Salah Muse Hassan
Ir al canal en Telegram
4 068
Suscriptores
-324 horas
-347 días
-12230 días
Archivo de publicaciones
4 066
Wadamada Carabta Labiska Dumarka Macatableyda Ay Ku Labisa Jireen Gumeystaha Reer Galbeedka Ka Hor.
#Dumarka Waa Khaali Qiimaheeda Aan La Goynin Waxaa U Hanqal Taago Rag Kasta Oo Dareen Leh, Waa Dheyman U Baahan In Cidla Looga Tagin Lagana War Haayo Oo La Asturo Si Loo Ilaaliyo Qiimaheeda Iyo Sharafkeeda, Sheyga Qaaliga Ah Hadii La Dayaco Ama La Dhigo Meel Aan Munaasab Ahayn Ama Asturka Laga Qaado Waxaa Arkaayo Qof Kasta Wuxuuna Halis U Galayaa In La Xado In La Xoogo In Indhaha Laga Buuxsado Oo Uu Qiimo Dhaco, Saas Darteed Shareecadeena Waxey Dumarka Amartay Maadaama Ay Qaali Yihiin In Ay Is Asturaan Guryaha Joogaan Ajaanibtana Jirkooda Ka Qariyaan Si Aan Xumo Lala Dacin Il Xun-na U Arkin.
Sawir 👆 Gabar Masaari Ah Sanadka Marka Uu Ahaa 1900
Sawir 👆 Gabar Filistiini Ah Sanadka Marka Uu Ahaa 1900
#Xijaabka_Sharciga_Waa_Qurux
4 066
Kenya 73 Baqti Ah Oo U Dhintay Baahi Si Ay Ola Kulmaan Ilaahooda Yasuuc.
Baadariga Bool Makinzi Ayaa Ku Yiri: "Hadaad Rabtaan Ilaaha Yasuuc In Aad La Kulantaan Jana-na Aad Gashaan Baahi U Dhinta".
Gaalada Baahida isu Dilay Tiradooda Waxey Mareysaa 73 Marka Aad Aqriso faalooyinka Bulshada Muslimka Ah Waxaa Hadalkooda U Badan In Ya leeyihiin:
الحمد لله على نعمة الإسلام
الحمد لله على نعمة التوحيد
Dhabtii Waa Sida Ilaah Wuxuu Nagu Deeqay Diin Aad Qiimo Badan Toosnaan Iyo Xikmad Ku Saleysan Diida Wax Walbo Oo Xun Ogol Wax Walbo Oo wanaagsan.
4 066
🪢 #Caqiidada_Qofka Sugo Cilmiga Ayaa U Furmo Una Sugmo #Qofka Towxiidka Barto Waxaa U Fudud Iska Jirida Shirkiga #Qofka Sunada Barto Waxaa U Fudud Iska Jirida Bidcada.
Sheekheena Axmad Binu Cumar Al-Xaazimi Ilaah Xabsiga Ha Ka Soo Daayee Wuxuu Yiri:
"Waajib Waxaa U Waajibsan Waa Barashada Towxiidka Allah Isaga Ayaa Ah Wax Muhiim Ah Waxa Oogu Muhiimsan, Wuxuuna Ka Muhiimsan Yahay Culuumta Oo Dhan Iskaba Daayee Culuumta Oo Dhan Isaga Ayey Farac Ka Tahay Goor Uu Towxiidka Yahay Asal Wixii Kasoo Harayna Ay Yihiin Farac".
Fudeyl Binu Ciyaad Wuxuu Yiri: Qofka Sunada Sugo Bidcada Ayaa U Cadaaneyso.
4 066
✋️ Noqo Qof Cafis Badan Aarsigana Iska Ilow.
Imaamu Ibnu Taymiya Wuxuu Ku Yiri Kitaabkiisa Jaamicul-Masaa'il
"Qofna Uma Aarsado Naftiisa Hadey Dhacdo Arinkaas Wuxuu Dhaxalsiiyaa Dulli Liidnaan Uu Naftiisa Ka Dareemaayo, Haduu Iska Cafiyo Alle Ayaa Cizeynaayo Oo Sharfaayo"
Bar Naftaada Cafiska Iyo Dulqaadka.
4 066
Repost from متبعي الأثر - ASAL RAAC
قال شيخ الإسلام ابن تيمية رحمه الله تعالى :
من فر من حكم الله و رسوله أمرا أو خبرا ، أو ارتد عن الإسلام أو بعض شرائعه خوفا من محذور في عقله أو عمله أو دينه أو دنياه ، كان ما يصيبه من الشر أضعاف ما ظنه شرا في اتباع الرسول ، قال تعالى ( ألم تر إلى الذين يزعمون أنهم آمنوا بما أنزل إليك و ما أنزل من قبلك يريدون أن يتحاكموا إلى الطاغوت و قد أمروا أن يكفروا به و يريد الشيطان أن يضلهم ضلالا بعيدا ، و إذا قيل لهم تعالوا إلى ما أنزل الله و إلى الرسول رأيت المنافقين يصدون عنك صدودا ، فكيف إذا أصابتهم مصيبة بما قدمت أيديهم ثم جاءوك يحلفون بالله إن أردنا إلا إحسانا و توفيقا ، أولئك الذين يعلم الله ما في قلوبهم فأعرض عنهم و عظهم و قل لهم في أنفسهم قولا بليغا ) .
[ النبوات ] 📚
4 066
من أذكار الصباح والمساء
"أصبحنا على فطرة الإسلام وعلى كلمة الإخلاص وعلى دين نبينا محمد صلى الله عله وسلم وعلى ملة أبينا إبراهيم حنيفا مسلم وما كان من المشركين"
4 066
من أذكار الصباح والمساء
"أصبحنا على فطرة الإسلام وعلى كلمة الإخلاص وعلى دين نبينا محمد صلى الله عله وسلم وعلى ملة أبينا إبراهيم حنيفا مسلم وما كان من المشركين"
4 066
Ibnu Rajab Kitaabkiisa Ladaa'iful-Macaarif b(132) Wuxuu Ku Yiri:
"Dadka Xiliyada Fitantu Jirto Waxey Raacayaan Waxa Ay Iyagu Jecleysteen Umana Laabanayaan Diin, Markaa Xaalkooda Wuxuu Ahaanayaa Mid U Eg Xaalka Jaahiliyada.
Waxaan Iri: Ibnu Rajabow Hadaad Arki Laheyd Xiliga Aan Joogno Xaalka Sida Uu Yahay Shabiih Wuu Dhaafay Wuxuu Marayaa Mathiil Waxaan Mareynaa Gaalada Kuwooda Oogu Dhaqanka Xumaa In Aaan Umadeena U Gacan Galinay Dhaqankoodana Lagu Qasbo Iyaga Oo Gaalada Loo Tusiyo Saaxiib Iyo Walaal Muslimka Ka Dhaw
والله المستعان.
4 066
Siyaasiyiin kanadiyaan ah oo xirtay #kawo dumar oo midab ubax leh iyaga oo isu ekeysiinaayo dumarka Una dan leh taageerida arimaha dumarka.
Reer #dimuqraadi dhaqankooda wa kaa liito wali ma arkina miyaa liidnaanta #dimuqraadiyada.
4 066
Dadkeyga waa dad diinta ku roon hadaan hada gacan qaban oo aan la toosina habka wanaagsan-na aan loo tilmaaamin kuwaan wey ka dari doonaan.
Soomaalida wanaag wey taqaan xumaan wey taqaan labadaba waa kuwa ku daran.
4 066
Wadaadkaas👆 warkiisa sifiican u dhageysta qorshaha ay adeegsadaan gaalada.
dadka diinta iyo dadnimada waxaa looga tirayaa si aynan dareemeynin.
4 066
Repost from Salah Muse Hassan
#DAAWO
Tuslaaha dhabta ah ee soomaalida diinta iyo dhaqanka iyo afkaba looga badalay.
1= Ciidamo gumaysi
2= Dhaqan galin wax barasho gumaysi
3= Idaacado meel mariyo danaha gumaysiga
4= Qaadashada Dimuqraadiyo
Ugu dambayn waxay noqotay soomaaliga isaga oo muslim ayaan ahay ku leh in uu diinta la diriro.
Waa #rahii_biyaha_kulul lagu riday
4 066
#muqdisho
Dadkaas waxey dhihi rabaan ilaah ayaan caabudeynaa shaciiro islaam ayaan weyneyneynaa hadane macaasi iyo damb ilaah laga galo ayey meesha la yimaadeen rag iyo dumar isku daran #ma qof soomaali ah ayaa jira oo aan garaneynin rag iyo dumar sida loo kala istaago mise nidaam u taliyo oo kala hagaajiyo ayaan jirin oo isku dhax yaac ayaa dhacay. Arinka haduu saan sii ahaado waa la arki doonaa soomaalida oo jahliga inta ka batay rag iyo hal saf isula jiro.
Nidaam calmaani dimuqraadi ah ma daneeyo dadka diintooda dalka wuu fasaadiyaa.
4 066
Ciid mubarak
Hadii aad inuun rabto inaad ku xidhnaato janalada ufiican telegramka somaalida waa kuwan ee ka xulo:
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS 1⃣
🔆✿❀ - ❀✿🔆
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Somali motivational
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
Ꙭ: Meegaar
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: MUCJISADA WAARAYSA
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:MUCJISADA QURAANKA
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA
Ꙭ Hoyga_Akhriska
■ TOOSAAD COM
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Akaasi
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Xul iyo xikmo
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Dood cilmiyeed
Ꙭ: Sheekooyin jacayl
Ꙭ: Meegaar
Ꙭ: Faa'ido 24
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: DAYAXA DUNIDA
Ꙭ: WAAYO ARAG
Ꙭ: Liibaanta aakhiro chanel
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
Ꙭ: Murti kaab
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA
Ꙭ:Wehelka bulshada
Ꙭ: Murti kaab
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel
Ꙭ:Dood cilmiyaysan
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: Waayo arag
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
✅FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
Ꙭ: Noloshu waa guul
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ :faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
Ꙭ:Dood cilmiyeeeka
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso.
Halkan iska diwan gali
👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 066
🌺🌻 مع أطيب النفحات الإيمانية المتعطرة نرسل إليكم باقة من الزهور💐 لكل من هو غالي ومحبوب لإتيان عيد الفطر نسألك يا الله أن تعيده علينا بالخير. 🌸🌼
4 066
Repost from متبعي الأثر - ASAL RAAC
خلاصة القول:
أن أرجح المذاهب في الباب من حيث الجملة مذهب القائلين: أن الجمعة تصير رخصة بعد صلاة العيد.
وأرجح مذاهب القائلين بالرخصة: مذهب عطاء ومن وافقه في أن الجمعة والظهر لا يجبان على من صلى العيد لقوة أدلتهم،
والجواب عن أدلة المخالفين بأجوبة ظاهرة غير متكلفة، وبالله تعالى التوفيق
وصلى الله وسلم على محمد وآله وصحبه أجمعين.
كتبه أبو سلمان الصومالي (١٤٣٣/١٢/١١هـ)
Daarul Xadiith
4 066
Repost from متبعي الأثر - ASAL RAAC
اجتماع العيدين واختلاف العلماء فيه.
للشيخ حسان حسين آدم (أبو سلمان)
¡Ya disponible! Investigación de Telegram 2025 — los principales insights del año 
