en
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Open in Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Show more

πŸ“ˆ Analytical overview of Telegram channel SAMEWADE ACADEMY

Channel SAMEWADE ACADEMY (@samewade) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 17 404 subscribers, ranking 11 604 in the Education category and 489 in the Somalia region.

πŸ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on Π½Π΅Π²Ρ–Π΄ΠΎΠΌΠΎ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 17 404 subscribers.

According to the latest data from 20 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -147 over the last 30 days and by -7 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 4.16%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 1.07% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 725 views. Within the first day, a publication typically gains 187 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

πŸ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
β€œKusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 21 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Education category.

17 404
Subscribers
-724 hours
-267 days
-14730 days
Posts Archive
Cashirka Maanta waa Cashirkii 1aad ee Computer Basics Insha Allah wuxu noqon doona Cashir Taxane Adigana Inaad si joogto ola soctid oo adan Koorsada Karin Fursadana aad ka fa'iideysatid baan kuu Rajeyna Insha Allah. https://youtu.be/4lYW__D4DTI

Dhawaan waxaan baahin doonaa koorsooyiin dhowr ah oo ay ugu horeyso Basic Computer oo aan ku baran doono Ms-Windows + Ms-Office Si joogto si aad ola socotid ka daawo muuqalada Channelkena Samewade Academy Wixii wargilin ama Resources ahna kala soco Groupka Telegram-ka https://t.me/samewadegraphic Koorsada hordhaceeda ka daawo πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ https://www.youtube.com/watch?v=r-1uEuKqfoE

Windows Nooce ah Computer-kaga ku jiro ama aad isticmasha Windows-ka ugu badan ee ay ardayda isticmalan aan Koorsada Computer Basics ka samayn doona Insha Allah
Anonymous voting

Ms-Office Nooce Ah aad isticmasha Ama Computerkaga Ku jiro
Anonymous voting

Codeyn Muhiim ah Maadama aan dhawan bilaawi rabno Basic Computer Waxana Qadan doonaa Ms Windows + Ms Office Waxad u codeysa Office-ka aad isticmashid Version-kiisa si aan cashiro oga soo diyaarino midka ugu badan ee ay ardayda isticmaalaan

Mudo Isbuuc ah oo aan Channelka wax cashir laso gilin Kadib Waxan Maanta soo gilinay Labo Cashir oo aad u xiiso badan Midka 1aad Wuxu ahaa sida loo Isticmaalo Pathfinder Cashirk kamida Basic Illustrator. πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://www.youtube.com/watch?v=GxyAH0zP4AU Midka 2aad Sida loo Design Gareeyo Gawaarida waaweyn ee tareelaha ah. πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://www.youtube.com/watch?v=GxyAH0zP4AU https://www.youtube.com/watch?v=_FoJFdOnplY

48 Cashir Illustrator ah 10 Basic Iyo 38 Advanced Dhamaan Linkigan πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ https://www.youtube.com/watch?v=MIdiaQ8csTQ&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx&index=48

Cashirka Maanta aad buu u adkaa aan filaa???? Hal Arday kaliya aa soo sameyay bes, Ardayda kalena inay jidka kuso jiran Baan filaa Insha Allah. Halkan ka daawo Cashirka πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://youtu.be/UWIwxMC2fMQ

Marwalba in Aaas Aaskaga dhisnaado waa muhiim waxad Baranaysid Baase-kiisa inaad taqanidna waa wax laga maarmaan ah, Balse in
Marwalba in Aaas Aaskaga dhisnaado waa muhiim waxad Baranaysid Baase-kiisa inaad taqanidna waa wax laga maarmaan ah, Balse inta badan waxan jecelnahay inaan wax walba ka filowno figta sare hada hadad fiirisid 10-ka Muuqaal ugu danbeyay ee aan soo dhigay muuqalada ugu daawashada liita waa kuwa aan Basic Illustrator aan ku sharaxayi halka markan Project aan sharaxayona si aad ah loo daawado. Halkan ka daawo Muuqalada Basic Illustrator si taxane ah. https://www.youtube.com/watch?v=QXiOH4TUvrQ&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx&index=9