 kun bukaanka ayaa leh, 4 kunna Wiilkii Labada dollar bixiyey hala siiyo.
Mid kale ayaa isna baxsaday 10 kun oo dollar wuxuuna yiri 5 kun bukaanka ayaa leh 5 kunna wiilkii labada dollar baxsaday.
Sidaa ayey ku socotay oo qof walba oo lacag baxsaday wuxuu u kala qeybiyey bukaanka iyo wiilkii labada dollar baxsaday.
Dhammaadkii barnaamijka markii la gaaray lacagtii bukaanka qaliinka loogu sameyn lahaa wey dhameystirantay, Wiilkii labada dollar sadaqeystayna lacag 50 kun oo dollar ku dhaw ayuu helay.
Barnaamij kale ayaa wiilkii lagu casuumay si Lacagtii uu helay loogu wareejiyo, wareysina looga qaado, intuu barnaamijku socday waxaa Tv-ga soo wacay Tobanaan shirkadood oo raba Inay wiilka shaqo siiyaan.
Dulucda sheekadan waxay tahay:
Haddii aad wax sadaqeysato ILAAHAY wuxuu kuugu badalayaa wax ka kheyr badan, wuxuuna wax kaa irsaaqayaa meel aadan fileynin. Nabigu (SC) wuxuu yiri:
ما نقصت صدقة من مال
Oo macnaheedu yahay sadaqo maal ma yareyso.
Xigasho
Share gareeya wll
3 798
قال الإمام ابن القيم رحمه الله: "وأي دين وأي خير فيمن یری محارم الله تنتهك وحدوده تضاع ودينه يترك، وسنة رسول الله يرغب عنها، وهو بارد القلب ساکت اللسان شیطان أخرس، كما أن المتكلم بالباطل شیطان ناطق؟! وهل بلية الدين إلا من هؤلاء الذين إذا سلمت لهم مأكلهم وریاساتهم فلا مبالاة بما جرى على الدين ؟! وخيارهم المتحزن المتلمظ، ولو ونوزع في بعض ما
فيه غضاضة عليه في جاهه أو ماله، بذل وتبذل وجد واجتهد ، واستعمل مراتب الإنكار الثلاثة بحسب وسعها وهؤلاء مع سقوطهم من عين الله ومقت الله لهم قد بلوا في
الدنيا بأعظم بلية تكون، وهم لا يشعرون، وهو موت القلوب، فإن القلب كلما كانت حياته أتم؛ كان غضبه لله
ورسوله أقوى وانتصاره للذين أكمل"
,📕إعلام الموقعين عن رب العالمين ج۲۷، ص۱۷۷.
3 798
Waa wax aad iyo aad looga xumaado in culumadii iyagu umada hanuuni lahaa sababkooda baadilka ku kor qaadmi lahaa in ay u hambalyeeyaaan gurigiisa ku booqdaan masiixi biixi iyada oo laga dharagsan yahay masiixi biixi in uu xiray cabdimaalik muuse coldoon isaga oo u doodaya xaqa u doodaya in dalka laga saaro dhaqan xumayaasha diin laawayaasha qowmu liwaadka ah isaga oo haayo howsha culamada oo ahayd in umada muslimka diinka aan laga fasaadinin lagana qabto inta diinkooda faasiidinaysa oo macatabka ku faafineyso.
Inta culumo ee gaalkaa booqatayna hal sheekh lagama haayo oo ka hadlay qadiyada coldoon iyo in uusan xarig mudnayn oo la iska soo daayo.
3 798
أيا من أدرك العلم انتسابا
أجيبوني فقد حرتُ الجوابا
أطبتم حين أفتيتم نظاماً
وحرّفتم بقولكمُ الكتابا ؟
أشرّعتم لطاغوت لئيم الخطايا
ومكّنتم لعُصبتهِ رقابا ؟
فصار الذئبُ يقتل كلَّ حر
وينشب فيهمُ ظفراً ونابا
أعُمّيتم عن الإجرام حتى
ظننتم ما يقوم به صوابا ؟
أنمتم هانئين بما اقترفتم
وشعبكمُ بنومٍ ما استطابا ؟
أليس الظلم عند الله جرمٌ
وصاحبه سينتظر العذابا ؟
أغرّكمُ من الدنيا متاعٌ
وفي الأخرى ستلقون السرابا ؟
وأين الدينُ والإيمانُ منكم
إذا لم تفتحوا للحق بابا ؟
أهانت حرمة الإنسان حتى
تبيحوا قتله زوراً كِذَابا ؟
أهذا عهد مولاكم إليكم
تبيعون الفتاوى والخطابا ؟
سألتكم بربّ الناس حقاً
أأعددتم لخالقكم متابا ؟
سيرحل كلّ مظلومٍ بشكوى
إلى المولى فدونكمُ الحسابا
فويلٌ ثم ويلٌ ثم ويلٌ
لمن عرف الجواب وما استجابا
منقول
3 798
War bixin muhiim ah oo laga diyaariyey iskuulka abaarso iyo macalimiinta ka shaqayso.
3 798
Hàdal qiiro leh aniga ilmadqa 😢 i qubatay
Dumarkaan ☝️ waxay ceebeeyeen culumada iyo raga iyo inta hadalkooda wax gal yahoo hadli waaayay.
3 798
Cabdow raja may dhamaane
Waqtiga wuu cararayaaye
Cishaa ina soo maraysa
Caziiz kuu hiilin doono
3 798
Gaalkii khaniiska ahaa oo dadaal badan ku bixinaayo sida #cabdimaalik muuse coldoon loogu wareeji lahaa xabsi ku yaalo #itoobiya.
#Gaalka waxa uu amin san yahay kama quusto in uu u halgamo
#Muslimka maxaa ku dhacay ?
3 798
Dugsiga abaarso waa mid kamid dugsiyadda lagu faafiyo diinta kiristaanka ee ku yaala somaliland waxa uu siiya dhalinyarada lacag si ay u badalaan diintooda, sidoo kale waxa laga soo xigtay kiniisaddda #Elovations sida ay ku faafisay goobteeda twitter-ka " waxaanu u ducaynaynaa baadariyadda #joy_Isa taas oo u tagay somaliland si ay u faafiso diinta kiristaanka".
Xigasho
3 798
waxa dhawaan aan arkay kiniisaddi oi gabadhan ugu ducaynaysa in ay shaqo kiristaamayn ka waddao Somalilan aawadeed, Sawirka Qoraalka ducada kiniisaddana waaniga idiin sii raaciyey sawirada. waxa aan sidoo kale idiin soo raaciyey sawir ay iski wehelinyaan Gabdhan iyi Farciye cabsiiye-da hargaysa dumarka ku waalaysa.
Ugu danbayn:
waar Diintan iyo Dadkan weerar Aragtiyeedbaa ku socda, kaas oo ay dad u soo jeedaan habeen iyo maaline adigu go'aanso halka aad u galayso Bulshadan.
W/Q: Sakariye Cabdallah Haaruun
3 798
Caddaymo Qadhaadh!
waxa la sheegaa dadka Soomaalida ahi in ay leeyihiin Caado xun, taas oo ah in ay dayacaan Indheer-garadkooda iyo Inta Qarsoodiga soo qufta.
Coldoon waxa la eryaday wax badan, waxa uu dhuuntay oo guri aanu lahayn galay in badan, waxa intaaba lagu eryanayeyna waxa ay ahayd in uu garaadkiisa kaga dhiidhiyey Dulmiga iyo Duudsiinta.
Doorki hore ee la xidhay waxa lagu xidhay eedaynta uu eedeeyey Dugsiya Abaarso.
haddana isla intii iyo bahallo galeen kale oo uu isagu ku baraarugay, oo ah jaamacadda raacsan Dugsigaa ee magaceeda la yidhaahdo Barwaaqo ayaa lagu xidhay, waxa uu sheegay in Jaamicaddaa ay Guddoomiye ka tahay Gabadha magaceeda la yidhaahdo (Joy isa).
Qaar dadka ka mid ah ayaa waxa ay leeyihiin, gabadhan in ay Cristan tahay ma waxa ay tusinaysaa in ay meesha ku faafiso aragtiyaheeda?, waa ta kalee in ay meesha gaalo joogaan ma waxa ay caddayn u tahay in ay dhalinta mijara habaabinayaan?.
Laba Xaqiiqo oo qadhaadh, oo Warcelin u noqonaya labadaa waydiimood:
1-Gabadhan (Joy Isa), horta gabigeedaba waxa loogu yeedhaa (Pastor Joy Isa), oo macnaheedu yahay (Sheekhad Joy Isa), oo halka sheekh dirir diinteena iyo dadkeena ugu jiro ayey diinta Cristain-ka ugu jirtaa.
markaa gabadhani ma aha gabadh iska masaakiinta sahlan ee diintan un haysta, ee waa gabadaha darajadaa ka gaadhay diinteeda.
waa ta kalee gabadhan marka aad booqato Baraheeda bulsho waxa aad ka arkaysaa in ay ka mid tahay bobs-ka ama Wadaada Cristainka ee diintan masiixiyada adduunka ku faafiya.
tus:
Twiter-keeda waxa Profile-keeda (Il-qabatayga), ugu qoran hadalkan ( a follower of Jesus Crist and edacator), oo ah in ay tahay mid ka mid ah kuwa raacay ciise masiix, macallina ku ah diintaas.
Markaa, marka ay taasi bare iskadaaye Guddoomiye u noqotay Dhalinyaro muslimiin ah, maxaa aad ka filanaysaa?, ma in ay caano kuu listo?.
2-Hablaheena Jaamicadda Barwaaqo dhigta waa kuwa aan sawirkooda halkan ku soo qaatay iyaga oo akhriyaya labadan buug:
(Hidden Figures).
(We Should all Be Feminists).
Labadan dhigane oo ah laba dhigane oo ka hadlaya aragtida loo yaqaan (Feminism), oo ujeedkeeda ugu weyni yahay marka la soo uruuriyo:
-In lagu gacansaydho in kala duwanaanshaha ragga iyo dumarku uu yahay abuur Alle.
-In uu ay Aadmuhu Xaq u leeyihiin doorrinta abuurkooda, oo ninkuna uu gabadh iska dhigi karo, gabadhuna ay nin iska dhigi karto.
-In la aqoonsado ragga ragga wax ka daya iyo dumarka dumarka wax ka daya.
- Ka shaqaynta taagdarraynta Qoyska muslimka ah.
- Abuuridda collayntan iyo cunsiriyad la dhex dhigo labka iyo dheddiga.
- Qabashada shirar lagu duminayo Bulshooyinka, siiba kuwa islaamka ah.
waa kuwaa labada buug ee ay hablaheenu ku dhex akhriayayaan Jaamicadda Barwaaqo ee hargaysa ku taalla.
Waxa aan aad iyo aad ugu faraxsanahay dadka tirada badan ee la saftay Coldoon iyaga oo u naxaya dadkooda, inta'se weli il kale ku eegaysa waxyaabaha uu ka hadlayo waxa aan ku leeyahay maalinbaydun garan dadka uu ka hadlayey ciddi ay noqdaan iyo dadka dhalaan.
muuqaalki ugu danbeeyey ee uu coldoon duubo ayaa waxa aan ugu qoray hadalkan, oo ah hadalka aan rabo in aad ila dareentaan oo aan isaga idin kaga tago:
"Waxa aan xasuustay waddanka Tansania marki uu guumaystuhu qabsaday ayaa waxa uu iswaydiiyey:
"waar heedhee inlayn waddankan Muslimka ah mar un baa aynu ka tagaynaaye, yaa aynu kaga tagnaa oo Aragtidi iyo Aaggi aynu la rabnay ku sii wadaya dadkan", ka dibna waxa ay is tusiyeen in ay qaar ka mid ah ardaydooda u diraan waddamadooda si uu wax uga soo barto, oo Aragtidooda iyo Hab-fikirkooda u soo xanbaaro, maalinki ay ka baxeen Ninkii la odhan jiray (Boorqiiba), ayaa ay ku wareejiyeen. Isaguna waddanki Tansania waxa uu u horseeday Xaalad ilaa hadda ay ka soo kaban kari la'yihiin".
Inaguna bal eegnaa dhalinta inta ay abaarso ka baxaan lagu canqariyo aragtiyaha Barayaasha Cristianka ah ee waaweyn, kuwaas oo yurura Barwaaqo University bal sida ay noqdaan.
3 798
دعاء النبي صلى الله عليه وسلم حين آذوه قومه.
اللهم اليك أشكو ضعف قوتي وقلة حيلتي، وهواني على الناس. أنت رب المستضعفين وأنت ربي، إلى من تكلني ؟ إلى بعيد يتجهمني ؟ أو إلى قريب ملكته أمري ؟ إن لم يكن بك سخط علي فلا أبالي. غير أن عافيتك هي أوسع لي. لك العتبى حتى ترضى أعوذ بنور وجهك أن ينزل بي سخطك، أو يحل علي غضبك.
3 798
C/maalik muuse coldoon waa la xiray
La yaab male #Xariga iyo #Dilka iyo #Qaxintaba maanta waa nasiibka ghurabada dadka leh sharciga rabbi aan ku dhaqanno
Waqtigaan dadka diinta dadka oogu yeero waxaa loo arkaaa daalimiinta dib u socod xadaarad diid argagixiso qas wadayaal.
cabdimaalik ma dhihin wax aan ahayn gaalnimada la faafinaayo iyo liwaadka (labo rag isu tagidooda) la xayeeysiinaayo hala daayo xarumaha xumaanta lagu faafinaayana hala xiro.
Ha yeeshee inta lala garab gali lahaa xumaanta lala reebi lahaa lagu caawin lahaa wanaaga xabsi ayaa lagu riday si'aan mar dambo loo maqal wanaag faridiisa.
Kuwii xumaha wadayna waa la difaacay banaanka ayeey xuriyadooda la wareegaayaan iyaga oo ku faraxsan xariga cabdimaalik muuse coldoon.
Diinka islaamka wuxuu ku jiraa ghurbadii u xumeed abid ku dhaqanka diinka iyo ku sugnaashaheedaba maanta waa sida dhimbil dab oo kale wax si toos u haysto wuu yar yahay waayo aad bay u xanuun badan tahay.
3 798
هل يوصف الله تعالى بالمكر والخيانة والخداع ؟
----------------------------
الحمد لله
صفات الله تعالى كلها صفات كمال ، دالة على أحسن المعاني وأكملها ، قال الله تعالى : ( وَلِلَّهِ الْمَثَلُ الأَعْلَى وَهُوَ الْعَزِيزُ الْحَكِيمُ) النحل/60 . وقال تعالى : (وَلَهُ الْمَثَلُ الأَعْلَى فِي السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضِ وَهُوَ الْعَزِيزُ الْحَكِيمُ ) الروم/27 .
.
ومعنى المثل الأعلى أي الوصف الأكمل .
قال السعدي في تفسيره (ص 718، 1065) :
"المثل الأعلى" هو كل صفة كمال اهـ .
.
والصفات ثلاثة أنواع :
الأول : صفات كمال ، لا نقص فيه بوجه من الوجوه . فهذه يوصف الله تعالى بها وصفاً مطلقاً ولا يقيد بشيء ، مثال ذلك : العلم ، والقدرة ، والسمع ، والبصر ، والرحمة . . . إلخ .
.
الثاني : صفات نقص ، لا كمال فيها ، فهذه لا يوصف الله تعالى بها أبداً ، كالنوم ، والعجز ، والظلم ، والخيانة . . إلخ .
.
الثالث : صفات يمكن أن تكون كمالاً ، ويمكن أن تكون نقصاً ، على حسب الحال التي تُذكر فيها .
فهذه لا يوصف الله تعالى بها على سبيل الإطلاق ، ولا تنفى عن الله تعالى على سبيل الإطلاق ، بل يجب التفصيل ، ففي الحال التي تكون كمالاً يوصف الله تعالى بها ، وفي الحال التي تكون نقصاً لا يوصف الله تعالى بها. ومثال هذا : المكر ، والخديعة ، والاستهزاء .
.
فالمكر والخديعة والاستهزاء بالعدو صفة كمال ، لأن ذلك يدل على كمال العلم والقدرة والسلطان . . ونحو ذلك .
أما المكر بالمؤمنين الصادقين فهو صفة نقص .
.
ولذلك لم يرد وصف الله تعالى بهذه الصفات على سبيل الإطلاق ، وإنما ورد مقيداً بما يجعله كمالاً .
قال الله تعالى : (إِنَّ الْمُنَافِقِينَ يُخَادِعُونَ اللَّهَ وَهُوَ خَادِعُهُمْ) النساء /142 . فهذا خداع بالمنافقين .
.
وقال : ( وَإِذْ يَمْكُرُ بِكَ الَّذِينَ كَفَرُوا لِيُثْبِتُوكَ أَوْ يَقْتُلُوكَ أَوْ يُخْرِجُوكَ وَيَمْكُرُونَ وَيَمْكُرُ اللَّهُ وَاللَّهُ خَيْرُ الْمَاكِرِينَ ) الأنفال/30 . وهذا مكر بأعداء الله الذين كانوا يمكرون برسول الله صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ .
.
وقال عن المنافقين : ( وَإِذَا لَقُوا الَّذِينَ آمَنُوا قَالُوا آمَنَّا وَإِذَا خَلَوْا إِلَى شَيَاطِينِهِمْ قَالُوا إِنَّا مَعَكُمْ إِنَّمَا نَحْنُ مُسْتَهْزِئُونَ * اللَّهُ يَسْتَهْزِئُ بِهِمْ وَيَمُدُّهُمْ فِي طُغْيَانِهِمْ يَعْمَهُونَ ) البقرة
3 798
قال: (روينا عن مالك بن أنس، والأوزاعي، وسفيان بن سعيد، وسفيان ابن عيينة، ومعمر بن راشد، في الأحاديث في الصفات أنهم كلهم قال: أمروها كما جاءت) (10) .
🔸 ذكر ما قاله أبو عبد الله محمد بن الخضر الجد الأعلى لابن تيمية رحمهما الله:
قال: (أما الإتيان المنسوب إلى الله فلا يختلف قول أئمة السلف: كمكحول، والزهري، والأوزاعي، وابن المبارك، وسفيان الثوري، والليث بن سعد، ومالك بن أنس، والشافعي، وأحمد، وأتباعهم أنه يمر كما جاء، وكذلك ما شاكل ذلك مما جاء في القرآن، أو وردت به السنة؛ كأحاديث النزول ونحوها، وهي طريقة السلامة، ومنهج أهل السنة والجماعة، يؤمنون بظاهرها ويكلون علمها إلى الله تعالى, ويعتقدون أن الله منزه عن سمات الحدث، على ذلك مضت الأئمة خلفاً بعد سلف) (11) .
🔹 ذكر ما قاله ابن قدامة رحمه الله:
قال: (ولا خلاف بين أهل النقل سنيهم وبدعيهم في أن مذهب السلف رضي الله عنهم في صفات الله سبحانه وتعالى الإقرار بها، والإمرار لها، والتسليم لقائلها، وترك التعرض لتفسيرها، بذلك جاءت الأخبار عنهم مجملة ومفصلة) (12) ثم ذكر طرفاً من ذلك.
وقال في موضع آخر: (ومذهب السلف رحمة الله عليهم: الإيمان بصفات الله تعالى وأسمائه التي وصف بها نفسه في آياته وتنزيله، أو على لسان رسوله من غير زيادة عليها، ولا نقص منها، ولا تجاوز لها، ولا تفسير لها، ولا تأويل لها بما يخالف ظاهرها...) (13) .
🔸 ذكر ما قاله ابن كثير رحمه الله:
وذلك عند تفسيره لقوله تعالى: ثُمَّ اسْتَوَى عَلَى العَرْشِ [الأعراف: 54].
قال رحمه الله: (فللناس في هذا المقام مقالات كثيرة جداً، ليس هذا موضع بسطها، وإنما يسلك في هذا المقام مذهب السلف الصالح: مالك، والأوزاعي، والثوري، والليث بن سعد، والشافعي، وأحمد بن حنبل، وإسحاق بن راهويه، وغيرهم من أئمة المسلمين قديماً وحديثاً، وهو إمرارها كما جاءت من غير تكييف, ولا تشبيه, ولا تعطيل...) (14) . (15)
_
الهوامش :
(1) ذكره عنه ابن قدامة في ((ذم التأويل)) (ص: 18) برقم: 20.
(2) ((مجموع فتاوى ابن تيمية)) (6/394).
(3) رواه البيهقي في ((الأسماء والصفات)) (ص: 408)، وصححه ابن القيم في ((اجتماع الجيوش)) (ص: 43)، وجود إسناده الحافظ في ((فتح الباري)) (13/406).
(4) ((سنن الترمذي)) (3/24، 25) عقب حديث رقم: (662).
(5) ((التمهيد)) لابن عبد البر (7/145).
(6) ((عقيدة السلف وأصحاب الحديث)) (ص: 3، 4) برقم: 3.
(7) ((تفسير البغوي)) (2/196).
(8) ((العلو)) الذهبي (ص: 90)، و((ذم التأويل)) (ص: 14) برقم: 13، و((شرح السنة)) اللالكائي (3/432) برقم: 740.
(9) ((كتاب التوحيد وإثبات صفات الرب)) عز وجل لابن خزيمة (ص: 10، 11)، راجعه: محمد خليل هراس – مكتبة الكليات الأزهرية – دار الشرق للطباعة 1387هـ - 1968م مصر (بدون رقم الطبعة).
(10) ((جامع بيان العلم)) (2/118).
(11) ((مجموع فتاوى ابن تيمية)) (16/409).
(12) ((تحريم النظر)) (ص: 10، 11).
(13) ((ذم التأويل)) (ص: 11) برقم: 6.
(14) ((تفسير ابن كثير)) (3/422) (طبعة الشعب).
(15) المصدر:
:: منهج الاستدلال على مسائل الاعتقاد لعثمان بن علي بن حسن– 2/567
عن موقع ( الدرر السنية)
3 798
الهـــــــــــــــــــداة:
🍁أولا: إجماع الصحابة والتابعين:
🔹 ذكر ما قاله محمد بن إسحاق بن خزيمة رحمه الله:
قال: (إن الأخبار في صفات الله موافقة لكتاب الله تعالى، نقلها الخلف عن السلف: قرناً بعد قرن، من لدن الصحابة والتابعين إلى عصرنا هذا، على سبيل الصفات لله تعالى، والمعرفة والإيمان به، والتسليم لما أخبر الله تعالى في تنزيله، ونبيه الرسول صلى الله عليه وسلم عن كتابه، مع اجتناب التأويل، والجحود، وترك التمثيل والتكييف) (1) .
🔸 ذكر ما قاله القاضي أبو يعلى رحمه الله:
قال: (ويدل على إبطال التأويل: أن الصحابة ومن بعدهم من التابعين حملوها على ظاهرها، ولم يتعرضوا لتأويلها، ولا صرفوها عن ظاهرها، فلو كان التأويل سائغاً لكانوا أسبق، لما فيه من إزالة التشبيه، ودفع الشبهة، بل قد روي عنهم ما دل على إبطاله...)...
🔹 ذكر ما قاله شيخ الإسلام ابن تيمية رحمه الله:
قال: (إن جميع ما في القرآن من آيات الصفات، فليس عن الصحابة اختلاف في تأويلها؛ وقد طالعت التفاسير المنقولة عن الصحابة، وما رووه من الحديث، ووقفت من ذلك على ما شاء الله تعالى من الكتب الكبار والصغار أكثر من مائة تفسير، فلم أجد -إلى ساعتي هذه- عن أحد من الصحابة أنه تأول شيئاً من آيات الصفات, أو أحاديث الصفات بخلاف مقتضاه المفهوم المعروف، بل عنهم من تقرير ذلك وتثبيته، وبيان أن ذلك من صفات الله ما يخالف كلام المتأولين ما لا يحصيه إلا الله...) (2) .
🔸 ذكر ما قاله الأوزاعي إمام الشام رحمه الله:
قال: (كنا والتابعون متوافرون نقول: إن الله تعالى ذكره فوق عرشه، ونؤمن بما وردت السنة به من صفاته جل وعلا) (3) .
🍁ثانيا: إجماع أهل السنة وأصحاب الحديث:
🔹 ذكر ما قاله أبو عيسى الترمذي رحمه الله:
وذلك عقب روايته لحديث في فضل الصدقة، فيه ذكر صفة اليمين للرحمن جل ذكره، قال أبو عيسى: (وقد قال غير واحد من أهل العلم في هذا الحديث وما يشبه هذا من الروايات من الصفات، ونزول الرب تبارك وتعالى كل ليلة إلى السماء الدنيا. قالوا: قد ثبتت الروايات في هذا، ويؤمن بها، ولا يتوهم، ولا يقال كيف؟ هكذا روي عن مالك بن أنس, وسفيان بن عيينة, وعبد الله بن المبارك أنهم قالوا في هذه الأحاديث: أمروها بلا كيف، وهكذا قول أهل العلم من أهل السنة والجماعة...) (4) .
🔸 ذكر ما قاله أبو عمر يوسف بن عبد البر رحمه الله:
قال: (أهل السنة مجمعون على الإقرار بالصفات الواردة كلها في القرآن والسنة والإيمان بها، وحملها على الحقيقة لا على المجاز، إلا أنهم لا يكيفون شيئاً من ذلك ولا يحدون فيه صفة محصورة.
وأما أهل البدع, والجهمية, والمعتزلة كلها، والخوارج: فكلهم ينكرها ولا يحمل شيئاً منها على الحقيقة، ويزعمون أن من أقر بها مشبه، وهم عند من أثبتها نافون للمعبود، والحق فيما قاله القائلون بما نطق به كتاب الله وسنة رسول الله صلى الله عليه وسلم وهم أئمة الجماعة) (5) .
🔹 ذكر ما قاله أبو عثمان الصابوني رحمه الله:
قال: (إن أصحاب الحديث المتمسكين بالكتاب والسنة... يعرفون ربهم عز وجل بصفاته التي نطق بها وحيه وتنزيله، أو شهد له بها رسوله صلى الله عليه وسلم على ما وردت به الأخبار الصحاح، ونقلته العدول الثقات عنه، ويثبتون له (جل جلاله) منها ما أثبته لنفسه في كتابه وعلى لسان رسوله صلى الله عليه وسلم... ولا يحرفون الكلم عن مواضعه... تحريف المعتزلة والجهمية... وقد أعاذ الله أهل السنة من التحريف, والتكييف, والتشبيه...) (6) .
🔸 ذكر ما قاله محيي السنة البغوي (رحمه الله):
وذلك عند تفسيره لقوله تعالى: ثُمَّ اسْتَوَى عَلَى العَرْشِ [الأعراف: 54] قال رحمه الله: (أولت المعتزلة الاستواء بالاستيلاء, فأما أهل السنة يقولون: الاستواء على العرش صفة لله تعالى بلا كيف، يجب على الرجل الإيمان به، ويكل العلم فيه إلى الله عز وجل) (7) .
🍁ثالثا: إجماع الفقهاء وأئمة العلم:
🔹 ذكر ما قاله محمد بن الحسن – صاحب أبي حنيفة – رحمهما الله تعالى قال: (اتفق الفقهاء كلهم من المشرق إلى المغرب على الإيمان بالقرآن والأحاديث التي جاء بها الثقات عن رسول الله صلى الله عليه وسلم في صفة الرب عز وجل من غير تفسير, ولا وصف, ولا تشبيه، فمن فسر شيئاً من ذلك خرج مما كان عليه النبي صلى الله عليه وسلم وفارق الجماعة، لأنه وصفه بصفة لا شيء) (8) .
🔸 ذكر ما قاله محمد بن إسحاق بن خزيمة رحمه الله:
قال: (فنحن وجميع علمائنا من أهل الحجاز, وتهامة, واليمن, والعراق, والشام, ومصر مذهبنا: أنا نثبت لله ما أثبته لنفسه؛ نقر بذلك بألسنتنا، ونصدق بذلك بقلوبنا من غير أن نشبه وجه خالقنا بوجه أحد من المخلوقين، وعز ربنا عن أن نشبهه بالمخلوقين، وجل ربنا عن مقالة المعطلين، وعز أن يكون عدماً كما قاله المبطلون؛ لأنه ما لا صفة له، تعالى الله عما يقول الجهميون الذين ينكرون صفات خالقنا، الذي وصف الله بها نفسه في محكم تنزيله، وعلى لسان نبيه محمد صلى الله عليه وسلم) (9) ....
🔹 ذكر ما قاله أبو عمر بن عبد البر رحمه الله:
