en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
4 073
Subscribers
-524 hours
-387 days
-12230 days
Posts Archive
" Ka dhig ducooyinkaaga oo dhan inu illaahay ku cafiyo Waayo haddii illaahay ku cafiyo waxaad helaysaa baahiyahaaga oo dhan A
" Ka dhig ducooyinkaaga oo dhan inu illaahay ku cafiyo Waayo haddii illaahay ku cafiyo waxaad helaysaa baahiyahaaga oo dhan Adiga oo aan waydiisan " Ibnul qayim

Soomaaliyey madaxwaynihiinii waraysiga uu bixiyay ee uu siiyay Arab new ma aragteen ?? Wixii aan kunaqaanay un buu butaacay w
Soomaaliyey madaxwaynihiinii waraysiga uu bixiyay ee uu siiyay Arab new ma aragteen ?? Wixii aan kunaqaanay un buu butaacay wuxuu yiri "Anagu dhihi mayno Israel hala dilo ama hala Argagax galiyo, waxaan aaminsanahay in Israel dowlad noqoto Falastiin na dowlad" Oo Israel ma iyadaaba xaq uleh dhulkaa inay dowlad kadhisato waa dhul ay Falastiiniyiinta ka xoogtaye. Abdinasir Wanagsane

Olaf Scholz : la taliyaha jarmalka saacado ka hor " waxaan ka soo horjeedaa xabad joojin in ay qaza ka dhacdo arrinkaan xamaa
Olaf Scholz : la taliyaha jarmalka saacado ka hor " waxaan ka soo horjeedaa xabad joojin in ay qaza ka dhacdo arrinkaan xamaas ayuu faa'iido ugu jiraa way is hubayn " waa kadib dhimashada 15k iyo ku dhawaad 40k oo dhaawac ah . waa isla kuwa ay madaxdeena hoos ordaayaan si karaamo la'aan ah .

البلدان التي اعترضت على اقتراح في القمة الإسلامية العربية لقطع جميع العلاقات مع إسرائيل: المملكة العربية السعودية 🇸🇦 الإمار
البلدان التي اعترضت على اقتراح في القمة الإسلامية العربية لقطع جميع العلاقات مع إسرائيل: المملكة العربية السعودية 🇸🇦 الإمارات العربية المتحدة 🇦🇪 الأردن 🇯🇴 مصر 🇪🇬 البحرين 🇧🇭 السودان 🇸🇩 المغرب 🇲🇦 موريتانيا 🇲🇷 جيبوتي 🇩🇯 منقول

#Wakiilka Falastiin ee Qaramada Midoobay: Falastiiniyiinta ku nool #Gaza waxay u adkeystaan ​​dhimashada, barakaca, xanuunka
#Wakiilka Falastiin ee Qaramada Midoobay: Falastiiniyiinta ku nool #Gaza waxay u adkeystaan ​​dhimashada, barakaca, xanuunka iyo silica si aanay maskaxda bini'aadamku fahmi karin Al-Jaziira

Musiibada iyo dhibta Maanta heysata walaalkaa lasoco kaama dheera adiga Sida Aad Ola dhaqanto ayuu Alle Kuugu abaal marin doonaa. Dhaqan wanaagsan u muuji garab istaag iyo gargaarna sii ha ku fiirsanin dhibta heysato adiga oo u qoslaayo sida in imtixaan ku asiibeynin camal. إنما المؤمنون إخوة فأصلحوا بين أخويكم

Repost from Salah Muse Hassan
▪️روى عبدُ اللّٰه بن وهبٍ ، عن عمرو بن الحارث ، عن اللّجلاجِ مولىٰ عبد العزيز بن مروانَ ؛ عن جابرِ بن عبد اللّٰه ، عن النَّبيِّ ﷺ أنَّه ذكرَ السَّاعةَ الّتي في الجمعةِ فقال " التمســوها آخر السَّاعات بعدَ العصر '' Jaabir ibnu cabdi-llaahi waxaa laga wariyay uu ka wariyay Nabiga scw in nabiga scw uu sheegay saacada ku jirto maalinta jumcaha ah (saacatu ijaabah) wuxuu yiri nabiga scw: "Ka raadiya (saacatu ijaabah) saacadaha u dambeeyo ee casirka ka dib " ذكر ابن عساكر : " أصاب العمى الصلت بن بسطام، فجلس إخوانه يدعون له عصر الجمعة، وقبل الغروب عطس عطسة، فرجع بصره ". 📕(كتاب تاريخ دمشق) Ibnu casaakir wuxuu sheegay: " indha la'aan ayaa ku dhacday ninka la dhahaayo assaltu bini basdaam , walaalahiis way fadhiisteen goor casirka jumcaha ah iyaga oo u docaynaayo, inta aysan qoraxda dhicin ka hor wuu hindhisooday hindhiso, aragiisa ayaa u soo laabtay." 📕(Kitaabka taariikhda dimashq)

Repost from Salah Muse Hassan
إنما الأقصى عقيدة

Qaarigii Sudays la odhan jiray wuxuu yiri "Waxa kasocda gaza waa fidno , waa inaan madaxdeena iyo culimadeena warkooda maqal naa ducada aan badinaa" Ninkaas mar hore baan umada uga dignay dadka qaarbaa nala yaabanaa oo nalahaa war culimada ka fuq. 🤸‍♀️ Xigasho Muslimka gaalka kaliya wax kama dhibeen ee waxaa gaalka nooga daran kuwa muslim Nala sheegto qadiyadaha muslimiinta dhinac kale u roga.

Weerar dhanka Internetka ah oo lagu qaaday Qalabkii difaaca gantaalada [QubatuXadiid] ee Israa’iil ayaa sababtay inuu dib uduqeeyo xaafado kamid ah talaabiib. Wuxuu Qaylinayaa iyadoo wax gantaalo ay ay san hadawa ku jirin marka gantaaladu yimaadaana wuu aamusayaa marna magaaladuu dib uduqaynayaa. #Xigasho

Kanaalka 13 Cibraaniga: Hadalada warbaahinta ee Ra'iisul Wasaare Netanyahu, Wasiirka Ciidanka Gallant, iyo Wasiir Gantz waa xog eber ah. Sababtoo ah asal ahaan ma garanayaan halka weeraradu ka yimaadaan, mana garanayaan waxa iyaga ku dhaca 🙂 Ninka dhoofka ku yimidee geeridu dhibeysaa.

Yahuudii oo calaacal bilowday Wargayska Cibraaniga ah ee “Israa’iilul-yowm” waxa ay ka soo xigaty sarkaal sirdoon oo ka tirsan ciidanka “Israa’iil”: -Xamaas wax badan ayay naga ogyihiin, way yaqaanaan sida aanu u shaqayno,sidoo kalena waxa ay haystaan ​​xog ururin sirdoon oo sax ah,runtii caqligoodu si fiican buu u shaqeeyaa. Waxaan u maleynay in khatarta ugu weyn ee aan la kulmi doono Marinka Gaza ay tahay aaladaha qarxa, laakiin waxaa noo soo baxday in khatartu ay tahay gantaalada lidka taangiyada. Taangiyada ayaa u ahaa aabaha ugu weyn ee ay isku fooqaarinaayeen asagiina waxey arkeen isaga oo daqiiqad daqiiqad loo gubaayo. اللهم عجل عقوبتهم وأرنا فيهم عجائب قدرتك

#Muudeey Ra'iisal wazaare wadan dhan oo u sujuudaayo farjiga wadaad qaawan oo sida hooyadii u dhashay ah. إن هم إلا كالأنعام
+1
#Muudeey Ra'iisal wazaare wadan dhan oo u sujuudaayo farjiga wadaad qaawan oo sida hooyadii u dhashay ah. إن هم إلا كالأنعام بل هم أضل

Kuwa saaciday Yahuuda
Kuwa saaciday Yahuuda

" Damiirku haduu Qalalo Haduu dufan Raadis yahey Daliilka hortiisa yaal Waxaa kaga beegan Daah " - Hadraawi
" Damiirku haduu Qalalo Haduu dufan Raadis yahey Daliilka hortiisa yaal Waxaa kaga beegan Daah " - Hadraawi

Caawa gaza waxaa kasocda duqaymo xidhiidh ah oo ay qayb katahay kiimadii white phosphorus. Ilaahow labo cadaab ha isugu darin. Xigasho Rabbi Aamiin 🤲

Istaar bakis starbucks waa sharkad laga leeyahay mareekanka waxeyna Faraceedana waa 35.000 sodon iyo shan kun oo 86 sideetan iyo lix wadan daafaha aduunka ku kala yaalo. Sharkadaan waxey taageertay gumaadka yahuudu ku wado muslimiinta reer filistiin saas darteed inta badan muslimiinta aduunka ayaa qaadacay waxa ay soo saarto. Madaakhilada Iyo jeesjeeskooda Labadaan shaqsi ee muuqaalka ku wada hadlaayo #shamsi iyo #Faaris oo ka mid ah jadiidiyada madaakhilada reer galbeedka gaalada u adeego kana shaqeeyo majara habaabinta muslimiinta aan war u heynin xaalkooda ayaa ku jeesjeesay muslimiinta qaadacaada ay qaadaceen waxa ay soo saarto sharkadaan dhiig miiratada ah waxuu leeyahay #shamsi " waan jeclahay istaar bakis" .

إنا لله وإنا إليه راجعون Yahuuda oo xasuuqday qoysas dhan oo kasoo qaxay duqeymaha yahuudu ka wado waqooyga Gaza. Waa Galab Jumco Ee Ku Saliya Nabiga Scw Una Duceeya Walaalaha Gumaad Arxan Darada Ku Socdo.