en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
3 817
Subscribers
-124 hours
-227 days
-7330 days
Posts Archive
طبعا إلى أسوأ Sidee Xaalkaada Ahaan Lahaa Hadii Aad Arki Laheyd Wiilkaada Oo Mustaqbalka Raganimadiisa Raja Badan Aad Ka Lahe
طبعا إلى أسوأ Sidee Xaalkaada Ahaan Lahaa Hadii Aad Arki Laheyd Wiilkaada Oo Mustaqbalka Raganimadiisa Raja Badan Aad Ka Laheyd "Sida In Uu Tarankaada Badiyo Oo Kale" Isaga Hormoon Dumarnima Isticmaalay Dumarna Noqday. Waxaas Waaye Waxa Ku Dhacaayo Dadka Dadnimadooda La Nasakhay Xayawaankana Ka Liidanaaday #Reer_Galbeed Ee Hadana Isku Sheego Horomar Iyo Aqoon. Aabe Gaal Ah 👆 Oo Xanuun Nafsi Ah Ka Dareemaayo Is Dumareenta Wiilkiisa.

In ka badan 200 meyd tahriibeyaal ah oo lagu helay xeebaha wadanka Tunisia.
In ka badan 200 meyd tahriibeyaal ah oo lagu helay xeebaha wadanka Tunisia.

عن معاذ بن جبل قال: قال رسول الله : { ألا أخبركم بخير أعمالكم وأزكاها عند مليككم، وأرفعها في درجاتكم، وخير لكم من إنفاق الذهب والفضة، ومن أن تلقوا عدوكم فتضربوا أعناقهم، ويضربوا أعناقكم } قالوا: بلى يا رسول الله. قال: { ذكر الله عز وجل } [رواه أحمد].

🌼 أذكار الصباح 🌸 #سمير_البشيري

Hadii aad inuun rabto inaad ku xidhnaato janalada ufiican telegramka somaalida waa kuwan ee ka xulo: ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ https://t.me/baraarujiawoodahaaga KOOXDA KULMIS 1⃣ 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Somali motivational Ꙭ: Hoyga sheekooyinka Ꙭ:  Meegaar ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: MUCJISADA WAARAYSA Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ:MUCJISADA QURAANKA Ꙭ: DhambaalXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA Ꙭ Hoyga_AkhriskaTOOSAAD COM ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Akaasi Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Xul iyo xikmo ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Dood cilmiyeed Ꙭ: Sheekooyin jacayl Ꙭ:  Meegaar Ꙭ: Faa'ido 24 ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA Ꙭ: WAAYO ARAG Ꙭ: Liibaanta aakhiro chanel ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKAN Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA Ꙭ: Murti kaab ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: QALINKA 24 Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA Ꙭ:Wehelka bulshada Ꙭ: Murti kaab ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel Ꙭ:Dood cilmiyaysan ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: Waayo arag Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada noloshaFAAFINTA DIINTA ISLAAMKA 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 Ꙭ: Noloshu waa guul Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ :faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon Ꙭ:Dood cilmiyeeeka ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎ ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ☞︎︎︎ NASIIB 124 ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga. Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah. Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso. Halkan iska diwan gali 👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Caamiga caqliga leh waxaan ma aqbalaayo sidee ku ogolaaday wadaad cilmi u nasab sheegta🤔

Repost from Salah Muse Hassan
▪️روى عبدُ اللّٰه بن وهبٍ ، عن عمرو بن الحارث ، عن اللّجلاجِ مولىٰ عبد العزيز بن مروانَ ؛ عن جابرِ بن عبد اللّٰه ، عن النَّبيِّ ﷺ أنَّه ذكرَ السَّاعةَ الّتي في الجمعةِ فقال " التمســوها آخر السَّاعات بعدَ العصر '' Jaabir ibnu cabdi-llaahi waxaa laga wariyay uu ka wariyay Nabiga scw in nabiga scw uu sheegay saacada ku jirto maalinta jumcaha ah (saacatu ijaabah) wuxuu yiri nabiga scw: "Ka raadiya (saacatu ijaabah) saacadaha u dambeeyo ee casirka ka dib " ذكر ابن عساكر : " أصاب العمى الصلت بن بسطام، فجلس إخوانه يدعون له عصر الجمعة، وقبل الغروب عطس عطسة، فرجع بصره ". 📕(كتاب تاريخ دمشق) Ibnu casaakir wuxuu sheegay: " indha la'aan ayaa ku dhacday ninka la dhahaayo assaltu bini basdaam , walaalahiis way fadhiisteen goor casirka jumcaha ah iyaga oo u docaynaayo, inta aysan qoraxda dhicin ka hor wuu hindhisooday hindhiso, aragiisa ayaa u soo laabtay." 📕(Kitaabka taariikhda dimashq)

Repost from Salah Muse Hassan
صَلىٰ عَليِكَ اللُّه يَا مَن ذِكرُهُ شَرَحَ الصُّدُورَ وَطَيَّبَ الآفَاقَا إِنْ لَم نَكُن مِمَن رَآكَ فَإِنَّنَا تَوقًا إِلِيكَ نُعَانِقُ الأَشْوَاقَا! 💔 اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِم عَلَى نَبِينَا مُحَمَّد

sticker.webp0.29 KB

sticker.webp0.20 KB

Repost from Salah Muse Hassan
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١) Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri: 1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١)

🖋أَبُو جَعْفَرٍ الرَّازِيُّ: عَنْ قَتَادَةَ، عَنْ مُطَرِّفٍ، قَالَ: "إِنَّ هَذَا المَوْتَ؛ قَدْ أَفْسَدَ عَلَى أَهْلِ النَّعِيْمِ نَعِيْمَهُم، فَاطْلُبُوا نَعِيْمًا لاَ مَوْتَ فِيْهِ". ["السِّيَر" للذّهبيّ (٤/١٩٠،١٩١)]

#Libaax 🦁iyo #Dameer🫏 Sheeko Ka Tarjumeyso Madaxda U Taliso Muslimiinta. Dhib Badan Ka Dib Libaaxyada Waxey Ugaarteen Dameer, Libaaxyadii Mid Ka Mid Ah Ayaa Yiri: Ha Dilina Dameerka, Waxeyna Sheegteen Dameerkaan In Uu Iyaga Ka Mid Yahay Ilaa Jaceylkiisa Iyo Xiktaaladiisa Libaaxyada Ay Noqdeen, Marka Ay Meeshaas Mareyso Ayey Usoo Celiyeen Dameerada Isagoo U Matalaayo Madax Laga Taageero Libaaxyada Dhankooda Waxaa Ka Heebeystay Dameerada Wayna Weyneeyeen, Qofka Khilaafo Dameerkaas Ama Amar Diido Ku Sameeyo Wuxuu Ahaa Mid Uu Qabto Ilaa La gaaro Goorta Booqashada Libaaxyada Markaas Ayuu Cunto Camal U Siinaayay, Sidaas Ayey Libaaxyada Kaga Nasteen Dhibta U Gaarta," "Dameerka🫏 Marka Loo Fiiriyo Dameerada Uu La Joogo Wuxuu Ahaa Libaax Marka Libaaxyada🦁 Loo Fiiriyana Wuxuu Ahaa Dameer," Waa Xaalka Kuwa Sheegto In Ay Bulsho Muslimiin Ah Madax U Yihiin. #Dadnimadiina Ha Iloobina #Soomaali_Muslim

Alle Ha U Naxariisto Qaariga Masaariga Ahaa Ee Sh Cabdul-laahi Kaamil Oo Maanta Ku Geeriyooday Wadanka Mareekanka New York.
Alle Ha U Naxariisto Qaariga Masaariga Ahaa Ee Sh Cabdul-laahi Kaamil Oo Maanta Ku Geeriyooday Wadanka Mareekanka New York.

Wadamada Carabta Labiska Dumarka Macatableyda Ay Ku Labisa Jireen Gumeystaha Reer Galbeedka Ka Hor. #Dumarka Waa Khaali Qiima
+1
Wadamada Carabta Labiska Dumarka Macatableyda Ay Ku Labisa Jireen Gumeystaha Reer Galbeedka Ka Hor. #Dumarka Waa Khaali Qiimaheeda Aan La Goynin Waxaa U Hanqal Taago Rag Kasta Oo Dareen Leh, Waa Dheyman U Baahan In Cidla Looga Tagin Lagana War Haayo Oo La Asturo Si Loo Ilaaliyo Qiimaheeda Iyo Sharafkeeda, Sheyga Qaaliga Ah Hadii La Dayaco Ama La Dhigo Meel Aan Munaasab Ahayn Ama Asturka Laga Qaado Waxaa Arkaayo Qof Kasta Wuxuuna Halis U Galayaa In La Xado In La Xoogo In Indhaha Laga Buuxsado Oo Uu Qiimo Dhaco, Saas Darteed Shareecadeena Waxey Dumarka Amartay Maadaama Ay Qaali Yihiin In Ay Is Asturaan Guryaha Joogaan Ajaanibtana Jirkooda Ka Qariyaan Si Aan Xumo Lala Dacin Il Xun-na U Arkin. Sawir 👆 Gabar Masaari Ah Sanadka Marka Uu Ahaa 1900 Sawir 👆 Gabar Filistiini Ah Sanadka Marka Uu Ahaa 1900 #Xijaabka_Sharciga_Waa_Qurux

Kenya 73 Baqti Ah Oo U Dhintay Baahi Si Ay Ola Kulmaan Ilaahooda Yasuuc. Baadariga Bool Makinzi Ayaa Ku Yiri: "Hadaad Rabtaan Ilaaha Yasuuc In Aad La Kulantaan Jana-na Aad Gashaan Baahi U Dhinta". Gaalada Baahida isu Dilay Tiradooda Waxey Mareysaa 73 Marka Aad Aqriso faalooyinka Bulshada Muslimka Ah Waxaa Hadalkooda U Badan In Ya leeyihiin: الحمد لله على نعمة الإسلام الحمد لله على نعمة التوحيد Dhabtii Waa Sida Ilaah Wuxuu Nagu Deeqay Diin Aad Qiimo Badan Toosnaan Iyo Xikmad Ku Saleysan Diida Wax Walbo Oo Xun Ogol Wax Walbo Oo wanaagsan.

🪢 #Caqiidada_Qofka Sugo Cilmiga Ayaa U Furmo Una Sugmo #Qofka Towxiidka Barto Waxaa U Fudud Iska Jirida Shirkiga #Qofka Sunada Barto Waxaa U Fudud Iska Jirida Bidcada. Sheekheena Axmad Binu Cumar Al-Xaazimi Ilaah Xabsiga Ha Ka Soo Daayee Wuxuu Yiri: "Waajib Waxaa U Waajibsan Waa Barashada Towxiidka Allah Isaga Ayaa Ah Wax Muhiim Ah Waxa Oogu Muhiimsan, Wuxuuna Ka Muhiimsan Yahay Culuumta Oo Dhan Iskaba Daayee Culuumta Oo Dhan Isaga Ayey Farac Ka Tahay Goor Uu Towxiidka Yahay Asal Wixii Kasoo Harayna Ay Yihiin Farac". Fudeyl Binu Ciyaad Wuxuu Yiri: Qofka Sunada Sugo Bidcada Ayaa U Cadaaneyso.

✋️ Noqo Qof Cafis Badan Aarsigana Iska Ilow. Imaamu Ibnu Taymiya Wuxuu Ku Yiri Kitaabkiisa Jaamicul-Masaa'il "Qofna Uma Aarsa
✋️ Noqo Qof Cafis Badan Aarsigana Iska Ilow. Imaamu Ibnu Taymiya Wuxuu Ku Yiri Kitaabkiisa Jaamicul-Masaa'il "Qofna Uma Aarsado Naftiisa Hadey Dhacdo Arinkaas Wuxuu Dhaxalsiiyaa Dulli Liidnaan Uu Naftiisa Ka Dareemaayo, Haduu Iska Cafiyo Alle Ayaa Cizeynaayo Oo Sharfaayo" Bar Naftaada Cafiska Iyo Dulqaadka.

قال شيخ الإسلام ابن تيمية رحمه الله تعالى : من فر من حكم الله و رسوله أمرا أو خبرا ، أو ارتد عن الإسلام أو بعض شرائعه خوفا من محذور في عقله أو عمله أو دينه أو دنياه ، كان ما يصيبه من الشر أضعاف ما ظنه شرا في اتباع الرسول ، قال تعالى ( ألم تر إلى الذين يزعمون أنهم آمنوا بما أنزل إليك و ما أنزل من قبلك يريدون أن يتحاكموا إلى الطاغوت و قد أمروا أن يكفروا به و يريد الشيطان أن يضلهم ضلالا بعيدا ، و إذا قيل لهم تعالوا إلى ما أنزل الله و إلى الرسول رأيت المنافقين يصدون عنك صدودا ، فكيف إذا أصابتهم مصيبة بما قدمت أيديهم ثم جاءوك يحلفون بالله إن أردنا إلا إحسانا و توفيقا ، أولئك الذين يعلم الله ما في قلوبهم فأعرض عنهم و عظهم و قل لهم في أنفسهم قولا بليغا ) . [ النبوات ] 📚

رحمه الله رحمة واسعة وأسكنه فسيح جناته
رحمه الله رحمة واسعة وأسكنه فسيح جناته