en
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Open in Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Show more

πŸ“ˆ Analytical overview of Telegram channel SAMEWADE ACADEMY

Channel SAMEWADE ACADEMY (@samewade) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 17 404 subscribers, ranking 11 604 in the Education category and 489 in the Somalia region.

πŸ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on Π½Π΅Π²Ρ–Π΄ΠΎΠΌΠΎ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 17 404 subscribers.

According to the latest data from 20 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -147 over the last 30 days and by -7 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 4.16%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 1.07% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 725 views. Within the first day, a publication typically gains 187 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

πŸ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
β€œKusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 21 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Education category.

17 404
Subscribers
-724 hours
-267 days
-14730 days
Posts Archive
#Samewade_Academy Inta uu Furnaa Channelkena Cashirada aan kuso gudbino ma jira kuwa aad ka fa'iiday ama Naftada wax taray?.
#Samewade_Academy Inta uu Furnaa Channelkena Cashirada aan kuso gudbino ma jira kuwa aad ka fa'iiday ama Naftada wax taray?. Maxaase jclan lahayd inaan wax ka badal ku sameyno ama aan kuso kordhino?. Caawa Si Guud Fikir ka dhiibo sidad u Aragtid Channelka iyo Qaabka aan wax uso gudbino intaba. Jwbtada waa inoo Muhiim Mahadsanid. #Samewade_Academey iyo sidad u aragtid Hadii aadan hore ugu Xernayn waa kan πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://youtube.com/@SAMEWADEACADEMY

Muuqaalka Maanta Wuxuu ahaa Talooyiin Si gaar ah aan ugu talagalnay Ardayda Barata ama jecel inay Bartaan Graphic Design Waa Muuqaal Waqti ahaan kooban 22 Daqiiqo Balse aad u fa'iido Badan muuqaalka hadad Si fcn u dawatay oo adan daqiiqad ka boodin ama Adigo Maskax ahaan Xaadir ah Daawatay Wax Badan oo ku Anfacayo inaad ka fa'iiday oo aad naftada ku dabaqdid aan kuu rajeynaa Hana ka Caajisin Wixii aan culeys kugu ahayn inaad Fulinteda aad maantaba aad ku dhaqaaqdid. https://youtu.be/n3b4d8oOLDE

Maanta Waxan Youtube Channelkeena Soo gilinay Muuqaalkii ama Cashirkii 301aad Mudo Sanad ka yar. ALXAMDULILLAH, Waana sii wad
Maanta Waxan Youtube Channelkeena Soo gilinay Muuqaalkii ama Cashirkii 301aad Mudo Sanad ka yar. ALXAMDULILLAH, Waana sii wadi doonaa Insha Allah inta aan Fursad u helayoba inaan Cashir soo giliyo. Halkan kala soco Cashirada Sii joogto ah wiliba Taxane ah πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://youtube.com/@SAMEWADEACADEMY

Mid kamida koorsooyiinka muhiimka ah sido kalena Aasaas u ah istimcmaalka Computer-ka Ka baro samewade acadamey πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡https://www.youtube.com/watch?v=o1mVf7B0fG0&list=PLqEi-k81OWaixIIvxRVNNvT8xTFv12MmB