ch
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

前往频道在 Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

显示更多

📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览

频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 404 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 604,并在 索马里 地区排名第 489

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 404 名订阅者。

根据 20 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -147,过去 24 小时变化为 -7,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.16%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.07% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 725 次浏览,首日通常累积 187 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

凭借高频更新(最新数据采集于 21 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。

17 404
订阅者
-724 小时
-267
-14730
帖子存档
#samewade_academy Waxan dhamaynay labo koorso oo aan ku baranayni Graphic Design waxan cashirada ku bixinaynay si free ah sido kale koorsooyiinka waxay lehayeen Shahaado Free ah Arday walba oo dhameyay soona practice gareyay wili shahada anan helin hada ila soo xiriir soona dir practice-ka si aan shahaadada kuugu soo diro halkan igala soo xiriir @samewadeacademy halkan hoosena ka daawo cashirada koorsoyiinka iyago dhamaystiran Cashirada Illustratorka oo dhamaystiran 62 Cashir uu ka koobanyahay https://www.youtube.com/watch?v=PS2TyOPNFOA&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx&index=50 Cashirada Photoshop oo dhamaystiran 85 Cashir uu ka koobanyahay https://www.youtube.com/watch?v=HIi_C1m5wY8&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p&index=51

Cashirka Maanta waxan ku baranayni Sida loo sameeyo logo Madrasad oo qurux badan Cashirkaas Ka daawo SAMEWADE ACADEMY 👇🏾👇�
Cashirka Maanta waxan ku baranayni Sida loo sameeyo logo Madrasad oo qurux badan Cashirkaas Ka daawo SAMEWADE ACADEMY 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=Fr1zge4iFac

Cashirka Berito Insha Allah waxan design gareyn doonaa Invoice, Waxana ku dhisi doonaa Adobe illustrator. kala soco SAMEWADE
Cashirka Berito Insha Allah waxan design gareyn doonaa Invoice, Waxana ku dhisi doonaa Adobe illustrator. kala soco SAMEWADE ACADEMY https://www.youtube.com/watch?v=j7ThMVB2Qy4&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx

Cashirka Berito Insha Allah Waxan ku qaadanaynaa FLYER DESIGN Sharaxaad Fiican oo aad u faafahsan wuxuuna socon donaa 27 Daqi
Cashirka Berito Insha Allah Waxan ku qaadanaynaa FLYER DESIGN Sharaxaad Fiican oo aad u faafahsan wuxuuna socon donaa 27 Daqiiqo. Waxan Design-kan ku sameyn Donaa Adobe Photoshop. Sido kale waxan soo raacin doonaa dhamaan Sawirada aan design-kan u isticmalay waxana soo gilin doonta Qaybta Description-ka ee Channelkeena Kala Soco SAMEWADE ACADEMY 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=EOYLAkAHrR4&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p

Berito Insha Allah waxan qadanaynaa Cashir aad u dheer kaas oo ku saabsan Basic COMPUTER Gaar ahaan Windows-10 waxana qadan doonaa Insha Allah. 1) Sida Computer-ka marka uu culeys ama Jaam kaa noqdo loo Qafiifiyo dhowr wado oo laqu qafiifin karo aan isla arki doonaa 2) qaybtana waxan ku qadan doona sida aad xogtada u kala nidamsan lahayd Gaar ahaan inaad u sameysid Folder, Copy, Cut, Paste, Rename iyo dhaman tooda ShortCut-kooda. Muqaalka beri waa mid aad u dheer Insha Allah waana mid socon doono 27+ Sbbtana waa in Koorsadan ay tahay isbuucle OO 7 maalinba hal-maalin kaliya la qaato Kala Soco Cashirka berito iyo kuwii horeba #samewadeAcademy 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=o1mVf7B0fG0&list=PLqEi-k81OWaixIIvxRVNNvT8xTFv12MmB

Berito 8:00 Subaxnimo Insha Allah waxan bilaawi doona Tenses-ka waxana qadan donaa present cont... Wuxuu noqon doona Cashir a
Berito 8:00 Subaxnimo Insha Allah waxan bilaawi doona Tenses-ka waxana qadan donaa present cont... Wuxuu noqon doona Cashir aad u dheer 34 daqiiqo soconayo waxana ku baran doonaa - Definition of of present Continuous Tense - The structure of present Continuous Tense - Uses of Present Continuous - Examples of Present Continuous. - Home Work of Present Continuous Cashirkan sido kale waxad ku baran doontaa ku dhawaad 100 eray oo cusub kuwaso jumlado ku jira. Kala Soco SAMEWADE_ACADEMY https://www.youtube.com/watch?v=4S43v59OMo0