SAMEWADE ACADEMY
前往频道在 Telegram
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.
显示更多📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览
频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 320 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 611,并在 索马里 地区排名第 489 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 320 名订阅者。
根据 30 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -187,过去 24 小时变化为 -4,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.27%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.09% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 740 次浏览,首日通常累积 188 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”
凭借高频更新(最新数据采集于 01 七月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。
17 320
订阅者
-424 小时
-757 天
-18730 天
帖子存档
17 320
Ma doo naysaa inaad samayso lacag adoo aan wax dhib ah marayn fadlan haday jawaan taadu tahay haa nagalasoo xidhiidh group keena telegram @suncode2 iyo channel keenaba @suncodeacademy
17 320
👌Xisnul muslim oo afsomali laguugu turjumay .pdf
🦋 ➠: @Som_read
🦋 ➠: @som_wall
🦋 ➠: @somalibook
🦋 ➠: @samewade
🦋 ➠: @samewadegroup
🦋 ➠: @suncodeacademy
🦋 ➠: @som_sub
❤️Codso: @Buugaagbot
____
...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........
17 320
Baro 15 Kamida Faa’iidooyinka Qur’aanka Kariimka ah.
1: Qur'anku Waxa uu kordhiyaa kalsoonida addoonku ku qabo Allihii Abuurtay SWT.
2: Waxa Qur'aanka Laga Helaa raaxo nafsi ah (Deganaansho/Xasilooni).
3: Waxa uu xoojiyaa xiriirka u dhexeeya Adoonka iyo Allihii Abuurtay SWT.
4: Qur'aanku Wuxu Suuliyaa (kexeeyaa) welwelka,Walaaca iyo cidhiidhiga nafsaaniga ah.
5: Wuxu Hagaajiyaa Xiriirka iyo Lamacaamilka ka Dhexeeya Qofka iyo Dadka kale ee ay Nolol Wadaagga Yihiin.
6: Waxa uu door weyn ka qaataa edbinta iyo toosinta nafta (Gude ahana iyo Dibad ahaanba).
7: Waxa uu kordhiyaa kalsoonida qofku ku qabo Naftiisa iyo Rumaynta Qaddarta Alle.
8: Waxa uu qofka ka ilaaliyaa waswaaska iyo farriimaha shaydaanku qalbigiisa u soo diro.
9: Waxa uu qofka akhriya u Markhaati kacaa Maalinka is abaal Marinta (Maalinka Qiyaamaha)
10: Waxa uu Qofka u furaa hadalka (Aftahan)
11: Qur'anka waxa laga helaa taariikho Hore oo Laga Fiidaysan karo Khibrado Nololeed.
12: Qur'aanku wuxu qofka siiyaa dhiirri Gelin iyo go’aan qaadashada wanaagsan ee nolosheena saamaynta ku leh.
13: Waxa uu qofka ka Dhigaa mid Faraxsan (Bashaash)
14: Qur'anku waxa uu Kobciyaa Garaadka Qofka wuxuna ka dhigaa mid xigmad badan oo Hab fudud xal ugu Hela Caqabadaha nololeed ee lasoo Dersa.
15: Ugu Danayn Qur'anku waa Daawo Dabiici ah wuxuna Ka hortagaa Xanuunada ku dhaca Maskaxda (Dhimirka) Waxa Dhowaan Saynisyahanu ogaadeen in Akhrinta Quraanku tahay sababta ugu Badan ee Muslimiintu u Yihiin kuwo deggan oo Maskax Furan.
Gaarsii walaalahaaga Muslimiinta ah)
Jazaakallahu Kheyra
17 320
#Xikmado @Samewade @somalibook
AKHRIS IYO QORAAL
1) Qoraa waliba wuu dhiman doonaa, wuxuu gamcihiisa ku qorayna wax ka danbeeya oo ka hadha ayay noqon doonaan; ha qorin wax aanad ku farxi doonin maalinta qiyaamaha in aad aragto!
― Qoraha lama yaqaan
2) Qofka inta uu wax curiyo dadka la wadaagaa waxa uu la mid yahay qof inta uu caqligiisii weel ku soo riday dadka la wadaagaya!
― Xasan Xaydar
3) Buugaagta iyo wax kasta oo la qoro waa ay argagax geliyaan kuwa raba in ay daboolaan runta.
― Wole Soyinka
4) Haddii aad rabto in aad dal barato, akhri qorayaashiisa.
― Aminatta Forna
5) Sida uu u jiro qoraal hal-abuur ah, ayuu u jiraa akhris ha-abuur ahina!
― Ralph Waldo Emerson
6) Hal buug oo aad u fiicani waxa uu u dhigmaa boqol saaxiib oo wanaagsan, balse hal saaxiib oo wanaagsani waxa uu u dhigmaa maktabad iska dhan!
― Abdul Kalam
7) Tani waa wax u gooniya buugaagta; waxa ay kuu oggolaanayaan in aad socdaasho adiga oo aan tallaabo qaadin.
― Jhumpa Lahiri
8) Akhristuhu waxa uu noolaadaa kun nololood!
― Qoraha lama yaqaan
9) Sababta aan wax u qoraa keliya waa dareenka i gubaya. Haddii aanan qori lahayn, ma aan awoodeen in aan xasilooni helo.
― Ba Jin
10) Wax kasta oo aad hammad u hayso waa in aad samaysaa. Haddii aad rabto in aad wax qorto, wax ka qor wax aad garanayso.
― Jackie Collins
#qaybta_1aad xikmado wax aqriska iyo qorista ku saabsan
lasoco qaybta 2aad insha allah maalin walbo ayaan 10 xikmadood idinla wadaagi donaa
17 320
👌Tasduurka fdka somalia .pdf
🦋 ➠: @Som_read
🦋 ➠: @som_wall
🦋 ➠: @somalibook
🦋 ➠: @samewade
🦋 ➠: @samewadegroup
🦋 ➠: @suncodeacademy
🦋 ➠: @som_sub
❤️Codso: @Buugaagbot
____
Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 .
...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........
17 320
👌Tasduurka fdka somalia .pdf
🦋 ➠: @Som_read
🦋 ➠: @som_wall
🦋 ➠: @somalibook
🦋 ➠: @samewade
🦋 ➠: @samewadegroup
🦋 ➠: @suncodeacademy
🦋 ➠: @som_sub
❤️Codso: @Buugaagbot
____
Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 .
...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........
17 320
📖so_Quraanka_Kariimka_Iyo_Tarjamada_Macnihiisa_Ee_Afka_Soomaaliga.pdf
🦋 ➠: @Som_read
🦋 ➠: @som_wall
🦋 ➠: @somalibook
🦋 ➠: @samewade
🦋 ➠: @samewadegroup
🦋 ➠: @suncodeacademy
🦋 ➠: @som_sub
❤️Codso: @Buugaagbot
____
Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 .
...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........
17 320
👌Kitaabta qur'aanka kariimka oo afsomali ku turjuman .pdf
🦋 ➠: @Som_read
🦋 ➠: @som_wall
🦋 ➠: @somalibook
🦋 ➠: @samewade
🦋 ➠: @samewadegroup
🦋 ➠: @suncodeacademy
🦋 ➠: @som_sub
❤️Codso: @Buugaagbot
____
...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........
17 320
👌Barbaarinta Caruurta .pdf
🦋 ➠: @Som_read
🦋 ➠: @som_wall
🦋 ➠: @somalibook
🦋 ➠: @samewade
🦋 ➠: @samewadegroup
🦋 ➠: @suncodeacademy
🦋 ➠: @som_sub
❤️Codso: @Buugaagbot
____
Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 .
...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........
17 320
👌Barbaarinta Caruurta .pdf
🦋 ➠: @Som_read
🦋 ➠: @som_wall
🦋 ➠: @somalibook
🦋 ➠: @samewade
🦋 ➠: @samewadegroup
🦋 ➠: @suncodeacademy
🦋 ➠: @som_sub
❤️Codso: @Buugaagbot
____
Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 .
...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........
17 320
👌Anigu waxaan aHay adiga .pdf
🦋 ➠: @Som_read
🦋 ➠: @som_wall
🦋 ➠: @somalibook
🦋 ➠: @samewade
🦋 ➠: @samewadegroup
🦋 ➠: @suncodeacademy
🦋 ➠: @som_sub
❤️Codso: @Buugaagbot
____
Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 .
...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........
17 320
👌Anigu Waxaan ahay adiga⁉️ .pdf
🦋 ➠: @Som_read
🦋 ➠: @som_wall
🦋 ➠: @somalibook
🦋 ➠: @samewade
🦋 ➠: @samewadegroup
🦋 ➠: @suncodeacademy
🦋 ➠: @som_sub
❤️Codso: @Buugaagbot
______________________
Buuga ah dhiiri galin oo xiiso leh
____
Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 .
...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........
17 320
👌Murtida iyo Maadda .pdf
🦋 ➠: @Som_read
🦋 ➠: @som_wall
🦋 ➠: @somalibook
🦋 ➠: @samewade
🦋 ➠: @samewadegroup
🦋 ➠: @suncodeacademy
🦋 ➠: @som_sub
❤️Codso: @Buugaagbot
____
Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 .
..... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........
17 320
Ma doonaysaa inaad noqoto photographer sawirada uu qaado aad loo jecelyey oo qaada sawiro qurux badan (sirtu waa editing ka) baro habka ugu wacan iyo software da ugu khatarsan ee lagu edit gareeyo sawirada si aad ula socoto ama aad u barato ku biir sun code academy
Group ka @suncode2
Channel ka @suncodeacademy
17 320
👌Murtida iyo Maadda .pdf
🦋 ➠: @Som_read
🦋 ➠: @som_wall
🦋 ➠: @somalibook
🦋 ➠: @samewade
🦋 ➠: @samewadegroup
🦋 ➠: @suncodeacademy
🦋 ➠: @som_sub
❤️Codso: @Buugaagbot
____
Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 .
...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........
17 320
👌midwifery .pdf
🦋 ➠: @Som_read
🦋 ➠: @som_wall
🦋 ➠: @somalibook
🦋 ➠: @samewade
🦋 ➠: @samewadegroup
🦋 ➠: @suncodeacademy
🦋 ➠: @som_sub
❤️Codso: @Buugaagbot
________
Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 .
...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........
17 320
👌Midwifery UMMULISO .pdf
🦋 ➠: @Som_read
🦋 ➠: @som_wall
🦋 ➠: @somalibook
🦋 ➠: @samewade
🦋 ➠: @samewadegroup
🦋 ➠: @suncodeacademy
🦋 ➠: @som_sub
❤️Codso: @Buugaagbot
________
Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 .
...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........
17 320
👌Hagaha Ardayga .pdf
🦋 ➠: @Som_read
🦋 ➠: @som_wall
🦋 ➠: @somalibook
🦋 ➠: @samewade
🦋 ➠: @samewadegroup
🦋 ➠: @suncodeacademy
🦋 ➠: @som_sub
❤️Codso: @Buugaagbot
____________
Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 .
...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........
17 320
👌Hagaha Ardayga .pdf
🦋 ➠: @Som_read
🦋 ➠: @som_wall
🦋 ➠: @somalibook
🦋 ➠: @samewade
🦋 ➠: @samewadegroup
🦋 ➠: @suncodeacademy
🦋 ➠: @som_sub
❤️Codso: @Buugaagbot
________
Haye asxaabta qiimiga leh hala soo qarxiyo ❤️👍 .
...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
