ar
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

الذهاب إلى القناة على Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

إظهار المزيد

📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام SAMEWADE ACADEMY

تُعد قناة SAMEWADE ACADEMY (@samewade) في القطاع اللغوي Somali لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 17 402 مشتركاً، محتلاً المرتبة 11 603 في فئة التعليم والمرتبة 489 في منطقة Somalia.

📊 مؤشرات الجمهور والحراك

منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 17 402 مشتركاً.

بحسب آخر البيانات بتاريخ 21 يونيو, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار -154، وفي آخر 24 ساعة بمقدار -7، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.

  • حالة التحقق: غير موثّقة
  • معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 4.26‎%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً 1.06‎% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
  • وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 742 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 185 مشاهدة.
  • التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 0.

📝 الوصف وسياسة المحتوى

يصف المؤلف القناة بأنها مساحة للتعبير عن الآراء الذاتية:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 22 يونيو, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة التعليم.

17 402
المشتركون
-724 ساعات
-227 أيام
-15430 أيام
أرشيف المشاركات
Cashirka Maanta waa Cashirkii 1aad ee Computer Basics Insha Allah wuxu noqon doona Cashir Taxane Adigana Inaad si joogto ola soctid oo adan Koorsada Karin Fursadana aad ka fa'iideysatid baan kuu Rajeyna Insha Allah. https://youtu.be/4lYW__D4DTI

Dhawaan waxaan baahin doonaa koorsooyiin dhowr ah oo ay ugu horeyso Basic Computer oo aan ku baran doono Ms-Windows + Ms-Office Si joogto si aad ola socotid ka daawo muuqalada Channelkena Samewade Academy Wixii wargilin ama Resources ahna kala soco Groupka Telegram-ka https://t.me/samewadegraphic Koorsada hordhaceeda ka daawo 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=r-1uEuKqfoE

Windows Nooce ah Computer-kaga ku jiro ama aad isticmasha Windows-ka ugu badan ee ay ardayda isticmalan aan Koorsada Computer Basics ka samayn doona Insha Allah
Anonymous voting

Ms-Office Nooce Ah aad isticmasha Ama Computerkaga Ku jiro
Anonymous voting

Codeyn Muhiim ah Maadama aan dhawan bilaawi rabno Basic Computer Waxana Qadan doonaa Ms Windows + Ms Office Waxad u codeysa Office-ka aad isticmashid Version-kiisa si aan cashiro oga soo diyaarino midka ugu badan ee ay ardayda isticmaalaan

Mudo Isbuuc ah oo aan Channelka wax cashir laso gilin Kadib Waxan Maanta soo gilinay Labo Cashir oo aad u xiiso badan Midka 1aad Wuxu ahaa sida loo Isticmaalo Pathfinder Cashirk kamida Basic Illustrator. 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://www.youtube.com/watch?v=GxyAH0zP4AU Midka 2aad Sida loo Design Gareeyo Gawaarida waaweyn ee tareelaha ah. 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://www.youtube.com/watch?v=GxyAH0zP4AU https://www.youtube.com/watch?v=_FoJFdOnplY

48 Cashir Illustrator ah 10 Basic Iyo 38 Advanced Dhamaan Linkigan 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=MIdiaQ8csTQ&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx&index=48

Cashirka Maanta aad buu u adkaa aan filaa???? Hal Arday kaliya aa soo sameyay bes, Ardayda kalena inay jidka kuso jiran Baan filaa Insha Allah. Halkan ka daawo Cashirka 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/UWIwxMC2fMQ

Marwalba in Aaas Aaskaga dhisnaado waa muhiim waxad Baranaysid Baase-kiisa inaad taqanidna waa wax laga maarmaan ah, Balse in
Marwalba in Aaas Aaskaga dhisnaado waa muhiim waxad Baranaysid Baase-kiisa inaad taqanidna waa wax laga maarmaan ah, Balse inta badan waxan jecelnahay inaan wax walba ka filowno figta sare hada hadad fiirisid 10-ka Muuqaal ugu danbeyay ee aan soo dhigay muuqalada ugu daawashada liita waa kuwa aan Basic Illustrator aan ku sharaxayi halka markan Project aan sharaxayona si aad ah loo daawado. Halkan ka daawo Muuqalada Basic Illustrator si taxane ah. https://www.youtube.com/watch?v=QXiOH4TUvrQ&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx&index=9

SAMEWADE ACADEMY - إحصائيات وتحليلات قناة تيليجرام @samewade