ch
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

前往频道在 Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

显示更多

📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览

频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 401 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 593,并在 索马里 地区排名第 488

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 401 名订阅者。

根据 22 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -157,过去 24 小时变化为 -3,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.30%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.11% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 749 次浏览,首日通常累积 194 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

凭借高频更新(最新数据采集于 23 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。

17 401
订阅者
-324 小时
-227
-15730
帖子存档
Cashirka 25aad Page 161-163 https://youtu.be/lJd6FypNtHM

#CASHIRKA_MAANTA Wuxuu ka koobna qaybo aad iyo aad muhiim u ah 1) Sida Photoshopka loogu soo darsado Custom Shapes 5,000 (Sha
#CASHIRKA_MAANTA Wuxuu ka koobna qaybo aad iyo aad muhiim u ah 1) Sida Photoshopka loogu soo darsado Custom Shapes 5,000 (Shan kun shape kala duwan). 2) Sida Sawirka qayb kamida Shapeka loo giliyo qaybta kalena Shape-Ka laga soo dhex saaro (Pop-Out Image). 3) Sida Shape-Ka wrap loogu sameyo iyo Qaybo kale oo aan isla muuqalkan kooban ku qadanay Halkan ka daawo Cashirka Maanta👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/VRQ8GGCtbK0 Cashirada waa taxane midkii Maanta iyo kuwii hore ku dhafayba dhamantood halkan kala soco https://youtube.com/playlist?list=PLqEi-k81OWaiPH82PZGDHPhFuK6TeUaRA

Mudo kooban uu Channelkena #SamewadeAcademy sameysan yahay waxan soo gilinay 100 Cashir Cashirada waxay leeyihiin Playlists 4
Mudo kooban uu Channelkena #SamewadeAcademy sameysan yahay waxan soo gilinay 100 Cashir Cashirada waxay leeyihiin Playlists 4 Course aan bilownay mid kamida waan dhameynay Enlgish Level 1 waxansa bilownay levelka xiga ee English Level 2 Cashirka danbeyay ee aan maanta qadanay https://youtu.be/oWs-aNxt3hc Dhawaan waxan kuso kordhin doona Koorso aad u muhiim ah oo ay ugu horeyso Typing Speed

OGEYSIIS MUHIIM AH Dadka markay Computerka isticmalayan waa labo nooc. Kuwa marka ay keyboard-ka wax ku qorayan hal far bey x
OGEYSIIS MUHIIM AH Dadka markay Computerka isticmalayan waa labo nooc. Kuwa marka ay keyboard-ka wax ku qorayan hal far bey xarfaha ku raadiyaan hal eray inay qoran baa daqiiqad ku qadanayso Kuwana adigo ay kuso egayan bay howshana kuu qabanayan wiliba si dhaqsi ah. Dhawaan Waxan Bilawayna Insha Allah koorso Cusub Muhiimad gaar ahna leh In badan waxan aragna marka xafiisyada tagno dad si dhaqso ah Computerka waxa ugu qoraya ama iyago melaha fiirinaya Wax qoraya, Koorsadan waxaan ku baranaynaa sida aad sare ugu qaadi lahayd xirafada qoraalka gaar ahaan dhan xawaraha. Kala Soco dhawan Faafahinta Koorsada iyo Cashirada iyo xita Challanges aan ardayda u qabanayno #samewadeacademy 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/RN3CScvSWjQ

Berito iyo Cutub Cusub Insha Allah Cutubka 6aad aan berito qadan doona waxa inoo hari doono 2 cutub oo kaliya Cashirada iyago
Berito iyo Cutub Cusub Insha Allah Cutubka 6aad aan berito qadan doona waxa inoo hari doono 2 cutub oo kaliya Cashirada iyago Taxane ah ka daawo SAMEWADEACADEMY https://youtube.com/playlist?list=PLqEi-k81OWaiPH82PZGDHPhFuK6TeUaRA

Cashirka maanta aan qadanay waa page 152 buuga hadad haysatid halkas ka fiiri Sharaxaada Cashirkana ka daawo #samewadeacademy
Cashirka maanta aan qadanay waa page 152 buuga hadad haysatid halkas ka fiiri Sharaxaada Cashirkana ka daawo #samewadeacademy https://youtu.be/MGC3cR7MiP0 Hadan hore ugu xernen nagu soo biir oo ka faaiideyso cashirada maalinlaha ah

1.70 MB

Assignment-One Jwbta Kuso dir @samewadeacademy wixii Su'aal ahna isla halkas kuso dir
Assignment-One Jwbta Kuso dir @samewadeacademy wixii Su'aal ahna isla halkas kuso dir

Buuga Ama Kitaabka Aan cashirada Carabiga kasoo diyaariyo la dag waxan maraynaa Cutubka 5aad wuxu ka hadalayi (Cuntada iyo Cabitaanka). Cashirka Saaka Wuxuu ka Bilawana Bogga 143,147-149 Cashirada waa kuwa taxane ah Halkan ka daawo Cashirka saaka https://youtu.be/erb9Ty57TVw

Jadwalka Isbuucan Cashirada Aan qadan doono Insha Allah F.G: English Level 2 Maanta uu si rasmi ah u bilowday Dhaman Cashirad
Jadwalka Isbuucan Cashirada Aan qadan doono Insha Allah F.G: English Level 2 Maanta uu si rasmi ah u bilowday Dhaman Cashirada kale ee #samewadeacademy ka baxa kala soco Channelkena. Cashirka 1aad Level 2 Enlgish At The Restaurant👇👇👇 https://youtu.be/zn-bjEv0kZQ Casharada waa Taxane wuxuuna ka baxa Channelka #samewadeacademy.