es
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Ir al canal en Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Mostrar más

📈 Análisis del canal de Telegram SAMEWADE ACADEMY

El canal SAMEWADE ACADEMY (@samewade) en el segmento lingüístico de Somalí es un actor destacado. Actualmente la comunidad reúne a 17 402 suscriptores, ocupando la posición 11 603 en la categoría Educación y el puesto 489 en la región Somalia.

📊 Métricas de audiencia y dinámica

Desde su creación el невідомо, el proyecto ha mostrado un crecimiento acelerado, reuniendo a 17 402 suscriptores.

Según los últimos datos del 21 junio, 2026, el canal mantiene una actividad estable. En los últimos 30 días la variación de miembros fue de -154, y en las últimas 24 horas de -7, conservando un alto alcance.

  • Estado de verificación: No verificado
  • Tasa de interacción (ER): El promedio de interacción de la audiencia es 4.26%. Durante las primeras 24 horas tras publicar, el contenido suele obtener 1.06% de reacciones respecto al total de suscriptores.
  • Alcance de las publicaciones: Cada publicación recibe en promedio 742 visualizaciones. En el primer día suele acumular 185 visualizaciones.
  • Reacciones e interacción: La audiencia responde de forma activa: el promedio de reacciones por publicación es 0.

📝 Descripción y política de contenido

El autor describe el recurso como un espacio para expresar opiniones subjetivas:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Gracias a la alta frecuencia de actualizaciones (últimos datos recibidos el 22 junio, 2026), el canal mantiene la vigencia y un amplio alcance. La analítica demuestra que la audiencia interactúa activamente con el contenido, lo que lo convierte en un punto de referencia dentro de la categoría Educación.

17 402
Suscriptores
-724 horas
-227 días
-15430 días
Archivo de publicaciones
Waxaa jira laba nooc ID CARD DESIGN horizontal & Vertical HALKAN KA DAAWO horizontal ID CARD DESIGN 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾�
Waxaa jira laba nooc ID CARD DESIGN horizontal & Vertical HALKAN KA DAAWO horizontal ID CARD DESIGN 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=PS2TyOPNFOA Vertical ID CARD DESIGN Ku baro sida Id Card loogu sameeyo Adobe Illustrator 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=F3_YJgRmUbk Sido kale Ku baro sida id Card Loogu Sameeyo Adobe Photoshop 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=WyZp-SuhXSA&list=PLqEi-k81OWaiJxrxvtsgREatvTVZAFlQd

#Cashirka_Maanta Ku baro sida Id Card loogu sameeyo Adobe Illustrator 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 ht
#Cashirka_Maanta Ku baro sida Id Card loogu sameeyo Adobe Illustrator 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=F3_YJgRmUbk Sido kale Ku baro sida id Card Loogu Sameeyo Adobe Photoshop 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=WyZp-SuhXSA&list=PLqEi-k81OWaiJxrxvtsgREatvTVZAFlQd

Si joogta ah ola soco Cashirada Maalin walba ka baxa Channelkena Samewade Academy https://www.youtube.com/watch?v=nZrj9i3UZoo

SAMEWADE ACADEMY Ka baro Cilimiga Computer-ka, Xirfada Design-ka iyo Barashaad Luuqadaha English iyo Arabic Ku Xernow Channelkeena https://www.youtube.com/watch?v=WyZp-SuhXSA&list=PLqEi-k81OWaiJxrxvtsgREatvTVZAFlQd

Hadii aad Cashirkii Maanta aad dawatay waxad baratay in logo(Astaan) sameynta ay muhiimadeeda tahay wax adiga kuu gaar balse
Hadii aad Cashirkii Maanta aad dawatay waxad baratay in logo(Astaan) sameynta ay muhiimadeeda tahay wax adiga kuu gaar balse aysan ahayn wax dhib badan Insha Allah Maanta kadib waxan rajeynaa inaad sameysatid logo kuu gaar ah hadii aad tahay arday barta Graphic design-ka Tusale waxan usoo qadanay Shirkado badan logoyinkooda waxana idinku tusay in logada samewade academy in ka yar 4 daqiiqo lagu sameyn karo kaliya loogada waxay kaaga bahantahay Curin iyo hal abuur. Halkan hoose ka daawo Cashirkii Maanta 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=znqCIZS7ms0

Buugta waxay watan Application kaa caawinaya dhawaaqa luuqada goor hore aan hordhac kooban ka sameynay hadad u bahantahay Application-kaas iyo qaabka loola dago ka daawo linkiga hoose👇🏾 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=q8KRgaPL6Nk&t=42s

La deg Buugta English-ka aan dhawaan bilownay pdf-kooda Fiirfiiri waa buugaag aad u wanagsan hadad ka heshay oo aad rabtidna inaad baratid kala soco cashirada oo taxane ah SAMEWADE_ACADEMY KA DAAWO CASHIRADA KU DHAFAY 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=gDFNkIi4pg0&list=PLqEi-k81OWaicbytYKogDRJRpQdp60lVK

Practice Book English for Everyone. Level 1 Beginner..pdf11.60 MB

Course Book English for Everyone. Level 1 Beginner. (1).pdf13.57 MB

Cashirka 1aad waa kan qofkan hore u daawan hada ha daawo cashirkii 2aad baan maraynayee kalay maantaba inala bilow graphic design-ka from Zero to hero https://www.youtube.com/watch?v=EBdWV4qkgjA&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx

Maanta Waxan bilownay Illustrator Maanta waa bilow waxana ka bilownay meesha ugu hooseysa oo ah sida loo soo furo software-ka
Maanta Waxan bilownay Illustrator Maanta waa bilow waxana ka bilownay meesha ugu hooseysa oo ah sida loo soo furo software-ka looguna Abuuro document cusub iyo sido kale sharaxad kooban aan ku sameynay wajahadiisa hore iyo qaybaha uu ka kooban yahay hadad cashirka maanta aad daawatay wiliba aad si fcn u dhameysay Hubaal wax badan waad fhnty bilow fiicana waad inagula bilawatay ee ha inaga harin intan wili daawan cashirka maanta halkan hoose ka daawo mahadsanid 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=j7ThMVB2Qy4

Cashirka Maanta 4 qodob oo muhiim ah si aad dhaqso ugu baratid Graphic Design-ka Dhawaan illustrator Basic ilaa Advanced aan
Cashirka Maanta 4 qodob oo muhiim ah si aad dhaqso ugu baratid Graphic Design-ka Dhawaan illustrator Basic ilaa Advanced aan qadan doona insha Allah kala soco si taxane ah SAMEWADE ACADEMY 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://www.youtube.com/watch?v=QlvMZrlU5Ec

SAMEWADE ACADEMY kabaro Graphic Design si dhameystiran From Basic To Advance https://www.youtube.com/watch?v=EOYLAkAHrR4&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p