4 056
مشترکین
-724 ساعت
-377 روز
-12330 روز
آرشیو پست ها
4 054
Ku Saliya Kii Loo Soo Saaray Dadka In Uu Ka Saaro Mugdiyada Shirkiga Uu u Saaro Ilayska Towxiidka.
4 054
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
────── ¤ ◎ 🍁◎ ¤ ──────╗
⇚ Ixtiraam qofka kugu mashquulsan oo ku xasdaayo, wayo asiga kaliya ayaa aaminsan In aad ka fiicantahay.😀🥰
╚────── ¤ ◎ 🦋 ◎ ¤ ──────╝
Channel kii Ku cajibiya Ku dhufo join dheh Si aad ula socoto
──────────────────━❥
ஜ⌇@aqoonkaalmedia
ஜ⌇@arimo1islaam
ஜ⌇@buugmaqal
ஜ⌇@baraarujiawoodahaaga
ஜ⌇@Dareenkadunida
ஜ⌇@dhambaal
ஜ⌇@dhiirigeliye156
ஜ⌇@Elmidaadiye
ஜ⌇@Faafinta_khayrka
ஜ⌇@Faafintakherka
ஜ⌇@jawaabta_culimada
ஜ⌇@halxiraale
ஜ⌇@Gaarsiidiinta
ஜ⌇@korodhsonlineacdemy
ஜ⌇@kheyrwade1
ஜ⌇@kaydbooks
ஜ⌇@lovestories5301
ஜ⌇@noqomufakir44
ஜ⌇@niyadeena
ஜ⌇@orahside
ஜ⌇@oraahyo1
ஜ⌇@oraahyo
ஜ⌇@Qosol_iyo_Sheeko
ஜ⌇@Qaadoiftiinka
ஜ⌇@qoraal09
ஜ⌇@RajadaNolosha
ஜ⌇@Rainofknowledge
ஜ⌇@soomaal
ஜ⌇@Sahankanolosha1
ஜ⌇@Siyaasada_dunida
ஜ⌇@Sheeko_Channel
ஜ⌇@Siiradii_Nabiga_scw
ஜ⌇@Sualo_iyo_jawaabo
ஜ⌇@suaalodiini_ah
ஜ⌇@somalienglishcollege
ஜ⌇@taarikhda
ஜ⌇@Weheliso
ஜ⌇@weydiimo1
ஜ⌇@xikmadbadan
ஜ⌇@xikmadodhiirigalino
ஜ⌇@xadiiska
ஜ⌇@xuliyoxikmo
ஜ⌇@wararka24
ஜ⌇@dhageysoquran
ஜ⌇ @kaydmusic
ஜ⌇ @DunidaDahsoon
---------------------- » «﷽» « --------------------
https://t.me/arimo1islaam
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan
▌│█║▌║▌║ - ║▌║▌║█│▌
🔎☞SPONSORED BY
ஜ⌇ @xikmadbadan
ஜ⌇ @oraahyo
▀▄▀▄▀▄ - ▄▀▄▀▄▀
4 054
Baro qur'aanka oo ku Dhaqan
Sh/Xassaan xusayn
Muxaadaradii xalay ka dhacday masaajidka Al Amiin
YouTube waad ka daawan 👇 kartaa
https://youtu.be/t1D7JiozCkc
Noqo qofka ugu horeeya ee #Subscribe gareeya
4 054
Ogaysiis
Waxaan idin Ogaysiinaynaa In uu Sh Xassaan Qaban Doono Muxaadaro Halku dhigeedu yahay
تعلم كتاب الله واتبع ما فيه
Goobta: Masjidu Al Amiin
Waqtiga: Salaada Maqrib kadib Habeenka Axad soogalayso
Ka faa'ifdaysi wacan
4 054
Khudbaddii Jimcaha iyo Jaamacadda Barwaaqo.
Sh.Aadan Cabdiraxmaan Ismaaciil ( Aadan-sunne ) ayaa khudbaddii jimcaha kaga hadlay jaamacadda Barwaaqo ee ka midka ah shabakadda abaarso.
" Nin qarad leh iyo qudhunlayda gaaladu way na qaayiniye , Qolkan wax la meermeerayaan qaraddon waaweyne "
Admin
4 054
#Ogeysiis
Waxa La ogeysiinaya Ardaydii Ku Xirnayd Duruusta Sheekha Gaar ahaan Kitaabki Alfiyada in uu kitaabki dhamaadey, islamarkaana uu sheekhu bilaabi doono In shaa Allaah Duruus Cusub oo Kala Ah:
1 - Sidee Lo bartaa Luqadda Carabiga?
كيف تتعلّم اللغة العربية؟
2- Jidka Loo maro Barashada Cilmiga Sharciga ah.
الطّريق إلى تحصيل العلم الشّرعي.
3- Sidee Loo Qoraa Baxthi, ama loo Alifaa Kitaab?
كيف تكتب بحثًا أوتؤلّف كتابا؟
Duruustan Waxay Bilaabanysa insha Allaah
Maalinka Axadda: 16-01-2022 .
Kafaa'ideysi Wanaaagsan, Wa Jzkmlahukheyra.
https://t.me/DrCumarIimaan
4 054
Sida ay doonayaan reer galbeedka waa sidaan ilma oo waalidkooda muslimiin yihiin iyagana muslimiin sheegta in aynan diinkooda baranin nabigooda baranin saxaabada in ay diinta ina soo gaarto awgeed u halgamay baranin shan magac xitaa ka garan waayaan xaga kalana ciyaartooy gaala ah iyo maa laa yacni sida qur'aanka camal u tiriyaan waa sidaas sida gaalada rabto in ubadka soo koraayo iyo salafkooda la kala jaro oo ay garan waayaan cid muslim ah oo ay ku daydaan ka dibna iyaga reer galbeedka hogaanka u qabtaan.
Ubadkeena badbaadadoooda aduun iyo midkooda aakhiro waa jib sharci ah
(یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ قُوۤا۟ أَنفُسَكُمۡ وَأَهۡلِیكُمۡ نَارࣰا وَقُودُهَا ٱلنَّاسُ وَٱلۡحِجَارَةُ )
[سورة التحريم 6]
4 054
Qaybta 2aad :Coldoon oo maanta maxkamadda horteeda markii ugu horaysay ka hadlay muudo 130 maalmood ah kaddib ayaa yidhi:
"Joy Isa waxa ka dhigantahay oo kale Shiikh Dirir oo loo dhiibay dugsi ku yaalla qaybta ay yuhuuddu haysato ee dhulka Filisdiin"
"Pastor micanaha aynu u naqanaa waa baadari/baadariyad afcarabigana waxa ay ku noqonaysaa قِسِّيس ama قسيسة oo ah qof ka shaqeeya fidinta diinta nasaarada "
"Gaalnimada iyo dhaqanxumada si qayaxan looma fidiyo.Cidina si toos ah isuma gaalaysiiso ama isuma dhaqan-biso, hasayeeshee si dadban baa xumaha loo fidiyaa "
"Anigu waxa aan ka hadlay badbaadada ubadkeena iyo halisaha ku xeeran "
" Si dee baynu ugu ogolaanay nin gaal ah in uu yidhaahdo waxa aan idiin soo saarayaa holdoorkii umadda?!"
"Garsoore dawladnimada ayaa la iigu awood sheegtay, dulmi baan ku xidhanahay in ka badan 130 maalmood , Ilaahayna dulmiga wuu xaaraantimeeyey , Xadiis qudsi uu nabigu ( Csw) rabigii cazza wajalla ka wariyey baa jira odhanaya :
(يَا عِبَادي ، إنِّي حَرَّمْتُ الظُلْمَ عَلَى نَفْسي وَجَعَلْتُهُ بيْنَكم مُحَرَّماً فَلا تَظَالَمُوا)
Oo micnihiisu yahay : Addoomahaygow anigu dulmiga waan iska xarrimay , dhexdiinana waan ka xarrimay ee ha is dulmina "
Admin.
4 054
Coldoon oo maanta maxkamadda horteeda markii ugu horaysay ka hadlay muudo 130 maalmood ah kaddib ayaa yidhi :
"Waxa ay ahayd in maanta la maxkamadeeyo kuwii keenay Joy Isa iyo Anderson Cooper ee aan aniga la i maxkamadayn"
"Eedaha ay soo qoreen booliska iyo xeerilaalintu waa kuwo been-abuur ah oo lagu majarahabaabinayo runta"
"Maxaa Burco la ii soo dhaafiyey haddii ay cadaaladi jirto illeen Burcoba maxkamad iyo jeelba way leeedahaye ?! "
"Dugsiga abaarso laba arimood baan ka sheegay labaduba waa dhab, waxa aan ka sheegay in gaalada furatay dugsigaa aanay bilaa ujeedou furan ee ay u jeedo fog ka leeyihiin jiilkeena soo socda"
" Gaalku waa cadowga muslimka , cadowguna waa cadow ee ma aha saaxiib iyo gacaliiye ilaahaybaana quraanka inoogu sheegay gaal waxa uu yahay waxaanu Allaah yidhi :
" : مَّا يَوَدُّ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ مِنْ أَهْلِ ٱلْكِتَٰبِ وَلَا ٱلْمُشْرِكِينَ أَن يُنَزَّلَ عَلَيْكُم مِّنْ خَيْرٍۢ مِّن رَّبِّكُمْ ۗ ........."
Oo micnihu yahay : Ma jecla kuwa gaaloobay ee ka mid ah ehelu kitaabka ( yuhuud iyo nasaaro ) iyo mushrikiintu in wax khayr ah la idiinka soo dejiyo xaga rabigiin .
Waxa kale oo uu ilaahay quraanka ku sheegay :
" وَلَن تَرْضَىٰ عَنكَ ٱلْيَهُودُ وَلَا ٱلنَّصَٰرَىٰ حَتَّىٰ تَتَّبِعَ مِلَّتَهُمْ....."
Oo micnuhu yahay : kaa raali noqonmaayaan yuhuudda iyo Nasraadu illaa aad raacdo diintooda mooyaane .
Sidoo kale waxa uu ilaahay quraakiisa ku xusay :
"يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوٓاْ إِن تُطِيعُواْ فَرِيقًا مِّنَ ٱلَّذِينَ أُوتُواْ ٱلْكِتَٰبَ يَرُدُّوكُم بَعْدَ إِيمَٰنِكُمْ كَٰفِرِينَ"
Oo micnuhu noqonaya : Kuwa rumeeyow, haddii aad u hogaansantaan koox ka mid ah kuwa la loo keenay kitaabka ( waa yuhuudda iyo nasaarada e ) rumayntiinna kadddib waxa ay idinka yeelayaan ama idinka dhigayaan gaalo "
"Aniga waxa la igu haystaa waa wanaag aan faray iyo xumaan aan reebay"
" Garsoore waxa aan joogaa maanta meeshii culumadii diiday in la badalo aayaatka dhaxalka ee kaddibna la laayey.Sidii aad arinkayga ka yeeli lahayd waa mid adiga kuu taal.
" Ilaahay wuxu yidhi :
وَلَا تَحْسَبَنَّ ٱللَّهَ غَٰفِلًا عَمَّا يَعْمَلُ ٱلظَّٰلِمُونَ ۚ إِنَّمَا يُؤَخِّرُهُمْ لِيَوْمٍۢ تَشْخَصُ فِيهِ ٱلْأَبْصَٰرُ
Ha u malayn in Alle mooganyahay waxa ay dulmifalayaashu samaynayaan , waxa kaliya oo uu dib ugu dhigayaa maalin uu aragu talligmayo"
La soco qaybaha kale iyo qormooyinka dadkii goobjoogayaasha ahaa maanta iyo waxa ay ka xasuustaan hadaljeedintii Coldoon ee qaadatay ku dhawaad labada saacadood .
Admin
4 054
jadiidiyadu marka ay difaacayaan xukaamta waxa ay dhahaan xukaamtu waa juhalo oo jahli baan ugu cudurdaareynaa
Hadaba waxa isweydiin mudan jaahilka kufriga ku dhaca hadiiba an ka soo qaadno in jahli loogu cudurdaarayo soo lama rabin in loo digo oo xaqi loo cadeeyo xujadina lagu oogo markaa xujada lagu oogo kadib hadii uu dhaga-adeygo oo xaqa diido in hoosta laga xariiqo?
Hadii ay jawabtu haa tahay, hadaba isweydii illaa goorma jadiidiyadu xujadu oogayaan, xukaam kufri isaga jira sanado badan har iyo habeenna ay jadiidiyadu la kulmaan hadana xujadi aysan wali oogmeyn.
Anigu waxaan arkaa howshu jahli iyo xojo oogis maahame waa howl ay isla ogolyiniin, jadiidiyaduna waxeyba u arkaan xukaamta in aysan waxba ka khaldaneyn kufrina aysan ku jirin, balse ruux wax fahmsan markey rabaan in ay suuxiyaan ayey la soo baxaan kaararka ah waa jaahil wa mukrah iyo xujada inta looga oogayo waa muslimiim macduuriin ah.
Warfaa Waceys
4 054
تهنئة النصارى (بالكريسماس) لا تجوز باتفاق المذاهب اﻷربعة، ولا أعلم قولا مخالفا في هذه المسألة إلا في الزمن المتأخر، وهي أقوال لا يُعتد بها.
Hambalyada Masiixiyiinta (Christmas) ma bannaana sida ay isku raaceen afarta mad-hab, mana garanayo ra'yi ka soo horjeeda arrintan marka laga reebo xilliga dambe, mana aha kuwo la isku halleyn karo.
عبد العزيز الطريفي
اکنون در دسترس! پژوهش تلگرام ۲۰۲۵ — مهمترین بینشهای سال 
