en
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Open in Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Show more

πŸ“ˆ Analytical overview of Telegram channel SAMEWADE ACADEMY

Channel SAMEWADE ACADEMY (@samewade) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 17 402 subscribers, ranking 11 603 in the Education category and 489 in the Somalia region.

πŸ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on Π½Π΅Π²Ρ–Π΄ΠΎΠΌΠΎ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 17 402 subscribers.

According to the latest data from 21 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -154 over the last 30 days and by -7 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 4.26%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 1.06% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 742 views. Within the first day, a publication typically gains 185 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

πŸ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
β€œKusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 22 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Education category.

17 402
Subscribers
-724 hours
-227 days
-15430 days
Posts Archive
Waxaa jira laba nooc ID CARD DESIGN horizontal & Vertical HALKAN KA DAAWO horizontal ID CARD DESIGN πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎοΏ½
Waxaa jira laba nooc ID CARD DESIGN horizontal & Vertical HALKAN KA DAAWO horizontal ID CARD DESIGN πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ https://www.youtube.com/watch?v=PS2TyOPNFOA Vertical ID CARD DESIGN Ku baro sida Id Card loogu sameeyo Adobe Illustrator πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ https://www.youtube.com/watch?v=F3_YJgRmUbk Sido kale Ku baro sida id Card Loogu Sameeyo Adobe Photoshop πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ https://www.youtube.com/watch?v=WyZp-SuhXSA&list=PLqEi-k81OWaiJxrxvtsgREatvTVZAFlQd

#Cashirka_Maanta Ku baro sida Id Card loogu sameeyo Adobe Illustrator πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ ht
#Cashirka_Maanta Ku baro sida Id Card loogu sameeyo Adobe Illustrator πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ https://www.youtube.com/watch?v=F3_YJgRmUbk Sido kale Ku baro sida id Card Loogu Sameeyo Adobe Photoshop πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ https://www.youtube.com/watch?v=WyZp-SuhXSA&list=PLqEi-k81OWaiJxrxvtsgREatvTVZAFlQd

Si joogta ah ola soco Cashirada Maalin walba ka baxa Channelkena Samewade Academy https://www.youtube.com/watch?v=nZrj9i3UZoo

SAMEWADE ACADEMY Ka baro Cilimiga Computer-ka, Xirfada Design-ka iyo Barashaad Luuqadaha English iyo Arabic Ku Xernow Channelkeena https://www.youtube.com/watch?v=WyZp-SuhXSA&list=PLqEi-k81OWaiJxrxvtsgREatvTVZAFlQd

Hadii aad Cashirkii Maanta aad dawatay waxad baratay in logo(Astaan) sameynta ay muhiimadeeda tahay wax adiga kuu gaar balse
Hadii aad Cashirkii Maanta aad dawatay waxad baratay in logo(Astaan) sameynta ay muhiimadeeda tahay wax adiga kuu gaar balse aysan ahayn wax dhib badan Insha Allah Maanta kadib waxan rajeynaa inaad sameysatid logo kuu gaar ah hadii aad tahay arday barta Graphic design-ka Tusale waxan usoo qadanay Shirkado badan logoyinkooda waxana idinku tusay in logada samewade academy in ka yar 4 daqiiqo lagu sameyn karo kaliya loogada waxay kaaga bahantahay Curin iyo hal abuur. Halkan hoose ka daawo Cashirkii Maanta πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ https://www.youtube.com/watch?v=znqCIZS7ms0

Buugta waxay watan Application kaa caawinaya dhawaaqa luuqada goor hore aan hordhac kooban ka sameynay hadad u bahantahay Application-kaas iyo qaabka loola dago ka daawo linkiga hooseπŸ‘‡πŸΎ πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ https://www.youtube.com/watch?v=q8KRgaPL6Nk&t=42s

La deg Buugta English-ka aan dhawaan bilownay pdf-kooda Fiirfiiri waa buugaag aad u wanagsan hadad ka heshay oo aad rabtidna inaad baratid kala soco cashirada oo taxane ah SAMEWADE_ACADEMY KA DAAWO CASHIRADA KU DHAFAY πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ https://www.youtube.com/watch?v=gDFNkIi4pg0&list=PLqEi-k81OWaicbytYKogDRJRpQdp60lVK

Practice Book English for Everyone. Level 1 Beginner..pdf11.60 MB

Course Book English for Everyone. Level 1 Beginner. (1).pdf13.57 MB

Cashirka 1aad waa kan qofkan hore u daawan hada ha daawo cashirkii 2aad baan maraynayee kalay maantaba inala bilow graphic design-ka from Zero to hero https://www.youtube.com/watch?v=EBdWV4qkgjA&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx

Maanta Waxan bilownay Illustrator Maanta waa bilow waxana ka bilownay meesha ugu hooseysa oo ah sida loo soo furo software-ka
Maanta Waxan bilownay Illustrator Maanta waa bilow waxana ka bilownay meesha ugu hooseysa oo ah sida loo soo furo software-ka looguna Abuuro document cusub iyo sido kale sharaxad kooban aan ku sameynay wajahadiisa hore iyo qaybaha uu ka kooban yahay hadad cashirka maanta aad daawatay wiliba aad si fcn u dhameysay Hubaal wax badan waad fhnty bilow fiicana waad inagula bilawatay ee ha inaga harin intan wili daawan cashirka maanta halkan hoose ka daawo mahadsanid πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ https://www.youtube.com/watch?v=j7ThMVB2Qy4

Cashirka Maanta 4 qodob oo muhiim ah si aad dhaqso ugu baratid Graphic Design-ka Dhawaan illustrator Basic ilaa Advanced aan
Cashirka Maanta 4 qodob oo muhiim ah si aad dhaqso ugu baratid Graphic Design-ka Dhawaan illustrator Basic ilaa Advanced aan qadan doona insha Allah kala soco si taxane ah SAMEWADE ACADEMY πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://www.youtube.com/watch?v=QlvMZrlU5Ec

SAMEWADE ACADEMY kabaro Graphic Design si dhameystiran From Basic To Advance https://www.youtube.com/watch?v=EOYLAkAHrR4&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p