en
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Open in Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Show more

📈 Analytical overview of Telegram channel SAMEWADE ACADEMY

Channel SAMEWADE ACADEMY (@samewade) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 17 320 subscribers, ranking 11 611 in the Education category and 489 in the Somalia region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 17 320 subscribers.

According to the latest data from 30 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -187 over the last 30 days and by -4 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 4.27%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 1.09% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 740 views. Within the first day, a publication typically gains 188 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

📝 Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 01 July, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Education category.

17 320
Subscribers
-424 hours
-757 days
-18730 days
Posts Archive
Ma doo naysaa inaad samayso lacag adoo aan wax dhib ah marayn fadlan haday jawaan taadu tahay haa nagalasoo xidhiidh group ke
Ma doo naysaa inaad samayso lacag adoo aan wax dhib ah marayn fadlan haday jawaan taadu tahay haa nagalasoo xidhiidh group keena telegram @suncode2 iyo channel keenaba @suncodeacademy

👌Xisnul muslim oo afsomali laguugu turjumay .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @sa
👌Xisnul muslim oo afsomali laguugu turjumay .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @suncodeacademy 🦋 ➠: @som_sub ❤️Codso: @Buugaagbot ____ ...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........

Baro 15 Kamida Faa’iidooyinka Qur’aanka Kariimka ah. 1: Qur'anku Waxa uu kordhiyaa kalsoonida addoonku ku qabo Allihii Abuurtay SWT. 2: Waxa Qur'aanka Laga Helaa raaxo nafsi ah (Deganaansho/Xasilooni). 3: Waxa uu xoojiyaa xiriirka u dhexeeya Adoonka iyo Allihii Abuurtay SWT. 4: Qur'aanku Wuxu Suuliyaa (kexeeyaa) welwelka,Walaaca iyo cidhiidhiga nafsaaniga ah. 5: Wuxu Hagaajiyaa Xiriirka iyo Lamacaamilka ka Dhexeeya Qofka iyo Dadka kale ee ay Nolol Wadaagga Yihiin. 6: Waxa uu door weyn ka qaataa edbinta iyo toosinta nafta (Gude ahana iyo Dibad ahaanba). 7: Waxa uu kordhiyaa kalsoonida qofku ku qabo Naftiisa iyo Rumaynta Qaddarta Alle. 8: Waxa uu qofka ka ilaaliyaa waswaaska iyo farriimaha shaydaanku qalbigiisa u soo diro. 9: Waxa uu qofka akhriya u Markhaati kacaa Maalinka is abaal Marinta (Maalinka Qiyaamaha) 10: Waxa uu Qofka u furaa hadalka (Aftahan) 11: Qur'anka waxa laga helaa taariikho Hore oo Laga Fiidaysan karo Khibrado Nololeed. 12: Qur'aanku wuxu qofka siiyaa dhiirri Gelin iyo go’aan qaadashada wanaagsan ee nolosheena saamaynta ku leh. 13: Waxa uu qofka ka Dhigaa mid Faraxsan (Bashaash) 14: Qur'anku waxa uu Kobciyaa Garaadka Qofka wuxuna ka dhigaa mid xigmad badan oo Hab fudud xal ugu Hela Caqabadaha nololeed ee lasoo Dersa. 15: Ugu Danayn Qur'anku waa Daawo Dabiici ah wuxuna Ka hortagaa Xanuunada ku dhaca Maskaxda (Dhimirka) Waxa Dhowaan Saynisyahanu ogaadeen in Akhrinta Quraanku tahay sababta ugu Badan ee Muslimiintu u Yihiin kuwo deggan oo Maskax Furan. Gaarsii walaalahaaga Muslimiinta ah) Jazaakallahu Kheyra

#Xikmado @Samewade @somalibook AKHRIS IYO QORAAL 1) Qoraa waliba wuu dhiman doonaa, wuxuu gamcihiisa ku qorayna wax ka danbeeya oo ka hadha ayay noqon doonaan; ha qorin wax aanad ku farxi doonin maalinta qiyaamaha in aad aragto! ― Qoraha lama yaqaan 2) Qofka inta uu wax curiyo dadka la wadaagaa waxa uu la mid yahay qof inta uu caqligiisii weel ku soo riday dadka la wadaagaya! ― Xasan Xaydar 3) Buugaagta iyo wax kasta oo la qoro waa ay argagax geliyaan kuwa raba in ay daboolaan runta. ― Wole Soyinka 4) Haddii aad rabto in aad dal barato, akhri qorayaashiisa. ― Aminatta Forna 5) Sida uu u jiro qoraal hal-abuur ah, ayuu u jiraa akhris ha-abuur ahina! ― Ralph Waldo Emerson 6) Hal buug oo aad u fiicani waxa uu u dhigmaa boqol saaxiib oo wanaagsan, balse hal saaxiib oo wanaagsani waxa uu u dhigmaa maktabad iska dhan! ― Abdul Kalam 7) Tani waa wax u gooniya buugaagta; waxa ay kuu oggolaanayaan in aad socdaasho adiga oo aan tallaabo qaadin. ― Jhumpa Lahiri 8) Akhristuhu waxa uu noolaadaa kun nololood! ― Qoraha lama yaqaan 9) Sababta aan wax u qoraa keliya waa dareenka i gubaya. Haddii aanan qori lahayn, ma aan awoodeen in aan xasilooni helo. ― Ba Jin 10) Wax kasta oo aad hammad u hayso waa in aad samaysaa. Haddii aad rabto in aad wax qorto, wax ka qor wax aad garanayso. ― Jackie Collins #qaybta_1aad xikmado wax aqriska iyo qorista ku saabsan lasoco qaybta 2aad insha allah maalin walbo ayaan 10 xikmadood idinla wadaagi donaa

👌Tasduurka fdka somalia .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @suncodeacademy 🦋 ➠: @som_sub ❤️Codso: @Buugaagbot ____ Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 . ...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........

👌Tasduurka fdka somalia .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @s
👌Tasduurka fdka somalia .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @suncodeacademy 🦋 ➠: @som_sub ❤️Codso: @Buugaagbot ____ Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 . ...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........

📖so_Quraanka_Kariimka_Iyo_Tarjamada_Macnihiisa_Ee_Afka_Soomaaliga.pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @suncodeacademy 🦋 ➠: @som_sub ❤️Codso: @Buugaagbot ____ Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 . ...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........

👌Kitaabta qur'aanka kariimka oo afsomali ku turjuman .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade
👌Kitaabta qur'aanka kariimka oo afsomali ku turjuman .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @suncodeacademy 🦋 ➠: @som_sub ❤️Codso: @Buugaagbot ____ ...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........

👌Barbaarinta Caruurta .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @suncodeacademy 🦋 ➠: @som_sub ❤️Codso: @Buugaagbot ____ Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 . ...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........

👌Barbaarinta Caruurta .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @sun
👌Barbaarinta Caruurta .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @suncodeacademy 🦋 ➠: @som_sub ❤️Codso: @Buugaagbot ____ Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 . ...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........

👌Anigu waxaan aHay adiga .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @suncodeacademy 🦋 ➠: @som_sub ❤️Codso: @Buugaagbot ____ Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 . ...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........

👌Anigu Waxaan ahay adiga⁉️ .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠:
👌Anigu Waxaan ahay adiga⁉️ .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @suncodeacademy 🦋 ➠: @som_sub ❤️Codso: @Buugaagbot ______________________ Buuga ah dhiiri galin oo xiiso leh ____ Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 . ...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........

👌Murtida iyo Maadda .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @suncodeacademy 🦋 ➠: @som_sub ❤️Codso: @Buugaagbot ____ Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 . ..... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........

Ma doonaysaa inaad noqoto photographer sawirada uu qaado aad loo jecelyey oo qaada sawiro qurux badan (sirtu waa editing ka)
Ma doonaysaa inaad noqoto photographer sawirada uu qaado aad loo jecelyey oo qaada sawiro qurux badan (sirtu waa editing ka) baro habka ugu wacan iyo software da ugu khatarsan ee lagu edit gareeyo sawirada si aad ula socoto ama aad u barato ku biir sun code academy Group ka @suncode2 Channel ka @suncodeacademy

👌Murtida iyo Maadda .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @sunco
👌Murtida iyo Maadda .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @suncodeacademy 🦋 ➠: @som_sub ❤️Codso: @Buugaagbot ____ Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 . ...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........

👌midwifery .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @suncodeacademy 🦋 ➠: @som_sub ❤️Codso: @Buugaagbot ________ Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 . ...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........

👌Midwifery UMMULISO .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @sunco
👌Midwifery UMMULISO .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @suncodeacademy 🦋 ➠: @som_sub ❤️Codso: @Buugaagbot ________ Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 . ...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........

👌Hagaha Ardayga .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @suncodeacademy 🦋 ➠: @som_sub ❤️Codso: @Buugaagbot ____________ Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 . ...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........

👌Hagaha Ardayga .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @suncodeac
👌Hagaha Ardayga .pdf 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @suncodeacademy 🦋 ➠: @som_sub ❤️Codso: @Buugaagbot ________ Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 . ...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........