en
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Open in Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Show more

πŸ“ˆ Analytical overview of Telegram channel SAMEWADE ACADEMY

Channel SAMEWADE ACADEMY (@samewade) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 17 404 subscribers, ranking 11 604 in the Education category and 489 in the Somalia region.

πŸ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on Π½Π΅Π²Ρ–Π΄ΠΎΠΌΠΎ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 17 404 subscribers.

According to the latest data from 20 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -147 over the last 30 days and by -7 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 4.16%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 1.07% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 725 views. Within the first day, a publication typically gains 187 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

πŸ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
β€œKusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 21 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Education category.

17 404
Subscribers
-724 hours
-267 days
-14730 days
Posts Archive
#samewade_academy Waxan dhamaynay labo koorso oo aan ku baranayni Graphic Design waxan cashirada ku bixinaynay si free ah sido kale koorsooyiinka waxay lehayeen Shahaado Free ah Arday walba oo dhameyay soona practice gareyay wili shahada anan helin hada ila soo xiriir soona dir practice-ka si aan shahaadada kuugu soo diro halkan igala soo xiriir @samewadeacademy halkan hoosena ka daawo cashirada koorsoyiinka iyago dhamaystiran Cashirada Illustratorka oo dhamaystiran 62 Cashir uu ka koobanyahay https://www.youtube.com/watch?v=PS2TyOPNFOA&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx&index=50 Cashirada Photoshop oo dhamaystiran 85 Cashir uu ka koobanyahay https://www.youtube.com/watch?v=HIi_C1m5wY8&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p&index=51

Cashirka Maanta waxan ku baranayni Sida loo sameeyo logo Madrasad oo qurux badan Cashirkaas Ka daawo SAMEWADE ACADEMY πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡οΏ½
Cashirka Maanta waxan ku baranayni Sida loo sameeyo logo Madrasad oo qurux badan Cashirkaas Ka daawo SAMEWADE ACADEMY πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ https://www.youtube.com/watch?v=Fr1zge4iFac

Cashirka Berito Insha Allah waxan design gareyn doonaa Invoice, Waxana ku dhisi doonaa Adobe illustrator. kala soco SAMEWADE
Cashirka Berito Insha Allah waxan design gareyn doonaa Invoice, Waxana ku dhisi doonaa Adobe illustrator. kala soco SAMEWADE ACADEMY https://www.youtube.com/watch?v=j7ThMVB2Qy4&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx

Cashirka Berito Insha Allah Waxan ku qaadanaynaa FLYER DESIGN Sharaxaad Fiican oo aad u faafahsan wuxuuna socon donaa 27 Daqi
Cashirka Berito Insha Allah Waxan ku qaadanaynaa FLYER DESIGN Sharaxaad Fiican oo aad u faafahsan wuxuuna socon donaa 27 Daqiiqo. Waxan Design-kan ku sameyn Donaa Adobe Photoshop. Sido kale waxan soo raacin doonaa dhamaan Sawirada aan design-kan u isticmalay waxana soo gilin doonta Qaybta Description-ka ee Channelkeena Kala Soco SAMEWADE ACADEMY πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ https://www.youtube.com/watch?v=EOYLAkAHrR4&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p

Berito Insha Allah waxan qadanaynaa Cashir aad u dheer kaas oo ku saabsan Basic COMPUTER Gaar ahaan Windows-10 waxana qadan doonaa Insha Allah. 1) Sida Computer-ka marka uu culeys ama Jaam kaa noqdo loo Qafiifiyo dhowr wado oo laqu qafiifin karo aan isla arki doonaa 2) qaybtana waxan ku qadan doona sida aad xogtada u kala nidamsan lahayd Gaar ahaan inaad u sameysid Folder, Copy, Cut, Paste, Rename iyo dhaman tooda ShortCut-kooda. Muqaalka beri waa mid aad u dheer Insha Allah waana mid socon doono 27+ Sbbtana waa in Koorsadan ay tahay isbuucle OO 7 maalinba hal-maalin kaliya la qaato Kala Soco Cashirka berito iyo kuwii horeba #samewadeAcademy πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ https://www.youtube.com/watch?v=o1mVf7B0fG0&list=PLqEi-k81OWaixIIvxRVNNvT8xTFv12MmB

Berito 8:00 Subaxnimo Insha Allah waxan bilaawi doona Tenses-ka waxana qadan donaa present cont... Wuxuu noqon doona Cashir a
Berito 8:00 Subaxnimo Insha Allah waxan bilaawi doona Tenses-ka waxana qadan donaa present cont... Wuxuu noqon doona Cashir aad u dheer 34 daqiiqo soconayo waxana ku baran doonaa - Definition of of present Continuous Tense - The structure of present Continuous Tense - Uses of Present Continuous - Examples of Present Continuous. - Home Work of Present Continuous Cashirkan sido kale waxad ku baran doontaa ku dhawaad 100 eray oo cusub kuwaso jumlado ku jira. Kala Soco SAMEWADE_ACADEMY https://www.youtube.com/watch?v=4S43v59OMo0