en
Feedback
🌹Xikmada maanta🌹

🌹Xikmada maanta🌹

Open in Telegram

"Anni masuul kama ihi fahankaaga balse waxaan masuul ka ahay waxaan halkan ku qoro " Qore bogan @murtidamaanta "mustafe sheekh maxamed" +251919711136

Show more
5 179
Subscribers
No data24 hours
-177 days
-9830 days
Posts Archive
Caqabaduhu waa meesha laga Barto casharada hormarka

Haddii aad rabto inaad adduunka wax ka beddesho, adigu bilow inaad isbedesho

Ha ka baqin guuldarrada, waayo waa bartaad ka Baran lahayd sida guusha loo gaadho.

Inta Albaabka towbada Ka Xiranto Haddaad Sugeyso , Waa adig lee , Lkn Waqti Kuuma Harin Dhaqso Towbad Keen istiqfaarso: ، يقول عزوجل:" يا بن آدم لو بلغت ذنوبك عنان السماء ثم استغفرتني غفرت لك ولا أبالي" "Hadda Allah Xus Oo dheh : أستغفرالله واتوب اليه"

Banaanka Hal mar U bax Samada fiiri Wax Ma Ogid Dhinaca Galbeed Maxaa Kaaga muuqdo.? Dunidan Aan Ku nool nahay gaal iyo muslim Weey isku raaceysan yihiin in Maalin Un dhamaan doonto Hase ahaatee Qaabka gaalada Dhamaanshaheeda U saadalinayaan iyo Muslimiinta Saadaashooda ayaa Kala duwan. Waxaan Xaqiiq ah Tan Muslimiinta Haystaan Waayo Ma ahan Mid ay iyaga iska alifteen Ee Wax Waxyi Rabbaanib ah ;: Sidaa Darteed Ku Soo dhawow 9 Kaan Qodob Oo Aan Ku soo goobnay Calaamadaha yar yar Ee Saacada Qiyaame Dhicideeda Ka soo hormaraya Waxaad Ogaan doontaa in Haddaba Intoodii badneed la arkay" F: G Waxaa Ceeb Kugu Ah inaad Aqoon badan Halkan Ka faaideysato Hadane Aad Bakhiisho inaad La Wadaagi Weyso Muslimiinta Kale Haddaad faafin Weyso Waxaan U arkaa inaad tahay iimaan Laawe kheyr daran Xaasid bakhiil ah. " Waxaad Qeeybta dambe Ku arki doontaa 11 Calaamood Oo Waa Weeyn Oo Ka Soo Horeeyn doon Dhicida qiyaamaha Kuwaa Weli Ma dhicin , Lkn Waxaa la Sheegaa in Hal Mar Sida Tusbax Go'ay isu Soo Wada Raac Raaci doonana.Zubxnllh. 《 Calaamadaha Qiyaamaha Kuwa yar yar:》 1: Dumarka Oo tirada Ka bato 2: Haween Qaawan Oo U qaba in ay asturan yihiin Lkn Aan Asturneen Madaxooda Aad Moodo Sida Kuruska geela. 3: Khamarada iyo Zinada Oo Ku badato Dhulalaka Muslimiinta 4: Geeri Dag dag ah Qofkii Aan Laga War qabin dhinto' Mowtul-fajo" 5: Xasuuqida Doofaarada Dadka Waxaa Ku dhici doono Cudur Kaas Oo Ka dhashay Hilib doofaar Ka dib Dadkii Waxeey bilaabayaan in ay laayaan Doofaarada meeshey Ku arkaan ilaa Uu Nabi Ciise soo dago Ka dib dilo Doofaarka Aduunka Ugu dambeeyo 6: Dhismaha iyo dabaqyada Oo lagu tartamo leysugu faano 7: Qoob Ka ciyaarka iyo Heesaha Oo Si Xad Ka bax U faafo 8: Fitnooyin indho la'aan ah Oo mid ba mida Kale daba taallo 9: Ragga Oo isu Ekeysiiyo Dumarka Walaal Mcn miyaadan arkin Caalamadahan Aan soo tirinay badnkooda.? HAA & MAYA Waxaad Suuraystaa Habeen Sidii loo Seexday Waagu Ku baryay Dadkii Oo Wada qeylinaya Ayagoo Ka Cabaadaya Halaag Ku Soo muuqdo Oo Ku Soo Wajahan😭. Dhamaantood Waxeey Eegayaan Samada Si jahwareer leh Samadiina Waa ay Madobaatay Caalamkii Kii Aad taqaanay Maba aha. Sababtu Waxeey tahay Qorraxdii ayaa galbeed Ka soo baxaday Looma jeedin Hal mar ayeey dadkii Wada Eegeen Waaba run Qoraxdii Galbeed ayey Ka soo baxeeyso 😭 Micnaha Qorraxad galbeed looga soo bixi ma taqaanaa.? Waxaa laga Wadaa albaabkii towbada Waa Khalaas Waa Xirmay intii hore Ku bad baad Ama Ku halaagsan Istiqyaarkaa.😢 Acmaashii Waxaa Loo qaaday Allah Xaggiisa Kheyr iyo Shar Wixii Kuu noqotabo Maant Wax Kuu tarimeyso Allow Naxariistaada isii Ama Hooyadeey U Naxariiso Wax leyska aqbalayo Ma leh . 《 Hadane Ku soo dhawow Calaamadaha Qiyaamaha Ee Waa Weeyn : 》 1: Waxaa Ciida afka Loo darayaa Todobo Ka Mid ah Madaxda Carabta Kuwooda tikteyrada ah Xukunkooda ayaa meesha laga saarayaa 2: Waqtigaas Waqti Aan Ka fogeeyn Waxaa soo baxaya Imam mahdi Oo ah Imaam Caadil ah Oo Ku abtirsada Nasabka Rasuulka faraciisa dambe Waa ehlu-beytka. 3: Waxaa Ku Xigo Masiixu-dajaal 4: Soo sagida Nabi Ciise csw Xagga Samada 5: Qorraxdii Oo galbeed Ka soo baxdo 6: Albaabada towbada oo la laabo 7: Daabat dhulka Wareegeyso Qofka muslimka ah Calaamad Ku dhajineyso 8: Waxaa Ku Xigo Juuj & Ma juuj soo baxooda 9: Waxaa Muddo Ku dhaw 40malmod Dhulka iyo samada Wada qarinaya Ceeryaamo 10: Dab Xoogan Oo Xoogan Oo Kacay Kana imaanaya dhanka Wadanka yaman 11: Kacbadii Oo la bur buriyo Ugu dambeeyn Axbaabii Kiraam Waxaan Nafteyda iyo Tiinaba Kula dardaarma Cabsida Allah : Waa furaha guusha Aduun iyo Aakhiro Saacaduu Weey dhici rabtaa Goorta ay dhaceyso idiin ma carifi karo idiinkumana dhaami Haddaan Ogaan lahaa Waan sheegi Waxaan Aragnaa Dad badan in ay Xagga diinta Aad Uga fog yihiin, Waana Halka meel Oo Kaliya Oo Ey bad baadadoda Ku jirto.

Inaad caruurtaada u doorato hooyo wanaagsan ayaa ka wanaagsan inaad naftaada u doorato xaas qurux badan u door caruurtaada hooyo wanaagsan

Ahow qof fiiican laakin wakhti haku luminin si aad ucadayso inaad tahay qof fiicaan

Qofna Haku xidhin noloshaada in kabadan inta uu mudnaa waayo qofkastaaba wuu is badalaa Marka uu la kulmo dad cusub

Qofka aad ku aragto labo shay ogow waa cadawgaaga qofka ay farxad galiso dhibka ku haysta sidoo kale kanaxa hormarkaaga kaas ayaa ah cadawgaaga

Chanel Kan oo aan ku soo gudbin jirnay dhiiri galinta iyo xikmadaha ayaan rabnaa inaan dhawaan albaabada u laabno , balse asxaapta u codeeya inuu sii shaqeeyo oo uu bulshada muhiim u yahay iyo inan xidhno?
Anonymous voting

U codee chanel Kan inaan xidhno iyo inuu sii furaado
Anonymous voting

Xurmee kuwa kuu sheega runta foosha xun balse ha xurmaynin dadka kuu sheega beenta quruxda badan

Haddii  aad si badheedh ah u qorshaysato inaad qabato wax awoodada ka baxsan waxaa hubaal ah inaadan noqon doonto mid aan farax sanayn waayo waxaad xanbaaratay culays aadan awoodin qabo waxa aad awoodo

Shinbirkani markuu noolaa wuxuu cuni jiray qudhaanjada , markuu dhintayna qudhaanjadii baa cuntay aduunka ayaa saas iska ah
Shinbirkani markuu noolaa wuxuu cuni jiray qudhaanjada , markuu dhintayna qudhaanjadii baa cuntay aduunka ayaa saas iska ah

Xidhashada dharka bilaa qiimaha ah iyo kuwa jaban kama dhigna inaad tahay qof faqiir ah Xusuusnow waxaa jira qoyska adiga kag
Xidhashada dharka bilaa qiimaha ah iyo kuwa jaban kama dhigna inaad tahay qof faqiir ah Xusuusnow waxaa jira qoyska adiga kaga baahan inaad quudiso maaha in aad bulshada cajab galiso

Ka digtoonow, inaad barato dad badan oo gacanta saaxiib kaala ah qalbiga cadaw kaaga ah
Ka digtoonow, inaad barato dad badan oo gacanta saaxiib kaala ah qalbiga cadaw kaaga ah