4 103
مشترکین
-524 ساعت
-267 روز
-11030 روز
آرشیو پست ها
4 102
Xurmada Culimadu waa weynaynta Diinta
Qofka marka uu xurmeeyo culimada, dhab ahaantii wuxuu xurmeeyey naftiisa, isaga oo muujinaya inta ay diintu ku weyn tahay qalbigiisa. Maadaama ay culimadu yihiin kuwa xambaarsan dhaxalkii Anbiyada iyo nuurka diinta, qaddarintoodu waxay ka dhigan tahay qaddarinta aqoonta ay xambaarsan yihiin.
Dhanka kale, culimada dhabta ah ee rabaaniga ah uma adeegaan diinta si ay dadka uga helaan ammaan ama xurmo shakhsi ah. Waxay ogyihiin in abaalkoodu uu ag yaallo Allaah (SWT), iyaga oo hiigsanaya raallinimadiisa oo keliya. Haddaba, xurmada aan u muujinno iyaga waa mid kor u qaadaysa maqaamka qofka muslimka ah, halka culimaduna ay yihiin kuwo ka sarreeya inay dan ka yeeshaan maamuus bani’aadam.
4 102
Repost from Baraarug
👉Dhuuxidda Qur’anka,Daalacashada Kutubta Cilmiga iyo Salaad Leh Dareen buuxa:Ayaa Wehel Ugu Filan Mu’minka dhabta ah.☝️
4 102
Isbarbardhigga Heshiisyadii Nabiga (Scw) iyo Waaqica Maanta.
Waxa ka mid ah dhibaatooyinka maanta jira waa in dadka qaar ay isku dayayaan inay si qaldan u adeegsadaan taariikhda, iyagoo ku dabo dhacaya haldoorka umadda. Waxaa isweydiin mudan: Maxaa iska khuseeya taariikh hore oo laga sheekaynayo iyo waaqica maanta taagan?
Haddii laga hadlo heshiisyadii uu Nabigu (Scw) la galay Yu*h*uu*dda, waxaa habboon in la xuso labo qodob oo muhiim ah:
1. Ujeedka Nabiga: Wuxuu ahaa inuu ka yareeyo Muslimiinta dhibka gaalada, isagoo xilligaas ahaa hoggaamiye ay iyagu hoostagaan.
2. Dabeecadda Yuhuudda: Ma jirin ballan ay qaadeen oo aysan ka bixin ama aysan burinin.
Farqiga u dhexeeya Labada Xilli:
Maanta xaaladdu waa mid ka duwan tii hore, isbarbardhigguna ma shaqaynayo sababahan awgood:
* Awoodda: Yuhuudda maanta waa mid awood badan, halka markii hore ay hoostagayeen maamulkii Nabiga.
* Mawqifka Gorgortanka: Muslimka maanta heshiiska galaya ma joogo meel uu shuruud ku xiri karo y*a*h*uuda; waa mid ku qasban inuu madaxa hoos geeyo.
Gunaanad: Sidee ayay markaas isugu mid noqon karaan heshiiskii Nabiga ee awoodda ku fadhiyey iyo kan maanta ee daciifnimada ka dhashay? Waa labo xaaladood oo aan sinaba isu qaban karin.
Al-jawhari S. Muuse
#follow@arimo1islaam
4 102
Daalim ka carar mid ka xun u tag " kud ka guur qanjo u guur "
Al-jawhari S. Muuse
#follow dheh
U #sharegarey
4 102
Wadanka Spain qarniyaal ka hor aaladani waxay ahayd aalad lagu ciqaabo dadka qaar, waa aalad u samaysan qaab V ah laakiin hoos ujeedda.
Qofka inta la xidhxdiho ayaa dusheeda la saari jiray isaga oo qaawan, cagahana waxaa looga xidhi jiray biro culculus oo miisaan leh si ay hoos ugu jiidaan, taas oo marka danbe qofka laba u kala jaraysa laakiin si tartiib ah.
Bahalsanaa aadmigu.!
Xigasho
Kuwa sidaas soo ahaan jiray ayaa diintaada iyo asalkaada isku dayayaayo inuu ceebeeyo.
4 102
Waxaa jiro agoon ah oo lugta ay barartay muddo dheer ka hor, haddana xaaladdiisu waxay mareysaa meel halis ah. Waxay u muuqataa inuu ku dhacay cudurka loogu yeero (Mycetoma), kaas oo haddii aan degdeg looga daweyn keeni kara in lugta laga gooyo ama uu u geeriyoodo caabuqa.
Fg:sawirku waa Ai laakin wuu jiraa wiilka agoonka ah
"Allahayow naga dhig kuwii dadka dhibka ka feyda, annagana dhibka naga feyd Maalinta Qiyaamaha. Aamiin. 🤲🕊️"
Al-jawhari S. Muuse
#Naxariis #Khayr #Somali
4 102
Takfiirin cad oo geed ku gambasho laheyn, jadiidiyada takfiirka qardho waxba kagama duwana aan ahayn kuwa qardho inay is muujiyaan.
Muslim waa la gartay.
Gaalna waa la gartay.
Munaafaq waa midka labadaba shaaha ka cabo.
Hadalka kan yarna sidan ayuu u dhacayaa
Xarakayiinta uu ola jeedo inta isaga bidcadiisa khilaafsan waa gaalo , iyagana muslimiin , qofka intaa u dhaxeeyana munaafaq.
Al-jawhari S. Muuse
4 102
Repost from فتاوى الشيخ حسان حسين آدم ( أبي سلمان الأصوليّ )
شاركوه بارك الله فيكم
والدال على الخير كفاعله 💯👇
https://t.me/fataawasheekhxasan
4 102
+1
Wadaadka afghaaniga ah
Waxa iga cajabiyay sawirkaan waa wadaadka oo #gar-weyn #surwaal gaaban #duub-weyn kii shalay lagu lahaa argagixiso waaye laga carari jiray maanta iyagoo la yaaban inuu safiir u yahay.
Al-jawhari S. Muuse
4 102
Waan iska duqeyneynaa hadey tahay laga aqrisan maayo laakin hadey nimanka yahuuda keenay iyo yahuudba waan ku beegsan doonnaa hadeey tahay waxaan leenahay sifiican baad u hadashay ha arkaan caaqibada xun ay leedahay yahuud lasoo dhaweysto.
Al-jawhari S. Muuse
اکنون در دسترس! پژوهش تلگرام ۲۰۲۵ — مهمترین بینشهای سال 
