en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
3 834
Subscribers
-524 hours
-267 days
-6130 days
Posts Archive
Fadeexadda Epstein: Xaqiiqada ka dambaysa Maamulka Qarsoon ee Dunida ​Subxaanallaah! Fadeexadda Jeffrey Epstein ma ahan oo kaliya arrin ku saabsan kufsi iyo tacaddi, balse waa daah-ka-rogidda foolxumada ugu weyn ee ka jirta dhabarka dambe ee xadaaradda galbeedka. Waxaa soo baxaya warar naxdin leh oo sheegaya in madax caan ah oo caalami ah ay ku lug leeyihiin cibaadada shaydaanka, taas oo gaartay heer carruur yaryar la qalo, dhiiggooda la cabbo, hilibkoodana la cuno. ​Xubnaha ku Lugta leh iyo Ficillada Foosha xun ​Shaki badan ayaa muddo dheer laga qabay dabaqadda xukunta dunida (Elite-ka), balse fadeexaddan ayaa muujisay xiriirka ka dhaxeeya: ​Kufsiga carruurta iyo Qawmuluudnimada. ​Aaminidda sixirka iyo Shaydaan caabudidda. ​Gumaadka carruurta iyo ka ganacsiga xubnahooda. ​Magacyada lagu xiriiriyay ama lagu dhex arkay diiwaannadii Epstein waxaa ka mid ah madaxdii hore ee Mareykanka iyo maalqabeenno saameyn weyn leh, sida: Bill Clinton, George Bush, Henry Kissinger, iyo George Soros. Raggan oo matala saamaynta ugu weyn ee siyaasadda iyo dhaqaalaha adduunka ayaa maanta wajahay fadeexad taariikhi ah. ​Dagaalka ka dhanka ah Islaamka ​Waxaa hadda soo baxaysa sababta rasmiga ah ee ay kooxahan "dad-qalatooyinka" ah muddooyinka badan ula dagaallamayeen Islaamka. Islaamku waa caqabadda kaliya ee hor taagan mashaariicda shaydaaniga ah iyo duminta akhlaaqda bini-aadamka. Galbeedku maanta ma ahan kaliya mid fashilmay, balse waa mid ku dhex dhacay godkii fadeexadda ee uu isagu qodday. Qoraalka asalkiisa waan soo xigtay Al-jawhari S. Muuse #الغرب #الشباب #الاسلام #المسلم #اوروبا #fypageシ #foryouシ #Like. #Share. #Follow

photo content
+1

Xiriirka ka dhexeeya Fadeexadda Epstein iyo Caabudidda Shaydaanka ​Mid ka mid ah arrimaha ugu yaabka iyo naxdinka badan ee laga bartay fadeexaddii caalamiga ahayd ee Jeffrey Epstein—taas oo daaha ka qaadday habdhaqanka gurracan ee qayb ka mid ah madaxda reer Galbeedka iyo tacaddiyada lagula kaco carruurta—waa magaca uu u bixiyey mid ka mid ah xisaabaadkiisa bangiga. ​Epstein waxa uu mid ka mid ah akoonnadiisa u bixiyey "BAAL" (البعل). Magacan ma ahan mid si aan ula kac ahayn loo doortay; Baal waa magaca sanam caan ahaa oo laga caabudi jiray dhulka Shaam iyo nawaaxigeeda, kaas oo lagu yaqaannay cibaadooyin lala xiriiriyo gumaadka carruurta iyo sino. ​Magacaas waxa uu Qur'aanka Kariimka ah ku soo arooray hal mar oo kaliya, isagoo ku jira Suuratu As-Saaffaat, markii Nabi Ilyaas (CS) uu qoomkiisa ku yiri: ​أَتَدْعُونَ بَعْلًا وَتَذَرُونَ أَحْسَنَ الْخَالِقِينَ "Ma waxaad u dhawaaqaysaan (caabudaysaan) Baal, oo aad ka tagaysaan kii u wanaagsanaa abuurayaasha (Alle)?" ​Tani waxay markale caddaynaysaa in waxa aan maanta u naqaanno "Xadaaradda Galbeedka" ay qaybo ka mid ah ay dhexda kaga jiraan falal shaydaanimo ah oo salka ku haya cibaadooyinkii hore ee lunsanaa, kuwaas oo ka soo horjeeda anshaxa iyo diinta. Qoraalka asalkiisa waxaa leh Ogaansho Al-jawhari S. Muuse #Like. #Share. #Follow

photo content
+1

Cid Alle la dagaali kartaa ma jirto qofka isku dayana midaan iyo mid ka daran ayuu sugayaa. Al-jawhari S. Muuse

Jaraa’idka dalka Iswiidhan (Sweden) ayaa sheegaya in arrintu ay gaartay heer waali ah oo cabsi leh; qabriga Salwan Momika aya
Jaraa’idka dalka Iswiidhan (Sweden) ayaa sheegaya in arrintu ay gaartay heer waali ah oo cabsi leh; qabriga Salwan Momika ayaa la gubay, isla markaana gabi ahaanba la tir tiray. ​Aabihiis, Sabaax Abu Salwan, ayaa isagoo ka qoomameynaya yiri: ​"Iswiidhan ma awoodin inay wiilkayga difaacdo isagoo nool, xataa markuu dhintay ka dibna ma aysan samayn... heer waxay gaartay inay anigaba dalka iga eryaan." ​Waxa maanku uusan rumaysan karin ayaa ah in qof u dhashay dalka Iswiidhan uu gudaha u galay qabriga, ka dibna uu gubay meydka, qabrigana uu gabi ahaanba dumiyay, iyadoo aysan jirin cid ku dhiirata inay la hadasho ama lala xisaabtamo! Waxaa jirta aamusnaan la yaab leh oo ka imaaneysa mas'uuliyiinta. ​Saxaafadda Iswiidhan ayaa xaqiijinaysa in Salwan la dilay, iyadoo xukuumaddu aysan hal eray ka dhihin cidda dishay! Intaas ka dib, meydka waa la gubay, qabrigana waa la saaray, iyadoo ninkii falka geystayna uu weli qarsoon yahay inkastoo arrintu ay caddahay. Xigasho.

Kala dhax galka dadka waxa ay jecel yihiin waa mid aduunyo cidlo ku gali... https://youtube.com/shorts/j1CsXiZnrFc?si=Oc4TtSC5gNjNrg4_

Calmaaniga cidda kaliya ee damaciisa hor istaagto waa islaamka iyo muslimiinta sidaas darteed marka uu arko #gabar_xijaaban o
Calmaaniga cidda kaliya ee damaciisa hor istaagto waa islaamka iyo muslimiinta sidaas darteed marka uu arko #gabar_xijaaban oo muslimd ah qaylo ayuu isla qaadaa. Al-jawhari S. Muuse #Like. #Share. #Follow

🇬🇧 | Caqliga saliimka ah ma rumaysan karo xaalada fisqiga iyo bahalnimada mujrimiinta hogaanka galbeedka sida Andrew oo kam
+1
🇬🇧 | Caqliga saliimka ah ma rumaysan karo xaalada fisqiga iyo bahalnimada mujrimiinta hogaanka galbeedka sida Andrew oo kamid ah qoyska boqortooyada ingiriiska Mid kamid ah mujrimiinta qoyska boqortooyada ingiriiska Amiir Andrew oo ah walaalka boqorka maanta Charles III markii laga soo tago gabdhaha yar yar uu kufsaday ninkaan wuxuu dalbaday in loo keeno canug yar laakiin markuu kufsaday ayuu dilay sidii qurbaan inuu shaydaanka u gudbinaayo sawirkaan waa qayb kamid ah faylasha la faafiyay amiir andrew oo gabdho yar yar ku maran oo laga keenay wadamo sabool ah sida Yukrayn iyo bariga yurub waa gabdho sidii jaariyaatkii lasoo gaday . Xigasho Xayawaanadaan nuucaan ah ayaa waxay ku leeyihiin, waxaan idin meerineynaa dowladnimada iyo hab dhaqankeeda, liidnaan badanaa nafar madaxiisa hoos geeeyay dugaagtaan. Al-jawhari S. Muuse #Follow

Madax wanaagsan hadey taliso bulshadaa laga arkaa.Al-jawhari S. Muuse #s... https://youtube.com/shorts/XB1QPJixgyM?si=bL6S1Z8pmzjJaj-3

Riwaayadaan waa mid cajiib ah beenta xuluuliyada qubuuro caabudka ah aya... https://youtube.com/watch?v=oEQrqfnOYxE&si=Wq_H9gbenmEH7_P7

𝗛𝗔𝗡𝗨𝗨𝗡 ﹋﹋﹋﹋﹋ ⚘ Hanuunku waa Saldhiga ugu wayn ee Nolosha. ✦  ◛ •၊၊။‌‌‌‌‌•၊၊။‌‌‌‌‌၊၊• 1:48 •••••••••• ➥ Lawadaag Ehelka & Asxaabta. https://t.me/rixlah

𝗛𝗔𝗡𝗨𝗨𝗡 ﹋﹋﹋﹋﹋ ⚘ Hanuunku waa Saldhiga ugu wayn ee Nolosha. ✦  ◛ •၊၊။‌‌‌‌‌•၊၊။‌‌‌‌‌၊၊• 1:48 •••••••••• ➥ Lawadaag Ehelka & Asxaabta. https://t.me/rixlah

​Xurmada Culimadu waa weynaynta Diinta ​Qofka marka uu xurmeeyo culimada, dhab ahaantii wuxuu xurmeeyey naftiisa, isaga oo mu
​Xurmada Culimadu waa weynaynta Diinta ​Qofka marka uu xurmeeyo culimada, dhab ahaantii wuxuu xurmeeyey naftiisa, isaga oo muujinaya inta ay diintu ku weyn tahay qalbigiisa. Maadaama ay culimadu yihiin kuwa xambaarsan dhaxalkii Anbiyada iyo nuurka diinta, qaddarintoodu waxay ka dhigan tahay qaddarinta aqoonta ay xambaarsan yihiin. ​Dhanka kale, culimada dhabta ah ee rabaaniga ah uma adeegaan diinta si ay dadka uga helaan ammaan ama xurmo shakhsi ah. Waxay ogyihiin in abaalkoodu uu ag yaallo Allaah (SWT), iyaga oo hiigsanaya raallinimadiisa oo keliya. Haddaba, xurmada aan u muujinno iyaga waa mid kor u qaadaysa maqaamka qofka muslimka ah, halka culimaduna ay yihiin kuwo ka sarreeya inay dan ka yeeshaan maamuus bani’aadam.

Repost from Baraarug
👉Dhuuxidda Qur’anka,Daalacashada Kutubta Cilmiga iyo Salaad Leh Dareen buuxa:Ayaa Wehel Ugu Filan Mu’minka dhabta ah.☝️

Isbarbardhigga Heshiisyadii Nabiga (Scw) iyo Waaqica Maanta. Waxa ka mid ah dhibaatooyinka maanta jira waa in dadka qaar ay isku dayayaan inay si qaldan u adeegsadaan taariikhda, iyagoo ku dabo dhacaya haldoorka umadda. Waxaa isweydiin mudan: Maxaa iska khuseeya taariikh hore oo laga sheekaynayo iyo waaqica maanta taagan? Haddii laga hadlo heshiisyadii uu Nabigu (Scw) la galay Yu*h*uu*dda, waxaa habboon in la xuso labo qodob oo muhiim ah: 1. Ujeedka Nabiga: Wuxuu ahaa inuu ka yareeyo Muslimiinta dhibka gaalada, isagoo xilligaas ahaa hoggaamiye ay iyagu hoostagaan. 2. Dabeecadda Yuhuudda: Ma jirin ballan ay qaadeen oo aysan ka bixin ama aysan burinin. Farqiga u dhexeeya Labada Xilli: Maanta xaaladdu waa mid ka duwan tii hore, isbarbardhigguna ma shaqaynayo sababahan awgood: * Awoodda: Yuhuudda maanta waa mid awood badan, halka markii hore ay hoostagayeen maamulkii Nabiga. * Mawqifka Gorgortanka: Muslimka maanta heshiiska galaya ma joogo meel uu shuruud ku xiri karo y*a*h*uuda; waa mid ku qasban inuu madaxa hoos geeyo. Gunaanad: Sidee ayay markaas isugu mid noqon karaan heshiiskii Nabiga ee awoodda ku fadhiyey iyo kan maanta ee daciifnimada ka dhashay? Waa labo xaaladood oo aan sinaba isu qaban karin. Al-jawhari S. Muuse #follow@arimo1islaam

photo content

Daalim ka carar mid ka xun u tag " kud ka guur qanjo u guur " Al-jawhari S. Muuse #follow dheh U #sharegarey
Daalim ka carar mid ka xun u tag " kud ka guur qanjo u guur " Al-jawhari S. Muuse #follow dheh U #sharegarey

Waji cabuuska...
Waji cabuuska...