Salah Muse Hassan
Відкрити в Telegram
4 037
Підписники
-624 години
-337 днів
-12530 день
Архів дописів
4 037
(إِلَّا تَنصُرُوهُ فَقَدْ نَصَرَهُ اللَّهُ) [التوبة: 40]،
Allaah subxaanahu watacaalaa waxuu ku yiri kitaabkiisa sharafta badan asagoo ka hadlaayo uhiilinta nabigiisa muxamad ﷺ:
(إِلَّا تَنصُرُوهُ فَقَدْ نَصَرَهُ اللَّهُ) [التوبة: 40]،
((Hadaydan u gargaarin nabiga waxaa u gargaaray Allaah))
Aayadaan waxay daliil u tahay in Allaah subxaanahu watacaalaa kafaala qaaday Uhiilinta nabigiisa ﷺ xitaa dadkoo dhan haday ka wada haraan,
Allaah asaga ayaa nabigiisa sharafta badan oogu yaboohay in uu u hiilinaayo, u gargaarayo, sugi doono, xasili doono, saas darteed uhiilinta nabiga waxaa loo arkaa waxyaabaha Allaah loogu dhawaado,
Allaah asaga ayaa ku adag oo ghaalib ku ah taladiisa iyo amarkiisa,
qof walba oo isku dayo in uu suurad xumeeyo siirada nabiga sharafta badan ee odgoonka badan, eray haku suurad xumeeyo, ama xaqiiqdoo la leexiyo, ama shaki galin risaalada nabiga ﷺ ama sawiro nabiga lagu xumeynaayo,
waxuu la kulmi doonaa ciqaabta Allaah aduun iyo aakhiro.
#Xigasho
mawdoo3.com
Turjumaaye
#Macalin_saalax_macalin
Share gareeya kusoo biira channelkan 👇
@uhiilinta42nabiga
4 037
أذكـار الـصـبـاح والـمـسـاء الـصـحـيـحـة.
1⃣ ((اللَّهمَّ أنتَ ربِّي لا إلَهَ إلَّا أنتَ ، خَلقتَني وأَنا عبدُكَ ، وأَنا على عَهْدِكَ ووعدِكَ ما استطعتُ ، أعوذُ بِكَ من شرِّ ما صنعتُ ، أبوءُ لَكَ بنعمتِكَ عليَّ ، وأبوءُ لَكَ بذنبي فاغفِر لي ، فإنَّهُ لا يغفرُ الذُّنوبَ إلَّا أنتَ)). صحيح البخاري.
2⃣ (سبحانَ اللهِ وبحمدِه) مائةَ مرةٍ. صحيح مسلم.
3⃣ (أعوذُ بكلمات الله التاماتِ من شرِّ ما خلق). صحيح مسلم.
4⃣ (اللهم فاطرَ السمواتِ والأرضِ عالمَ الغيبِ والشهادةِ ربَّ كلِّ شيءٍ ومليكَه ، أشهدُ أن لا إله إلا أنت ، أعوذُ بك من شرِّ نفسي ، وشرِّ الشيطانِ وشِرْكِه). صحَّحه الألباني.
5⃣ (اللهم إني أسألُك العافيةَ في الدنيا والآخرةِ ، اللهم إني أسألُك العفوَّ والعافيةَ في ديني ودنياي وأهلي ومالي ، اللهم استرْ عورتي وآمنْ روعاتي ، اللهم احفظْني مِن بين يديَّ ومن خلفي وعن يميني وعن شمالي ومن فوقي ، وأعوذُ بعظمتِك أن أُغتالَ مِن تحتي). صحَّحه الألباني.
6⃣ (إذا أصبح أحدُكم فلْيَقُلْ : اللهم بك أصبحْنا ، وبك أمسيْنا ، وبك نحيا ، وبك نموتُ ، وإليك النُّشورُ ، وإذا أمسى فلْيَقُلْ : اللهم بك أمسَيْنا وبك أصبحْنا ، وبك نحيا ، وبك نموتُ ، وإليك المصير). (صحيح الجامع).
7⃣ (لا إلهَ إلَّا اللهُ وحدَه لا شريكَ له ، له المُلْكُ وله الحمْدُ ، وهو على كلِّ شيءٍ قديرٌ : يومٍ مائةَ مرَّةٍ). صحيح البخاري.
8⃣ (يا حيُّ يا قيُّومُ برحمتِك أستغيثُ ، أَصلِحْ لي شأني كلَّه ، و لا تَكِلْني إلى نفسي طرفةَ عَيْنٍ). صحيح الترغيب.
9⃣ كانَ نَبِيُّ اللهِ صَلَّى اللَّهُ عليه وَسَلَّمَ ، إذَا أَمْسَى قالَ : أَمْسَيْنَا وَأَمْسَى المُلْكُ لِلَّهِ ، وَالْحَمْدُ لِلَّهِ لا إلَهَ إلَّا اللَّهُ ، وَحْدَهُ لا شَرِيكَ له قالَ : أُرَاهُ قالَ فِيهِنَّ : له المُلْكُ وَلَهُ الحَمْدُ وَهو علَى كُلِّ شيءٍ قَدِيرٌ ، رَبِّ أَسْأَلُكَ خَيْرَ ما في هذِه اللَّيْلَةِ وَخَيْرَ ما بَعْدَهَا ، وَأَعُوذُ بكَ مِن شَرِّ ما في هذِه اللَّيْلَةِ وَشَرِّ ما بَعْدَهَا ، رَبِّ أَعُوذُ بكَ مِنَ الكَسَلِ وَسُوءِ الكِبَرِ ، رَبِّ أَعُوذُ بكَ مِن عَذَابٍ في النَّارِ وَعَذَابٍ في القَبْرِ.
وإذَا أَصْبَحَ قالَ ذلكَ أَيْضًا : أَصْبَحْنَا وَأَصْبَحَ المُلْكُ لِلَّهِ. صحيح مسلم.
🔟 (رضيتُ باللهِ ربًّا وبالإسلامِ دينًا وبمحمَّدٍ صلَّى اللهُ عليهِ وسلَّمَ نبيًّا). ثلاث مرات. [حسَّنه الإمام ابن حجر العسقلاني].
1⃣1⃣ (قراءة سورة الإخلاص والمعوذتين ثلاث مرات). حسَّنه الألباني.
2⃣1⃣ (بسمِ اللَّهِ الَّذي لا يضرُّ معَ اسمِهِ شيءٌ في الأرضِ ولَا في السَّماءِ ، وَهوَ السَّميعُ العليمُ ثلاثَ مرَّاتٍ). حسَّنه الألباني.
3⃣1⃣ (حسبيَ اللهُ لا إلهَ إلا هو عليه توكلتُ وهو ربُّ العرشِ العظيمِ) سبعَ مراتٍ. جاء موقوفا على أبي الدرداء بإسناد جيد.
4⃣1⃣ (سبحان اللهِ وبحمدِه ، عددَ خلقِه ورضَا نفسِه وزِنَةِ عرشِه ومِدادَ كلماتِه). ثلاث مرات. رواه مسلم.
5⃣1⃣ (اللَّهمَّ عافِني في بَدَني ، اللَّهمَّ عافِني في سَمْعي ، اللَّهمَّ عافِني في بَصَري ، لا إلهَ إلَّا أنتَ) ثَلاث مرات.
(اللَّهمَّ إنِّي أَعوذُ بكَ منَ الكُفرِ والفَقرِ ، اللَّهمَّ إنِّي أَعوذُ بِكَ مِن عَذابِ القَبرِ ، لا إلهَ إلَّا أنتَ). [ثَلاث مرات]. حَسَّنه الألباني.
4 037
النبي ﷺ وصل إلى سدرة المنتهى، وأول ما رجع عاد يأكل مع الفقراء وينام على على الحصير أي تواضع هكذا
4 037
Sidee loogu gargaaraa ?
Nabiga suuban looguma gargaaro eray oo kaliya, ee waxaa loo baahan yahay in la raaco sunnada nabiga calayhi salaatu wasalaam, lana fuliyo awaamiirtiisa iyo dardaarankiisa, lana raaco axdigiisii ahaa fidinta dacwada islaamka ee waartada ah, iyo u hogaansanaanta arrimaha diinta toosan iyo cilmiga uu la yimid nabiga ﷺ,
Sababtoo ah taageerada Rasuulku waxay nooga baahan tahay inaan tusaale dhab ah u noqonno dadka kale, si aan oogu noqonno beddel wanaagsan Nabiyada iyo Rususha #Nabiga oogu kheyrka badan,
Muslimiinta waa ummaddii nabiga Muxammadﷺ, waana inaan dhammaanteen noqonno inta magacani
le'eg yahay #أمة_محمد.
#Xigasho
mawdoo3.com
Turjumaaye
#Macalin_saalax_macalin
Share gareeya kusoo biira channelkan 👇
@uhiilinta42nabiga
4 037
NASHIIDO HALIS AH 👌
فداك العباد وجند شداد
حماة أباة لخير الورى⚘
SHARE GAREEYA
@uhiilinta42nabiga
4 037
⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘
✍Taageerida rasuulka Muxamed ﷺ waa mid ka mid ah muhiimada ugu weyn oo ay leeyihiin dhamaan dadka muslimiinta ah,
qofkii u hiiliya rasuulka ilaahey ﷺ, Allaah ayaa u gargaari doona kuna hanuunin doona talaabooyinkiisa, una iftiiminaya jidkiisa hanuunin doonana, gaar ahaan khataraha badan ee ka soo foodsaaraya fariinta islaamka,
Taasoo isku dayeysa inay sawir xumeyso nebiyada iyo rasuullada kan ugu sharafta badan.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sawir xumeentaasoy madax u yihiin oo ay maamulayaan kooxo badan oo xog qaldan iyo been ka sheegaya Rasuulka ﷺ.
Sidaa darteed, taageerida Rasuulkaﷺ waxay noqotay waajib saaran qof kasta oo muslim ah iyo gabar walba oo muslimad ah.
#Xigasho👇
mawdoo3.com
Turjumaaye 👇
Macalin saalax macalin
Share gareeya kusoo biira channelkan 👇
@uhiilinta42nabiga
4 037
Fanaaniinta soomaalida ( kuwo heeso ) waa dad ku nool caalam kale oo ka duwan 100% midka ay ku noolyihiin inta soomaaliga ku hadasho , soomaalidu waa muslimiin sidaan wada og nahay umana dabaal dagaal sanadka cusub , laakiin caalamkaas kale ee faanaaniinta sanadwalba waxaad maqlaysaa heblaayo ama hebel ayaa wacdaro ka dhigi doono meel heblo dabaal dagga sanadka cusub ?!
dadka ay afkooda ku heesaayaan uma dabaal dagaan mana yaqaanaan sanadka cusub ee miilaadiga , middaan waa arrin ku tusaayo in caalamkaas dhafoorada xiiran caalamkaas fuxshiga iyo niikada ka samaysan uu yahay mid bug ah oo aanan jirin , waxay ku noolyihiin caalam ka duwan midka ay ku noolyihiin xataa dadka heesahooda dhagaysto .
halkaan kama hadlayno waxa ay heesuhu yihiin ee waxaan ka hadlaynaa caalamkaas ay ku noolyihiin ee khuraafaadka iyo beenta ka samaysan .
@ OGAANSHO.
@Taariikh_somali
@Somalibooks
@Cajaaib
4 037
Maxaad ku sameysay dadkaaga, Macronow?
Dadkan dhulka ku nool ayaa ku nacay waxayna ganacsatadaada ka xayireen balaayiin doolar ka dib bilowgii qaadacaad barakaysan
Sawirku waa magaalada Algeria ee Algeria
#Qaadacaada_Wax_soosaarka_Faransiiska_45
https://t.co/aVY0b5uJL9
4 037
https://www.france-boycott.com/
أنا وقعت على بيان مقاطعة فرنسا العالمي، وقد شاركت معك الرابط لتوقع أنت أيضًا .. انصر نبيك وقاطع فرنسا .. https://www.france-boycott.com/ .. #قاطع_فرنسا .. #BoycottFrance .. #مقاطعة_المنتجات_الفرنسية38
4 037
Qofka ka daalaya u uhiilinta nabiga ﷺ ha ogaado in gaaladu ay ka daalin sawir xumeenta xabiibkeena ﷺ
Gooya oo qaadaca xoolahooda alle ha gooyee
Вже доступно! Дослідження Telegram за 2025 — головні інсайти року 
