ar
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

الذهاب إلى القناة على Telegram

Anigu yaan ahay

إظهار المزيد
3 821
المشتركون
-324 ساعات
-237 أيام
-7230 أيام
أرشيف المشاركات
Boga 5aad
Boga 5aad

Boga 4aad
Boga 4aad

Boga 3aad
Boga 3aad

Boga 2aad
Boga 2aad

Boga 1aad
Boga 1aad

{ فَالِقُ ٱلۡإِصۡبَاحِ وَجَعَلَ ٱلَّيۡلَ سَكَنٗا وَٱلشَّمۡسَ وَٱلۡقَمَرَ حُسۡبَانٗاۚ ذَٰلِكَ تَقۡدِيرُ ٱلۡعَزِيزِ ٱلۡعَلِيمِ } [سُورَةُ الأَنۡعَامِ: ٩٦] Alle sareeyay waa kan ka dhambalo mugdiga habeenka iftiinka subadxdii, waa isaga kan habeenkii dadka ooga dhigay dagan oo ay ooga xasilaan dhaqdhaqaaqa macaash raadinta owgeed, Alle waa isaga kan ka dhigay qoraxda iyo dayaxa kuwa ku socdo xisaab la jaangooyay, kaas lasoo sheegay ee farsama yaabka u sameysan ah waa jaangoynta Allaha Caziizka ahee cid ka Adkaan karto aynan jirin, Waa Allaha ku ogaalka badan abuurkiisa iyo waxa u haboon. Tafsiir Al-mukhtasar

Ingiriiska cadaawada muslimiinta Baarlamaanka Ingiriiska ayaa u codeeyay qaraarka in aan xabbad joojinta degdega ah Gaza laga sameynin wuxuuna taageeray sii wadida mashiinka dilka naxariis darada ah. Natiijada codeynta ayaa ku soo baxday sida soo socota: 125 ayaa u codeeyay xabbad joojinta, halka 293 qof ay u codeeyeen in wax xabbad joojin ah la sameynin. Mawqifkani maaha mid lagula yaabo Ingiriiska, maadaama uu yahay (ingiriiska) mid ka mid ah boqortooyooyinkii ugu dhiigga badnaa ee waayahaan casriga ah, waa tii dhidibada u taagtay hay’adda Sahyuuniyadda, isla markaana si rasmi ah u kafaala qaaday dambiyada ay galayso tobanaan sano. Waa wax lala yaabo in mustaqbalka la arko qof amaanaya Ingiriiska oo u ololaynaya inuu tusaale u yahay xorriyadda iyo xuquuqul insaanka. Xigasho Dagaalkii ruushka uu ku qaaday yukreyn gaalada galbeedka oo dhan wey ka hor yimideen duulaankaas halka ay isku raaceen duulaanka yahuudu ku qaaday muslimiinta Gaza.

Wixii nacasnimo ahaa Mowsil caqli ayuu ku noqday Gaza. Waxii argagixisanimo ku ahaa Mowsil waxay Gaza ku noqdeen jihaad. Waxa Mowsil daandaansi cadaw ku ahaa Wuxuu ku noqday Gaza lama huraan. Wixii nacasnimo ahaa ee lagu burburiyay degmooyinka Muslimiinta ee Mowsil waxay Gaza ku noqdeen qiimiha xorriyadda. qahtan fattah. Maxaa inaga khaldan oo inoo kala duway labo qadiyadood oo isku mid ah midna aan oogu aragnay khalad midna sax iyada oo kan soo duulay uu yahay mareekan iyo xulafadiisa, xaga wuu ku khaldan yahay intana wuu ku saxan yahay.

Madaxwayne Xassan iyo Raisal Wasaare ku xigeenka soomaaliya Saalax ayaa kulan la qaatay safiirka #Ingiriiska u fadhiya #Sooma
+4
Madaxwayne Xassan iyo Raisal Wasaare ku xigeenka soomaaliya Saalax ayaa kulan la qaatay safiirka #Ingiriiska u fadhiya #Soomaaliya Mike Nithavrianakis. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta iskaashiga istaraatiijiyadeed ee UK iyo Soomaaliya, xasilinta, wax ka qabashada saameynta El Niño, iyo u diyaargarowga shirweynaha caalamiga ah ee cunnada ee soo socda. Waqti reer yurub ay xasuuq ugaysanayaan shacabka reer #gaza ayay madaxdeenii tuugsanayaan gaaladii reer yurub. Xitaa damiirku wuu dhaqaaqi wayay. Abdinasir Wanagsane Madax-weyne muslim sheegto oo rajo laga qabo ma jiro inuu go'aan ilaahey iyo rasuulkiisa iyo Mu'miniinta raali galiyo ka qaato waxa xilligaan muslimiinta ku dhacaayo gaalada midowdayna ay ku dhigeyso.

Madaxda galbeedka maanta Biden : israaiil xaq ayay u leedahay in ay isbitaalada gasho sababtoo ah xamaas ayaa ku jirro Naaziga jarmalka hogaamiyo : israaiil waxay dabaqaysaa qaanuunka caalamiga ah wax dambi ah ilaa hadda qaza kama ayna galin. #Xigasho

Weriye yahuud ah: "Tirada askarta naga dhimatay kama yara 2,985 labo kun sagaal boqol sideetan iyo shan askari, dhaawacana waa 11,600 toban iyo kow kun oo askari, waan naxay oo waan ooyay, Netanyahu adiga iyo Bidenbo Nacalad Ha idin ku dhacdo Israa'iil waxey galiyeen dagaal uu cid walba uga digay." "Waxaan kula talinayaa dhammaan walaalahayga, qaraabada iyo asxaabta inay ka baxaan Falastiin, maadaama ay tahay habaarkii Ilaahay ee ku dhacay reer Israa'iil, maxaa yeelay waxaan dilnay dad aan waxba galabsan, bal waxaan geysanay xasuuqyo, oo ka dhan ah caruurta reer Gaza." “Habaarka Qasa ayaa nagu dhici doona??? "Markaan baxo, waxaan baahin doonaa fadeexadaha Netanyahu, Gavier, iyo Biden."

Waxaa baqtiyay Gaalki weynaa ee sucuudiyaanka Ahaa Turki Alxamad waa kii dhahay: "Rasuulkeena Sharfan Wuxuu U Yimid Si'uu U S
Waxaa baqtiyay Gaalki weynaa ee sucuudiyaanka Ahaa Turki Alxamad waa kii dhahay: "Rasuulkeena Sharfan Wuxuu U Yimid Si'uu U Saxo Caqiidada Ibraahiim Al-khaliil, Waxaase Yimid Waqti Aan U Baahanan-nahay Qof Saxo Caqiidada Muxammad Binu Cabdil-laahi" uu ola jeedo Nabigeena Muxammad Scw. Alle Ayaa Ku Mahad San Oo Nooga Raaxeeyay Habaar-Qabaha.

1. Balamaha oo aad ilaaliso. 2. Dadka kuu dhib sheegta oo aad caawimaad siiso. 3. Qof niyadjaban oo aad ka farxiso. 4. Qof fi
1. Balamaha oo aad ilaaliso. 2. Dadka kuu dhib sheegta oo aad caawimaad siiso. 3. Qof niyadjaban oo aad ka farxiso. 4. Qof fikir habowsan oo aad u nasteexayso. 5. Ammaanta aadan la gabanayn. 6. Xumaanta oo aad si qumman u reebto. 7. Wanaaga oo lagaa arko. Arrimahan ayaa kaa dhiga qof dadkiisi u wacan, lagu tashan karo, oo xilliyada duruufaha adag ee ay dadku is hilmaamaan la xasuusto. Raad qurxoon dadka uga dhex tag. Abubakar Salafi

Dagaalka u dhexeeya ciidamada Yuhuuda iyo dagaalyahanada Falastiin wuxuu galay maalintii 36-xaad. Dadka shacabka Falastiin ee
Dagaalka u dhexeeya ciidamada Yuhuuda iyo dagaalyahanada Falastiin wuxuu galay maalintii 36-xaad. Dadka shacabka Falastiin ee ay Yuhuudu xasuuqday mudadaas waxay gaarayaan 11, 360 (Kow iyo toban kun, sadax boqol iyo lixdan) qofood. 4,609 waa caruur saqiiro ah, 3,100 waa dumar, 678 kalena waa dad waayeello ah. Dhaawucu waa 28,200 oo qofood. Sidaas waxaa shaacisay wasaarada caafimaadka Falastiin. FG: Muuqaalku waa labada nin ee masuulka ka ah xasuuqa bahalnimada ah ee ay Yuhuudu u geysanayso shacabka Falastiin ee Gaza. #Xigasho @followers @highlight

" Ka dhig ducooyinkaaga oo dhan inu illaahay ku cafiyo Waayo haddii illaahay ku cafiyo waxaad helaysaa baahiyahaaga oo dhan A
" Ka dhig ducooyinkaaga oo dhan inu illaahay ku cafiyo Waayo haddii illaahay ku cafiyo waxaad helaysaa baahiyahaaga oo dhan Adiga oo aan waydiisan " Ibnul qayim

Soomaaliyey madaxwaynihiinii waraysiga uu bixiyay ee uu siiyay Arab new ma aragteen ?? Wixii aan kunaqaanay un buu butaacay w
Soomaaliyey madaxwaynihiinii waraysiga uu bixiyay ee uu siiyay Arab new ma aragteen ?? Wixii aan kunaqaanay un buu butaacay wuxuu yiri "Anagu dhihi mayno Israel hala dilo ama hala Argagax galiyo, waxaan aaminsanahay in Israel dowlad noqoto Falastiin na dowlad" Oo Israel ma iyadaaba xaq uleh dhulkaa inay dowlad kadhisato waa dhul ay Falastiiniyiinta ka xoogtaye. Abdinasir Wanagsane

Olaf Scholz : la taliyaha jarmalka saacado ka hor " waxaan ka soo horjeedaa xabad joojin in ay qaza ka dhacdo arrinkaan xamaa
Olaf Scholz : la taliyaha jarmalka saacado ka hor " waxaan ka soo horjeedaa xabad joojin in ay qaza ka dhacdo arrinkaan xamaas ayuu faa'iido ugu jiraa way is hubayn " waa kadib dhimashada 15k iyo ku dhawaad 40k oo dhaawac ah . waa isla kuwa ay madaxdeena hoos ordaayaan si karaamo la'aan ah .

البلدان التي اعترضت على اقتراح في القمة الإسلامية العربية لقطع جميع العلاقات مع إسرائيل: المملكة العربية السعودية 🇸🇦 الإمار
البلدان التي اعترضت على اقتراح في القمة الإسلامية العربية لقطع جميع العلاقات مع إسرائيل: المملكة العربية السعودية 🇸🇦 الإمارات العربية المتحدة 🇦🇪 الأردن 🇯🇴 مصر 🇪🇬 البحرين 🇧🇭 السودان 🇸🇩 المغرب 🇲🇦 موريتانيا 🇲🇷 جيبوتي 🇩🇯 منقول

#Wakiilka Falastiin ee Qaramada Midoobay: Falastiiniyiinta ku nool #Gaza waxay u adkeystaan ​​dhimashada, barakaca, xanuunka
#Wakiilka Falastiin ee Qaramada Midoobay: Falastiiniyiinta ku nool #Gaza waxay u adkeystaan ​​dhimashada, barakaca, xanuunka iyo silica si aanay maskaxda bini'aadamku fahmi karin Al-Jaziira

Musiibada iyo dhibta Maanta heysata walaalkaa lasoco kaama dheera adiga Sida Aad Ola dhaqanto ayuu Alle Kuugu abaal marin doonaa. Dhaqan wanaagsan u muuji garab istaag iyo gargaarna sii ha ku fiirsanin dhibta heysato adiga oo u qoslaayo sida in imtixaan ku asiibeynin camal. إنما المؤمنون إخوة فأصلحوا بين أخويكم