4 076
Subscribers
-724 hours
-387 days
-11930 days
Posts Archive
4 074
Xaaskii Macallinsanqole oo aad u quruxbadneyd, ayuu nin arkay, dabeeto isha๐ ayuu la raacay.
Macallinsanqole ayaa arkay ninkan oo hawada ka sii baxaya.
Ku ye: adeer aniga oo sagaal ilmood ka dhalay ayaa quruxdeeda ka bogan waayey ee waxba ha is indho daraandarin.
Soo xigtay
4 074
Way ka ood shishaysaa,
Ardaygeeda waagiyo,
Nin aroorta sugayoo,
Nin aflaxay tin kama jarin,
Nin irmaanta qaadiyo,
Axad jiraba waa been,
Afartiisa weedhood.
Hadraawi
Afkusiran 1997
4 074
Sawirkan hoose waa sawir Ai ah oo muujinaya farqigii u dhexeeyay tirada ciidammada Muslimiinta iyo kuwii gaalada ee Dagaalkii Muโtah. Muslimiintu waxay maalintaas ahaayeen 3,000 oo dagaalyahan oo keliya, halka ciidamaddii gaaladuna ay gaarayeen ku dhowaad 200,000 oo askari.
Waa dagaalkii ugu horreeyay ee ay Muslimiintu kula kulmaan gaalada meel ka baxsan Jasiiradda Carabeed. Inkastoo farqiga tiradu aad u weynaa, haddana Muslimiintu waxay muujiyeen geesinimo, adkaysi iyo xeelad ciidan oo aan safxadaha taariikhda ka bixin.
Waa markii dadkii kor iyo hoosbo ka noolaa aduunyadaan ay maamulaayeen.
Alle ha ka raali noqdo Asxaabtii nabiga ee geesiyaasha ahaa.
4 074
Inkastoo xamaalkiyoo ku jiro xoogsatada suuqa
Sida xaaji weyn baa jimcaha u xaragoodaaye
Waxba shaarkaan xirnahay yeysan dumarku xiiseyne
Xaniinyaa ku joogaa arliga hoy xaliimooy
Ha igu soo xisaabtamin hadaad xoolo Doon tahay
Abwaan xareed
Muhiimadeydu waa af-soomaaliga macaan
4 074
+2
Waxaan joognaa jaahiliyo ka daran tii dadkii hore waayeel 60 jir ah oo hadana xanuunsan oo loo dilay loona gubay aano qabiil awgeed.
War yaa dadkaan cawaanta noqday baro dhaqanka wanaagsan.
4 074
Qofka Alle ku xusa subaxdi, Iftiinka nuurka Alle ayaa la socda ilaa uu galabtii gaaro.โ
4 074
Hadad Aragto Qof Somali ah Oo Demokhradiyad Aaminsan Ama Waa Jaahil ama Waa Gaal!!
Hussein Jama
Runta ayuu taabtay markaan.
4 074
โHadday dunidu beer dheef lahayd, dux iyo haaneedsi
Dufankii in laga laastay, iyo dalagii hoos yaaley
Ooy maanta daba-goosi tahay, dib u xasuusnaadaโ.
Hadraawi,
4 074
Maxay tahay qadiyada soomaalida ?
Jawaabta hoos ka fiiri.
๐
Qadiyada soomaalida waa in ay helaan culumo daacad ah oo kitaabka Alle iyo sunnada Rasuulkiisa ku Xukunta una horseedo amni iyo barwaaqo.
4 074
Wadaado caloolo kuus kuusanoo xoogoo shilimo lagu shubtay soomaali qadiyadeeda ma kufsan karaan.
Sh xassaan xuseyn
4 074
Umadda Muslimka ah waa inay ogaato in xasuuqa, dulmiga, iyo mashruucyada mashquulinta ay mar walba jiraan, balse awoodda iyo mustaqbalka ay gacanta ku hayaan Muslimiintu.
Ha u ogolaanin in qowmiyad, dawlad, ama dano gaalo ay kaa dhigtay inaad noqoto daawade aan ficil lahayn.
Haddii midnimadeenna, iimaankeena, iyo damiirkeena aan ilaashanno, waxaa suurtagal ah in aan bedelno xaaladda oo aan ka hortagno xasuuqa iyo dulmiga.
Ha ka baqin inaad hadasho, u istaag xaqa, oo taageer walaalkaaga dulman โ maanta ficilkaaga yar ayaa berri horseedi kara badbaado iyo sharaf weyn oo umadda Muslimka ah.
Available now! Telegram Research 2025 โ the year's key insights 
