en
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Open in Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Show more

πŸ“ˆ Analytical overview of Telegram channel SAMEWADE ACADEMY

Channel SAMEWADE ACADEMY (@samewade) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 17 395 subscribers, ranking 11 569 in the Education category and 488 in the Somalia region.

πŸ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on Π½Π΅Π²Ρ–Π΄ΠΎΠΌΠΎ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 17 395 subscribers.

According to the latest data from 24 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -155 over the last 30 days and by -4 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 4.26%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 1.12% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 742 views. Within the first day, a publication typically gains 194 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

πŸ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
β€œKusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 25 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Education category.

17 395
Subscribers
-424 hours
-217 days
-15530 days
Posts Archive
Same3 Arday iyo jaceyl

Buuga Arday Iyo Jaceyl
Buuga Arday Iyo Jaceyl

insha Allah beri wixii ka danbeeyo groupka sidiisii hore waxan soo dhigi doonaa buugaagta pdf-ka iyagoo Afsomali ah

https://t.me/Hamdawarsan Plz join this channel

https://t.me/COUPLE_OFFICIAL KUSOO DHAWOOW KANAALKAN WUXUU KAA CAAWIN DOONA ARIMO BADAN DHANKA JACEYLKA KU SAABSAN KUNA SII SHARE GAREY WLLHA MAHSANIDIN

#SAMEWADE_GRAPHIC_DESIGN QIIMA DHIMISTA CIIDA MAANTA OO KALIYAA KA HARSAN fadlan ka fa'iideyso yeysan ku dhaafin maanta ayay
#SAMEWADE_GRAPHIC_DESIGN QIIMA DHIMISTA CIIDA MAANTA OO KALIYAA KA HARSAN fadlan ka fa'iideyso yeysan ku dhaafin maanta ayay duruusta si toos u bilawan doonaan insha Allah Baro Xirfad cusub adigo gurigaga jooga Maanta baro, beri ku shaqayso yeysan ku dhaafin fursadan mahad sanidiin Wixii faafahin ah kala xiriir @suldan_fiqi

Qiima Dhimista aan sameynay kaliya waxaa ka haray maalmaha ciida Qiima dhimistan waxay ku egtahay maalinta 3aad ee ciida oo k
Qiima Dhimista aan sameynay kaliya waxaa ka haray maalmaha ciida Qiima dhimistan waxay ku egtahay maalinta 3aad ee ciida oo ku beegan 15/may/2021 Coursada: Adobe Photoshop waqtiga: 2 bil (Basic-Advanced) Qiimaha Hore $10 Qiimaha hada ee Discount Kaliya $5 ku baro Basic ilaa Advanced Coursada: Adobe Illustrator waqtiga: 3 bil (Basic-Advanced) Qiimaha Hore $20 Qiimaha hada ee Discount Kaliya $10 ku baro Basic ilaa Advanced Fa'iideysi wacan wixii faafahin ah kala xiriir @suldan_fiqi

Dhamaad F.G: dhamaan qisooyiinaka aad halkan ka dawaneyseen inta lagu guda jiray bisha barakeysan ee ramadan waa xuquuqdooda iska leh idaacada buulo xuubeey

25.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Qisadii Sacii Iyo Reer Binii Israa'iil dilka adeerkood kadib

24.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Umuuro la yaab leh oo ku dhacay qoomkii Fircoon

23.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Fircoon Iyo Ciidankiisa oo Badda lagu Harqiyay Qeybtii 6-aad

21.Alloow Ducadeena Inaga Aqbal Oo Sharta Iyo SHaydaanka inaga xijaab

22.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Fircoon oo soo daba Galay Nabi Muuse Iyo Israa'iliiynta Q. 5-aad

FILIMSOOR MEDIA ❀️We don't Own Any Content We Post The Content Which is Already On The Internet. ______________________________ Waxaan πŸ‘‰filmsoor media ka helaysaa aflaanta Hindi ga ah iyo American kaba 2021 Contact us : @filimsoormedia https://t.me/filimsoormedia

20.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Baxsashadii Nabi Muuse Iyo reer Binii Israa'iil Q,4-aad

Dhamaan asxaabta ku xeran kanaalka albaani channel 24 wxaa la ogaysiinayaa in kanaalka cilad fara badan ku timid sidas awgeed kanaalka ka wareegsanay Mid cusub aan abuurnay Insha allah halkaas ayaa iskala socon doonaa..πŸ‘‡πŸ‘‡ https://t.me/Albaani_channel24

19.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Doodii Dhaxmartay Nabi Muuse Iyo Fircoon Qeybtii 3-aad

Isaaq Daahir Cali waa 79 jir kasoo tagay Gurigiisa oo ku yaal kaamamka barakacayaasha ayaan rabin caawa in uu u hoydo Gurigiisa, sababtana wuxuu iigu sheegay in ay joogaan 8 Caruur ah oo saaka markuu soo baxayey ku adkeeyey inuu usoo laabto isagoo u wado dharki iida, iyagoo og Aabohood in uu Indhaha iyo Lugaha daciif ka yahay Hooyadoodna ay tahay waayeel Xanuunsan, Gurigana aysan oolin Cunno ay cunaan ayeey 8daba ka sugayaaan iid. "Wiilkeygi Gurigayga ma aadi karo ilaa Iidu ka dhamaato waayo uma dul qaadan karo waydiintooda, waxay cunaan ayaan u waayey mana awoodo Iidsiintooda sidaas darteed hadaad isiin karto Meel aan seexdo way fiicnaan lahayd" Waxaan ku qanciyey inaan fariintiisa walaalaha soomaaliyeed la wadaagi doono ayna wax fiican ku sadaysan doonaan uuna ku laabto Gurigiisa anagana naga war sugo. Walaalayaal waan awoodnaa min $1 hadaan u dirno in ay kaafinayso baahidiisa oo dhan ee aan bilowno, soona Mention garee guud ahaan sxbadaa si aan uga farxinno aabahan soomaaliyeed kuna celino Gurigiisa insha allah, AAD BEY II DHIBTAY ILINTI INDHIHIISA KA SOCOTAYπŸ˜₯ Mention dhex Sxbadaa oo khayrkan ugu yeer siina share GareeπŸ™ Ugu dir waxaad awoodo 906410742 Ibrahim Musse Dahran

SAMEWADE ACADEMY - Statistics & analytics of Telegram channel @samewade