en
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Open in Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Show more

πŸ“ˆ Analytical overview of Telegram channel SAMEWADE ACADEMY

Channel SAMEWADE ACADEMY (@samewade) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 17 401 subscribers, ranking 11 603 in the Education category and 489 in the Somalia region.

πŸ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on Π½Π΅Π²Ρ–Π΄ΠΎΠΌΠΎ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 17 401 subscribers.

According to the latest data from 21 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -154 over the last 30 days and by -7 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 4.26%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 1.06% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 742 views. Within the first day, a publication typically gains 185 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

πŸ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
β€œKusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 22 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Education category.

17 401
Subscribers
-724 hours
-227 days
-15430 days
Posts Archive
photo content

photo content

photo content

RESOURCESKA BARWAAQO BILLBOARD KOR KA DEGSOπŸ–•πŸ–•πŸ–•πŸ–•πŸ–•πŸ–• #CASHIRKA_MAANTA Barwaaqo Billboard Design Waa boorkii 4aad aan ku qadano graphic design si joogto ah kala soco SamewadeAcademy Cashirka Maanta halkan ka daawo πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://youtu.be/5crMZcpvCUI

Wax kasto Bilow leh Dhmaadna wey leeyihiin Waxa Alle mahadiis ah inaan kusi dhownahay Bar dhamadka buuga 1aad ee Barashada Lu
Wax kasto Bilow leh Dhmaadna wey leeyihiin Waxa Alle mahadiis ah inaan kusi dhownahay Bar dhamadka buuga 1aad ee Barashada Luuqada Carabiga #SamewadeAcademy #CASHIRKA_MAANTA Waxa maanta qadanay Cashirkii ugu danbeyay Cutubka 7aad. Kaliya Buuga waxa inooga haray Hal Cutub. Buuga guud ahan waa 8 Cutub. Halkan ka daawo Cashirka Maanta. πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://youtu.be/MQ5EocLOfOY

#CASHIRKA_MAANTA Facebook Banner Design Resources-ka Ama Sawirada iyo Icons aan isticmalay File-ka Kore ka degsoπŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘† Samewade Ka baro Xirfada Graphic design si dhameystiran Wiliba si free ku hel Shahaado. Halkan Ka daawo Cashirka MaantaπŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://youtu.be/_Ov7Io8k_XI

#Typing_Course Waa koorsada ugu Muhiimsan uguna waqtiga gaaban koorsooyiinka SamewadeAcademy #CASHIRKA_MAANTA 1) Sida Mavis Beacon Level walba marka aad dhamaysid aad shahado oga heli lahayd 2) Lesson History (Dhamaan Xogta Cashirada aad practice gareysay) 3) Sida Loo sameysto Custom Lesson(Cashir kuu gaar ah) 4) Manhajka Mavis Beacon 5) iyo kuwa kale oo badan Baan Cashirka Maanta ku qadanay Halkan Kala soco Cashirada iyago Taxane Ah isbuuc walba πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://youtu.be/pIdctqeNHOA

#samewadeacademy #Hoyga_Xirfadaha iyo #Luqadaha Maanta waxan qadanay mid kamida Cashirada Ugu xiisaha badan qaybta Design-ka Halkan ka daawo Cashirka Maanta πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ Billboard Design (Boor) https://youtu.be/ea0Mls8qwdg F.G: Koorsada waa mid taxane ah waana Free Sido kale Marka ay inoo dhamato Ardayda Ugu Activities-ka Fiican Waxay Helayaan Shahaado Free ah. Kamid Noqo Bahda #samewadeacademy Halkan ka daawo Cashirka Maanta πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ Billboard Design (Boor) https://youtu.be/ea0Mls8qwdg

SANYAREY DATA SERVICE

#SamewadeAcademy #Hoyga_Luqadaha Ka baro Luqadaha Carabiga iyo English-ka Si taxane ah Halkan Ka daawo Cashirka Ugu danbeyay
#SamewadeAcademy #Hoyga_Luqadaha Ka baro Luqadaha Carabiga iyo English-ka Si taxane ah Halkan Ka daawo Cashirka Ugu danbeyay Carabiga. πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://youtu.be/ufoTX1XgFi4 Halkan Ka daawo Cashirka Ugu danbeyay English-Ka. πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://youtu.be/kChwYbNWHPQ FIIRO GAAR AH English waa level 2 hore waxan uso dhameynay level one playlists ka fiiri MahadSanid

Fonts-ka Maanta wa kan halkan ka degsoπŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘† Cashirka Maanta Sida loogu Shubto Computerka Fonts Cusub Halkan Ka daawo πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://youtu.be/LGYSCQuNtoc