en
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Open in Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Show more

๐Ÿ“ˆ Analytical overview of Telegram channel SAMEWADE ACADEMY

Channel SAMEWADE ACADEMY (@samewade) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 17 395 subscribers, ranking 11 569 in the Education category and 488 in the Somalia region.

๐Ÿ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on ะฝะตะฒั–ะดะพะผะพ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 17 395 subscribers.

According to the latest data from 24 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -155 over the last 30 days and by -4 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 4.26%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 1.12% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 742 views. Within the first day, a publication typically gains 194 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

๐Ÿ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
โ€œKusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.โ€

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 25 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Education category.

17 395
Subscribers
-424 hours
-217 days
-15530 days
Posts Archive
Olalaha College ay wax ku baran doonan 15,000 ilmood oo agoon iyo danyar ah in ka badan Waxa uu ka kooban yahay 1: Masjid 2: Ceel 3: School 4: Jiif 5: jiko Wixi aad awoodid kaga qayb qaado walaal $5 , $10, $20, $50, $100, , $200 , $500 , $1000+ Xawalad +252 611333667 MAXAMED MAXAMUUD CABDULAAHI Evc 611333667 Telsom Zaad: *880*0611333667*Lacagta# Golis Sahal: *883*0611333667*Lacagta# Faafi si aad u heshid ajarka kan wax sadaqeesta

Ka fa'iideyso Discount 50% inta lagu guda jiro malmaha ciida Ku baro xifada Graphic design hab Online ah. Wixii fafahin dhera
Ka fa'iideyso Discount 50% inta lagu guda jiro malmaha ciida Ku baro xifada Graphic design hab Online ah. Wixii fafahin dherad ah kala xiriir @suldan_fiqi

1k aan gaarsiino wax yar aa ka dhiman waana channel aad wax badan ka fa'iidi doontis insha allah https://t.me/joinchat/hShPQO75FiY4MTRk

way fududay inaad sameyso 10 saaxiibaa hal sano, balse 10 sano waxa kula jiri doono hal saaxiib oo qudha . https://t.me/joinc
way fududay inaad sameyso 10 saaxiibaa hal sano, balse 10 sano waxa kula jiri doono hal saaxiib oo qudha . https://t.me/joinchat/Vc8NXawq26y8rQEd

jwbta kuso dir @Suldan_Fiqi magacaga kuso bilow marka aad jwbta bixinaysid habeen walbo waxa ku guuleysan doono 10ka qof ugu
jwbta kuso dir @Suldan_Fiqi magacaga kuso bilow marka aad jwbta bixinaysid habeen walbo waxa ku guuleysan doono 10ka qof ugu horeyso ee jwbta soo sax illustrator ama photoshop midke doonan ay ku baranayaan 50% Discount ah Mahad snaidiin

jwbta kuso dir @Suldan_Fiqi magacaga kuso bilow marka aad jwbta bixinaysid habeen walbo waxa ku guuleysan doono 10ka qof ugu
jwbta kuso dir @Suldan_Fiqi magacaga kuso bilow marka aad jwbta bixinaysid habeen walbo waxa ku guuleysan doono 10ka qof ugu horeyso ee jwbta soo sax illustrator ama photoshop midke doonan ay ku baranayaan 50% Discount ah Mahad snaidiin

Wiil ayaa gabar hasaawe ama shukaansi la sameynayo. Sawiro qurxoon iyo erayo macaan ayuu aad iskugu milayaa. Maalmo markii la wada socdo ayuu jeceyl usoo bandhiganayaa. Way ka aqbalaysaa. Wiil daacadah waaye ayey is oraneysaa. Maalmo ayuu kasbashadeeda siinaya. Kadib, Hadaad i jeceshahay sawiro aan niyada ku qaboojisto ii soo dir ayuu leeyahay. Hadeey usoo dirto, godkii way ku dhacday gabadhii. Maalmo kadib, ii imoow ayuu leeyahay. Aan waqti isla qaadanee. Gabadhii iyadoo tixgalineysa ayey ka aqbalaysaa. Way baxaysaa, gurgiisa ayey ugu tageysaa. Markii albaabka hoos laga soo xiro ayuu wuxuu bilaabaya xod-xodasho iyo in uu gacmaha ka hadlo. Way iska caabineysaa. Wuu isku xanaajinaya. Waayahay iyo ima jeclid ayuu oranayaa. Hadaad i ijeceshay iskama aadan key celiseen. Way qalbi jilceysaa. Meeshaas ayuu ka howl bilaabayaa, gabadhiina ku ciyaaraya. Sawiro anshax-xumo ahna ka qaadaya. Meeshaas ayey gabadhii ku galaysaa kadeed nololeed iyo gumeysi xogta laga hayo awgeed. Ayaan kadib gabadhii waa dhibane la faro-xumeeyay ama rikaato lagu heysto. Way soo noq-noqotay arintaas. Waxaa gabdhaha xasuusin lahaa farriimo yar: 1. walaal ama Abaayo sawir ay cowradaada qaawantahay qof ha u dirin. Sawir xasuus warkiisa meel iska dhig. Xaaskiisa maahid. 2. Wiil islaameed hala kaliyoobin. Yuusan kaaga faa'iideysan cidlada. Sheydaanna waa shaqo tag. 3. Nin islaameed gurgiisa ha isku aadin. Diidmada waa u sharaf gabadha. Wixii aan kuu qalmin maya dheh. Nin mustaqbal kaa raba kuguma nacayo waan kuu hubaa. Ogoow, maalintaad u tagto ayaad agtiisa ka dhimatay, oo ka qiima beeshay. 4. Ima jeclid haduu ku dhaho, usheeg in aad jeceshahay oo aad mustaqbal ka rabto. Laakiin jeceyl dartiis aadan Alle ugu caasin karin. Haduu ku rabana wadadii guurka in uu soo maro u sheeg. 5. Gabadha asturnaanta ayey ku sharaf badantahay. Hadii maryo jilicsan oo jirkeeda baddhigaya banaanka ku aaddo, raggii mustaqblka rabay way ka jeesanayaan, kuwii fadarada ahaa ayaa soo raac raacaya. Kuwa wax qaribayna waa kuwaas. Marka hantidaada qarso aad qiimo yeelatid, oo dadka qiimaha leh soo jiidatidee. Ugu dambeyn, wiilasha waxan kula talinaya in ay aakhiro xasuusnaadaan. Gabdhahana ula dhaqmaan sidi ay jeclaan lahaayeen in loola dhaqmo walaashood. Inta ay yaryihiinna guursadaan si ay macaasida uga dhowrsadaan. Xaqa Allah na waafajiyo dhammaan. Ceeebteenana Allah asturo. Fadlan, Walaal adiga oo mahadsan Share dheh, oo la wadaag walaalaha kale si ay u akhriyaan qoraalkan. Qalinkii: Alisalad Hussein

jwbta kuso dir @Suldan_Fiqi magacaga kuso bilow marka aad jwbta bixinaysid habeen walbo waxa ku guuleysan doono 10ka qof ugu
jwbta kuso dir @Suldan_Fiqi magacaga kuso bilow marka aad jwbta bixinaysid habeen walbo waxa ku guuleysan doono 10ka qof ugu horeyso ee jwbta soo sax illustrator ama photoshop midke doonan ay ku baranayaan 50% Discount ah Mahad snaidiin

Ka jwb oo ku guuleyso qiimo dhimis 50% inta lagu guda jiro 10 hore ee dul xijah(caraf) Koorsooyiinka aad qiimo dhimista ku heli doontid Adobe photoshop cc2020 Adobe Illustrator Cc2021 #shurudaha inad haysato computer Inay kaa go'antahay barashada Graphic Design Iyo inad iska bixin kartid 50% qiimo dhimista lagu sameyay inteda kale Qofka wuxu ka qayb qadan kara oo kaliya 2 mar inta ay qiimo dhimista socoto jwbta marka aad soo bixinaysid magacaga soo raaci mahad sanid.

Saaxiibayaal Caawa Waa Kow-da Bisha Carafo (Dil Xaj) Waxaana Noo Bilaaaban Doonto Tobankii Habeen Ee ugu Fadliga Badneed.. Waxaa Haboon oo Sunno Ah In Aan Soono 9-Ka Habeen Ee Na Soo Aadan Hadduu Eebbe Na Wafaajiyo Awoodeedana Aan Leenahay. Suubanaha Salallaaahu Caleyhi Wasalam Wuxu Yiri:: Ma Jiro Camal Loo Qabto Alle Dartiis uu Kaga Jaceyl Badan Yahay Tobankaan Habeen Camalada La Qabto (Ee Wanagsan). Saaxabadii Aya La Yaabay Warkaas kuna Yiri Xitaa Jihaadka Alle Dartiis Ah Ma Camalka 10 Habeen Ayaa Ka Weyn Rasuulka Allow ?. Nabad Galyo Naxariis Korkiisa Ha Ahate Wuxu Yiri:: Ilaa Ruux Dagaalka Jihaadka La Aaday Xoolahiisa Iyo Naftisa Midna Aan La So Noqon. Saaxiibayaal Tobanka Habeen Naftiina Ku Qanciya In Ay Soonto, Ogaadana Inaad Qabanaysan Camal Eebbaheen Na Abuurtay uu ugu Jaceyl Qabashadiisa MahadSanid.. 11 Ilaa 19 Bisha 7/2021 Ayey Soconaysa. Saaxiibada Kale Gaarsii Guulayso..

Saaxiibayaal Caawa Waa Kow-da Bisha Carafo (Dil Xaj) Waxaana Noo Bilaaaban Doonto Tobankii Habeen Ee ugu Fadliga Badneed.. Waxaa Haboon oo Sunno Ah In Aan Soono 9-Ka Habeen Ee Na Soo Aadan Hadduu Eebbe Na Wafaajiyo Awoodeedana Aan Leenahay. Suubanaha Salallaaahu Caleyhi Wasalam Wuxu Yiri:: Ma Jiro Camal Loo Qabto Alle Dartiis uu Kaga Jaceyl Badan Yahay Tobankaan Habeen Camalada La Qabto (Ee Wanagsan). Saaxabadii Aya La Yaabay Warkaas kuna Yiri Xitaa Jihaadka Alle Dartiis Ah Ma Camalka 10 Habeen Ayaa Ka Weyn Rasuulka Allow ?. Nabad Galyo Naxariis Korkiisa Ha Ahate Wuxu Yiri:: Ilaa Ruux Dagaalka Jihaadka La Aaday Xoolahiisa Iyo Naftisa Midna Aan La So Noqon. Saaxiibayaal Tobanka Habeen Naftiina Ku Qanciya In Ay Soonto, Ogaadana Inaad Qabanaysan Camal Eebbaheen Na Abuurtay uu ugu Jaceyl Qabashadiisa MahadSanid.. 11 Ilaa 19 Bisha 7/2021 Ayey Soconaysa. Saaxiibada Kale Gaarsii Guulayso..

Axada Beri waa Maalinta koowaad ee Carafo,waa Maalmo qeyr badan 9-ka maalmood ugu horeeya bishan,waala Soomaa 9-ka Maalmood ugu horeeya,Ama in lala Yimaado Digri badan,Sadaqo,Dadka tabarta Yar in loo gar gaaro,Quraanka oo la Aqriyo,Dacwada oo la fidiyo Nabiga SCW waxaa uu Yiri majirto maalmo ka qeyr badan 10-ka maalmood ugu horeeya bishan,waana 10-ka maalmood ugu fadliga badan sanadka oo dhan,Xitaa ilaahey ayaa ku dhaartay 10-kan maalin marka fadli badan ayaa ku jira Waxaad Awoodi kartaa in 9-ka maalmood Aad Soonto,ogowna maalinta 9 aad fadli weyn ayaa ku jira soonkeeda labo sano dambigeeda ayaa laguugu dhaafayaa,Ka Faaโ€™ideysi Wacan

Maalinta axada ee nagu soo aadan 11 July 2021 waxaa inoo bilaabaneysa Bisha Dul -Hijjah waxay kamid tahay bilaha sida gaar ka ah ee xurmada u leh. Ilaahey wuxuu ku dhaartay Tobankaan maalmood, Wuxuuna yiri : (ูˆุงู„ูุฌุฑ ูˆู„ูŠุงู„ ุนุดุฑ) Nabigeena Muxamed ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู… wuxuu yiri ma jiro maalmo uu ilaahey ilaahey ka jecel yahay acmaal la sameeyo tobanka maalmood ee ugu horeysa bisha Dul-Hijjah. Faaidooyinka 10-ka Maalin ee ugu horeyso bisha Dul-Hijjah. 1) Maalinta 1aad ee Bisha Dul-Hijjah waa maalintii loo dambi dhaafay Nabi Aadam CS, Qofkii sooma dambiyadiisa oo dhan waa loo dhaafa. 2) Maalinta 2aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducada Nabi yoonis CS isla markaasna laha soo bixiyey calooshsha malaayga, qofkii sooma waxay ula mid tahay sida isagoo hal sano caabudaayey ilaahey oo aan ilBiriqsi ku caasin. 3) maalinta 3aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducadii Nabi zakariya CS, qofkii sooma ducadiisa waa la aqbalayaa. 4) maalinta 4aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi ciise CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka dheeraanayaa Quusitaan iyo Faqri. 5)Maalintii 5aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi Muuse CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka badbaadiyaa cadaabta Qabriga 6) Maalinta 6aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii uu Alle Nabigiisa u furay albaabada kheyrka , Qofkii sooma wuxuu Alle ku fiiriyaa il naxariis leh. 7)Maalinta 7aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la xirayo Albaabada Naarta, lamana furo ilaa ay ka dhamaato Tobanka maalin ee bisha Dul-Hijjah, Qofkii sooma ilaahey wuxuu ka xiraa 30 Al baab oo dhibaato ah, wuxuuna u furaa 30 Al baab oo Fudeed ah. 8) Maalinta 8aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta loogu magac daray (Tarwiya) Qofkii sooma wuxuu Alle siinaayaa ajir uusan ogeyn ilaahey mooyee. 9) Maalinta 9aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta la istaagaayo Banka carafa,Qofkii sooma ilaahey wuxuu u dhaafaa dambiyada sanadkii hore iyo sanadka soo sacdo, waana maalinta ay soo dagtay aayada Qu'aanka ee ( ุงู„ู’ูŠูŽูˆู’ู…ูŽ ุฃูŽูƒู’ู…ูŽู„ู’ุชู ู„ูŽูƒูู…ู’ ุฏููŠู†ูŽูƒูู…ู’ ูˆูŽุฃูŽุชู’ู…ูŽู…ู’ุชู ุนูŽู„ูŽูŠู’ูƒูู…ู’ ู†ูุนู’ู…ูŽุชููŠ ูˆูŽุฑูŽุถููŠุชู ู„ูŽูƒูู…ู ุงู„ู’ุฅูุณู’ู„ูŽุงู…ูŽ ุฏููŠู†ู‹ุง) 10) Maalinta 10aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta ciidul adxaa, qofkii Alle qurbaan ugu dhawaadana wuxuu u dhaafaa dambiyadiisa Xigasho @dhiiragaliye

#Advanced Graphic Design Barashda #Basic ilaa #Advanced Graphic Design waxaad ku baran doontaa Online Waxaanad ku qaadanaysaa
#Advanced Graphic Design Barashda #Basic ilaa #Advanced Graphic Design waxaad ku baran doontaa Online Waxaanad ku qaadanaysaa Programs-ka kala ah Adobe Photoshop 2020 Adobe Illustrator 2021 Labadan Program Mid-ka aad doonto aad baran karta wixii faafahin intasi dheer kala xiriir @suldan_fiqi ama 0618358777

xishood(1) Waakan Buugii.pdf7.90 KB

photo content