es
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Ir al canal en Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Mostrar más

📈 Análisis del canal de Telegram SAMEWADE ACADEMY

El canal SAMEWADE ACADEMY (@samewade) en el segmento lingüístico de Somalí es un actor destacado. Actualmente la comunidad reúne a 17 401 suscriptores, ocupando la posición 11 603 en la categoría Educación y el puesto 489 en la región Somalia.

📊 Métricas de audiencia y dinámica

Desde su creación el невідомо, el proyecto ha mostrado un crecimiento acelerado, reuniendo a 17 401 suscriptores.

Según los últimos datos del 21 junio, 2026, el canal mantiene una actividad estable. En los últimos 30 días la variación de miembros fue de -154, y en las últimas 24 horas de -7, conservando un alto alcance.

  • Estado de verificación: No verificado
  • Tasa de interacción (ER): El promedio de interacción de la audiencia es 4.26%. Durante las primeras 24 horas tras publicar, el contenido suele obtener 1.06% de reacciones respecto al total de suscriptores.
  • Alcance de las publicaciones: Cada publicación recibe en promedio 742 visualizaciones. En el primer día suele acumular 185 visualizaciones.
  • Reacciones e interacción: La audiencia responde de forma activa: el promedio de reacciones por publicación es 0.

📝 Descripción y política de contenido

El autor describe el recurso como un espacio para expresar opiniones subjetivas:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Gracias a la alta frecuencia de actualizaciones (últimos datos recibidos el 22 junio, 2026), el canal mantiene la vigencia y un amplio alcance. La analítica demuestra que la audiencia interactúa activamente con el contenido, lo que lo convierte en un punto de referencia dentro de la categoría Educación.

17 401
Suscriptores
-724 horas
-227 días
-15430 días
Archivo de publicaciones
photo content

photo content

photo content

RESOURCESKA BARWAAQO BILLBOARD KOR KA DEGSO🖕🖕🖕🖕🖕🖕 #CASHIRKA_MAANTA Barwaaqo Billboard Design Waa boorkii 4aad aan ku qadano graphic design si joogto ah kala soco SamewadeAcademy Cashirka Maanta halkan ka daawo 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/5crMZcpvCUI

Wax kasto Bilow leh Dhmaadna wey leeyihiin Waxa Alle mahadiis ah inaan kusi dhownahay Bar dhamadka buuga 1aad ee Barashada Lu
Wax kasto Bilow leh Dhmaadna wey leeyihiin Waxa Alle mahadiis ah inaan kusi dhownahay Bar dhamadka buuga 1aad ee Barashada Luuqada Carabiga #SamewadeAcademy #CASHIRKA_MAANTA Waxa maanta qadanay Cashirkii ugu danbeyay Cutubka 7aad. Kaliya Buuga waxa inooga haray Hal Cutub. Buuga guud ahan waa 8 Cutub. Halkan ka daawo Cashirka Maanta. 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/MQ5EocLOfOY

#CASHIRKA_MAANTA Facebook Banner Design Resources-ka Ama Sawirada iyo Icons aan isticmalay File-ka Kore ka degso👆👆👆👆👆👆 Samewade Ka baro Xirfada Graphic design si dhameystiran Wiliba si free ku hel Shahaado. Halkan Ka daawo Cashirka Maanta👇👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/_Ov7Io8k_XI

#Typing_Course Waa koorsada ugu Muhiimsan uguna waqtiga gaaban koorsooyiinka SamewadeAcademy #CASHIRKA_MAANTA 1) Sida Mavis Beacon Level walba marka aad dhamaysid aad shahado oga heli lahayd 2) Lesson History (Dhamaan Xogta Cashirada aad practice gareysay) 3) Sida Loo sameysto Custom Lesson(Cashir kuu gaar ah) 4) Manhajka Mavis Beacon 5) iyo kuwa kale oo badan Baan Cashirka Maanta ku qadanay Halkan Kala soco Cashirada iyago Taxane Ah isbuuc walba 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/pIdctqeNHOA

#samewadeacademy #Hoyga_Xirfadaha iyo #Luqadaha Maanta waxan qadanay mid kamida Cashirada Ugu xiisaha badan qaybta Design-ka Halkan ka daawo Cashirka Maanta 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 Billboard Design (Boor) https://youtu.be/ea0Mls8qwdg F.G: Koorsada waa mid taxane ah waana Free Sido kale Marka ay inoo dhamato Ardayda Ugu Activities-ka Fiican Waxay Helayaan Shahaado Free ah. Kamid Noqo Bahda #samewadeacademy Halkan ka daawo Cashirka Maanta 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 Billboard Design (Boor) https://youtu.be/ea0Mls8qwdg

SANYAREY DATA SERVICE

#SamewadeAcademy #Hoyga_Luqadaha Ka baro Luqadaha Carabiga iyo English-ka Si taxane ah Halkan Ka daawo Cashirka Ugu danbeyay
#SamewadeAcademy #Hoyga_Luqadaha Ka baro Luqadaha Carabiga iyo English-ka Si taxane ah Halkan Ka daawo Cashirka Ugu danbeyay Carabiga. 👇👇👇👇👇 https://youtu.be/ufoTX1XgFi4 Halkan Ka daawo Cashirka Ugu danbeyay English-Ka. 👇👇👇👇👇 https://youtu.be/kChwYbNWHPQ FIIRO GAAR AH English waa level 2 hore waxan uso dhameynay level one playlists ka fiiri MahadSanid

Fonts-ka Maanta wa kan halkan ka degso👆👆👆👆👆👆 Cashirka Maanta Sida loogu Shubto Computerka Fonts Cusub Halkan Ka daawo 👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/LGYSCQuNtoc