3 823
Subscribers
-524 hours
-257 days
-6830 days
Posts Archive
3 823
Alle Wuxuu Kitaabkiisa Ku Cadeeyay In Qofka Ilaah La Baryaa Ilaah Kale Uu Cadaabaayo.
{ فَلَا تَدۡعُ مَعَ ٱللَّهِ إِلَـٰهًا ءَاخَرَ فَتَكُونَ مِنَ ٱلۡمُعَذَّبِینَ }
[سُورَةُ الشُّعَرَاءِ: ٢١٣]
3 823
Repost from Coldoon
"Magaceyga qari walal coldoon.
Waxa aan kula wadaagayaa qiso xanuun badan oo aniga goob joog u ahaa illaa haddana markaa mowduuca haweenka maqlo igu ah uurkutaallo ixanuujido.
Aniga waxaa ahay Dhaqtar mar dhaw kabaxay jaamacadaha Muqdisho mid kamid ah, sannadka ugu dambeyay waxbarashadaada markii aan marayay, (towbar isbitaallada) waxa nala geeyay isbitaal la yiraahdo "SOS HOSPITAL".
Isbitalkaan dumarka waa lacag la'aan (walow lacago laga qaato oo sidaa xitaa lagu deynin) , waxaa yimaada dumar tira badan oo muqdisho oodhan daafaheeda ka yimaada, wallaahi inan been sheegeyn inta haween ah isbitaalkaas imaadda taqriiban 80% waa lagu qalay ilmaha.
Taas waxaa iiga daran, isbitaalkaas waxaa jooga dad toobar qalliin uyimaada oo ku oranaya anaga qalliinka waxaa kubaraneynaa maamooyinka ilmaha (C-section) waayo asagaa fudud.!
Waxaa dhacday maalin wiil magaciisu (Kooshin ama Kuushin) leygu sheegay, markaasna in uu arday jaamacada kamaraya sannadkii 2aad ama 3xaad ah, aqoon badan laheyn, baa wuxuu yiri Maanta aniga baa qalaya bukaanka hebel.! 😪, waxaa kadiiday dhaqtaradda markaas ku qorneed Saalada qalliinka, kaddib waa uu isasoo maqiiqay oo uu bukaankii yiri may qof aniga eheen maanta maqalayo ee meesha yuu dagaal kadhicin hala ii daayo, dhaqtaraddaba waa uu ka awood badnaa,Sikastaba waa uu galay qalliinkii, dadkii ardayda kale wuxuu yiri qof yuu iisoo galin, anigaa si dhuumasha ah ku galay, ilaah baa idaalacanaya saxariirtan baa dhacday oo aan iska ooyo markaa soo xasuusto Hooyadaas sida loo galay.
Saaladii baa la saaray, dillaac weyni badan buu dillaacshay, dillaac qallooc ah oo khaldan, kadib buu boobtisiis ufuray murqihii, waxaa go ay xididdo waaweeyn iyo Kuwa yaryrba, dhiigga ka qulqulay wlh oo billahi qolkale oo lagu dhar badasho oo Saalada wax lagu qalayaa kafog buu iriddiisa noogu soo dhawaaday dhulka asagoo qulqulaya😢 Sawirro baan si qarsoodi ah uga qaaday waana kuwaa aan soo dhigay.
Dhiig 3 bac ah buu kushubaa, dhiig hala keeno buu kuwaashay, dhiig maxaa lagaga shubaa waa kaas sii baxaya'e.!
Aniga hadda waxa joogaa dalka dibaddiisa, maamooyinka laqalaya dhiigyar haduu kabaxo dhaqtarkaasu waa xerig, maamooyinka qaar xitaa maradooda dhiigga asagoo gaarin bey qalliinka kabaxaan, dhiig kushubidna ubaahan illeen dhiig kalumay majiro.
Aan sii wado qisada xanuunka igu reebtay...
Dhaqtaradda baan qolkaas kaga jeeday iyadoo argagaxsan oo jareyneysa, waxaa ku iri: yaa kuyiri ninkaan wax qal, waxey igu tiri: isagaa kariwaayay xoog buu ku galay hadaa udiidana sidaa iyo sidaa buu sameynaa, midda Saalada masuulka ka ahna waa uu igu dacweyn iwm bey iigu Jawaabtay...
Waxaa ku iri: hadaba kaqabo wuu silciyay maamadee, waxey igu tiri may isagee utaallaa wali ma ogola ina aan ka qabto...
Aniga illin baa ısoo buuxisay indhaha...
Waa kujiri kariwaayay qolka Saalada..
Markaa kasoo baxay luuq inta galay baan iska ooyay, illeen cid kaloo aan usheegaa ma garanayo, allow umadda masaakiinta badbaadi baa iri un.
Maanta fursad aan umadda ugu gudbiyaa inan helay waxey iitahay nafas igu dhagganaa oo igasoo fuqay alxamdulillah.
Waxaa kaa codsanayaa in aad sidan ugudbisaa oo aadan 1 xaraf kabadalin risaaladeyda xaqiiqada kudhisan.
Aniga dirir kuma ihi in maamooyinka qalliinka Kuwa ubaahan loo sameeyo, dhaqtar aqoontii leh allena kabaqayana usameyo, ee dirir baan ku ahay qalliinka bilaa macniga iyo Kuwa manaxayaasha sidaa ookale wax aqoon laan iska dooxaya dadka"
Dhammaad
3 823
🔴🔴
KULMIS🔴🔴 Linkigan hoose waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada Quraanka kariimka. 👇👇👇👇👇 Ma joogtaa wadamada Europeanka ama amerika ama wadamada carabta. Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo barashaada Quraanka ah Halkan hoose iska diwaan gali 👇👇👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/3IRlD2YV4aw2MmE0
3 823
Qof Walba Oo Muslimiinta Haaya Agtooda Waa Halyeey Natinyaahu Oo Xubin Walbo Jirkiisa Ka Mida Ay Ka Da'ayaan Kumanaan Dhiiga Haween Iyo Caruur Badan Mareekanka Gudihiisa Waxaa Loogu Soo Dhaweeyay Sacab Tun Iyo Mashxarad
ألا لعنة الله على الكافرين عامة وعلى نتن ياهو خاصة
3 823
Waa muxaadaro qayim ah oo cadeyneydo heerka ow gaarsiisan yhy shirkiga suufida.
3 823
Repost from Coldoon
Salafiyo/Jadiidiyo waxa ay ka shaqeeyaan in ay muslimiinta ka siibaan dareenka diidmada iyo damqashada.
3 823
Mar Walba Uu Jiilka Muslimka Damco In Uu Baraarugo Way Maan-dooriyaan Wayna La Dagaalaan.
#Sheekh Khaalid Ar-raashid.
3 823
Kani Waa Yahuudi Nocaam Yamani Ah Waxa Uu Joogaa Falastiin Si Uu U Gumaado Caruur Iyo Haween Filistiin Ah.
Meesha Yahuuda Isu Hiilinaayaan Kala Duwanaansha Jinsiyadooda, Muslimka Isagaa Laysku Diray Kiisa Wax Tarka Lahaa Waxaa Lagu Shaabadeeyay Magacyo Dadka Lagu Nacsiinaayo, Sida Khawaarij, Argagixiso, Maro Ku Dhag, Muslimka Kalana Waxaa Lagu Jeediyay Meelo Lagu Fasaadiyo.
3 823
Kooxda loo yaqaanno ‘salafiyiinta” ama “jadiidiyo” waa koox u taagan in ay dhabarka ka toogtaan umadda muslimiinta ah.
Cabdimaalik muuse coldoon
3 823
Caawa Waa Habeen Jumca Ah, Badiya Saliga Nabiga ﷺ, Una Duceeya Muslimiinta Dhamaan, Gaar Ahaan Inta Cadawga Dhibaatada Gaarka Ah Ku Haayo.
3 823
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!
KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍
ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka si bilaash ah.kuna baro si online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.
Shuruudaha.
⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
⏭ inaad ka wayn tahay 15 jir.
⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .
Prograsmka la dhiganaayo waxa ka mida:
●Introduction to windows
● Microsooft word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook
Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.
Nasiib fiican.
24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
3 823
Repost from Abuukhaalid1
قال ابن القيم رحمه الله تعالى:
(أهل القرآن هم العالمون به، العاملون بما فيه، وإن لم يحفظوه عن ظهر قلب، وأما من حفظه ولم يفهمه، ولم يعمل بما فيه، فليس من أهله، وإن أقام حروفه إقامة السهم).
[زاد المعاد 327/1].
ابن القيم رحمه الله تعالى
wuxuu leeyahay " ahlul quraanku waa kuwa garanaya macaanidiisa, kuna dhaqma, yeysanba xifdisanaanine,
Hadda quraanka ood dareerisaa waxba ugama duwanid kan aanba baran".
https://t.me/abuukhaalid1
3 823
Waxay Doonayaan In Ay Ka Digaan #Shirki iyo #Gaalnimo Lkn Wareerkooda Awgiis Ma Awoodi Karaan In Qofka Shirkiga Sameeyay Ku Tilmaamaan Mushrik.
Waa Lagama Maarmaan In Muslimka Ka Soocmo Mushriga.
{ بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَـٰنِ ٱلرَّحِیمِ }
{ قُلۡ یَـٰۤأَیُّهَا ٱلۡكَـٰفِرُونَ (١) لَاۤ أَعۡبُدُ مَا تَعۡبُدُونَ (٢) وَلَاۤ أَنتُمۡ عَـٰبِدُونَ مَاۤ أَعۡبُدُ (٣) وَلَاۤ أَنَا۠ عَابِدࣱ مَّا عَبَدتُّمۡ (٤) وَلَاۤ أَنتُمۡ عَـٰبِدُونَ مَاۤ أَعۡبُدُ (٥) لَكُمۡ دِینُكُمۡ وَلِیَ دِینِ (٦) }
[سُورَةُ الكَافِرُونَ: ١-٦]
#jadiidiyo
#madaakhilo
#Safahiyo
3 823
Repost from Baraarug
👉Suufiyo Maxey Aaminsanyihiin👇
1:Waxey Aaminsanyihiin Alle inuu Jaamid yahay(Axad aan Hadlin)-Quraankuna Yahay Makhluuq,Sifaadkana Weey Ta’wiiliyaan oo Ashaaciradey Kuwaafaqeen.Salafkuna Weey Takfiiriyeen Aragtidaa Cidda Qaadata, Anaguna waxaan Aaminsannahay Sifo walba in Sideeda Loo Sugo Ayadoon Lafaarfaareyn Ama La-Suureyn.
2:Waxey Aaminsanyihiin Alle inuusan uunkiisa Kasarreyn jahmiyada iyo Ashaaciradey Kuraaceen, Waxaana Aaminsannahay inuu Uunkiisa Kabaxsanyahay Carshigiisana Fadhiyo…
3:Waxey Aaminsanyihiin in Awliyadu Yihiin Jaraanjaro Alle Loo Maro Muraadyada Sii gudbiya…Annaguna Waxan Aaminsannahay Alle in Toos Loo Abaaro.
4:Waxey Aaminsanyihiin in Ruuxu Gaaloobeynin Mar haduu Alle ictiraafsanyahay, Annaguna Waxaan Aaminsannahay Qur’aankana Kucad in Gaalnimo loo Xukumay Duul Aqoon Ulahaa Alle Sida ibliis,Fircoon iwm…
5:Waxey Gacal Uyihiin Gumeystaha oo Waa Layaqaanaa Kaalintey Kulahaayeen Dagaaladi ingiriiska,Talyaanigi iyo Amxaarada...!
