en
Feedback
Goobo Labs

Goobo Labs

Open in Telegram

Engineering Reliable Digital Infrastructure.

Show more
4 889
Subscribers
No data24 hours
-127 days
-7630 days

Data loading in progress...

Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
September '26
September '260
in 0 channels
August '26
+9
in 0 channels
Get PRO
July '26
+10
in 0 channels
Get PRO
June '26
+2
in 0 channels
Get PRO
May '26
+3
in 0 channels
Get PRO
April '26
+12
in 0 channels
Get PRO
March '26
+4
in 0 channels
Get PRO
February '26
+26
in 1 channels
Get PRO
January '26
+167
in 2 channels
Get PRO
December '25
+8
in 0 channels
Get PRO
November '25
+3
in 0 channels
Get PRO
October '250
in 0 channels
Get PRO
September '250
in 0 channels
Get PRO
August '250
in 0 channels
Get PRO
July '250
in 1 channels
Get PRO
June '250
in 1 channels
Get PRO
May '25
+1
in 0 channels
Get PRO
April '25
+4
in 0 channels
Get PRO
March '25
+9
in 1 channels
Get PRO
February '25
+9
in 1 channels
Get PRO
January '250
in 0 channels
Get PRO
December '240
in 1 channels
Get PRO
November '240
in 0 channels
Get PRO
October '24
+2
in 0 channels
Get PRO
September '240
in 0 channels
Get PRO
August '240
in 0 channels
Get PRO
July '240
in 2 channels
Get PRO
June '240
in 0 channels
Get PRO
May '24
+6
in 0 channels
Get PRO
April '24
+13
in 0 channels
Get PRO
March '24
+23
in 1 channels
Get PRO
February '240
in 0 channels
Get PRO
January '240
in 1 channels
Get PRO
December '230
in 0 channels
Get PRO
November '230
in 1 channels
Get PRO
October '230
in 3 channels
Get PRO
September '230
in 0 channels
Get PRO
August '230
in 0 channels
Get PRO
July '230
in 0 channels
Get PRO
June '230
in 0 channels
Get PRO
May '23
+4
in 0 channels
Get PRO
April '23
+4
in 0 channels
Get PRO
March '23
+7
in 0 channels
Get PRO
February '23
+12
in 0 channels
Get PRO
January '23
+11
in 0 channels
Get PRO
December '22
+9
in 0 channels
Get PRO
November '22
+6
in 0 channels
Get PRO
October '22
+166
in 0 channels
Get PRO
September '22
+946
in 0 channels
Get PRO
August '22
+421
in 0 channels
Get PRO
July '22
+222
in 0 channels
Get PRO
June '22
+185
in 0 channels
Get PRO
May '22
+358
in 0 channels
Get PRO
April '22
+237
in 0 channels
Get PRO
March '22
+102
in 0 channels
Get PRO
February '22
+449
in 0 channels
Get PRO
January '22
+3 640
in 0 channels
Get PRO
December '21
+2 604
in 0 channels
Get PRO
November '21
+435
in 0 channels
Get PRO
October '21
+1 115
in 0 channels
Get PRO
September '21
+2 714
in 0 channels
Get PRO
August '21
+506
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
07 September0
06 September0
05 September0
04 September0
03 September0
02 September0
01 September0
Channel Posts
Voice message02:11

2
Waxaan idinka codsaneynaa inaad repo-gaan nala riixdaan oo aan wada gaarsiinno 100+ stars. Mashruucan wuxuu noqon doonaa saldhig muhiim u ah NLP, AI, spell checking, grammar checking, OCR, TTS, ASR, iyo teknoolojiyad kasta oo ku shaqeysa af-Soomaaliga. Haddii aad rabto inaad taageerto horumarinta luqadda Soomaaliga ee dhinaca AI iyo software-ka, fadlan ⭐️ sii repository-ga, kana qayb qaado horumarintiisa. Aan wada gaarsiinno 100+ stars. Let's push! 🚀 GitHub: https://github.com/goobolabs/somali-language-standard
239
3
Ugu dambeyn, waxaan dib-u-cusbooneysiin ballaaran ku sameynnay website-ka Goobo Labs. Waxaan u naqshadeynay muuqaal cusub oo casri ah, qurux badan, isla markaana fudud in la isticmaalo. Waxaan sidoo kale ku soo kordhinnay qaybaha Datasets iyo Models, kuwaas oo diiradda saaraya horumarinta xogta iyo moodellada Af-Soomaaliga. Waxa kale oo aad ka heli doontaan model-ka turjumaadda Af-Soomaaliga ee aan dhisnay, kaas oo aad si toos ah u tijaabin kartaan una qiimeyn kartaan tayada turjumaaddiisa. 🌐 Website: https://www.goobolabs.so/ 📊 Datasets: https://www.goobolabs.so/datasets 🤖 Models: https://www.goobolabs.so/models
281
4
Siduu u shaqeynaayo iyo dhamaan muuqaal ayeenu ka sameyn se marka hore kuso biira Insha'Allah.
319
5
Discord-kaan ayaan u wareeganay oon ku qaban doonno bootcamp-ka soo socda, kusoo biir: https://discord.gg/PFBBaAhSA
308
6
Ka faa'ideysta fursaddaan dahabiga ah oo la wadaag cidwalba daneynaysa: https://www.facebook.com/share/18rGw8G3ez/
348
7
Fursad Dahabi ah, dabcan mar kale inaysan idin soo marin dhici karta 🔥 https://youtu.be/PaLbpm-mtsA?si=eMUiZM5A2II13wX1
370
8
Ciid Mubarak dhammaan umadda islaamka gaar ahaan umadda Soomaaliyeed. Waxaan idiin rajeynaynaa ciid farxad, midnimo, iyo bara
Ciid Mubarak dhammaan umadda islaamka gaar ahaan umadda Soomaaliyeed. Waxaan idiin rajeynaynaa ciid farxad, midnimo, iyo barako xambaarsan. Farxad ku ciida meel kasta oo aad joogtaan. #Goobolabs #CiidWanaagsan #eidmubarak
312
9
https://www.youtube.com/live/m3S56Ul5tmI?si=T9zRxKGb_a_Tdjdo
193
10
https://youtu.be/V4Iutuyxtao?si=KEJAM9rJpfe-6aeJ
292
11
Concepts-ka xisaabta aad u baahantahay: https://www.facebook.com/share/p/1FDpA5vPoD/
300
12
https://youtu.be/ziQKL7uLAgU?si=wam7MrYhhSUGEqaD
365
13
Sida loo jebiyo access control: https://youtu.be/ziQKL7uLAgU
20
14
Ciid Mubarak dhammaan umadda islaamka gaar ahaan umadda Soomaaliyeed. Waxaan idiin rajeynaynaa ciid farxad, midnimo, iyo bara
Ciid Mubarak dhammaan umadda islaamka gaar ahaan umadda Soomaaliyeed. Waxaan idiin rajeynaynaa ciid farxad, midnimo, iyo barako xambaarsan. Farxad ku ciida meel kasta oo aad joogtaan. #Goobolabs #CiidWanaagsan #EidMubarak
389
15
Sababta aysan macquul-ka u aheyn in AI bedesho Software Engineering: https://www.facebook.com/share/p/18PseLEZve/ Qormadaas waa muhiim akhrista.
427
16
https://youtu.be/6dWRp6gWmaM?si=d4DVFYgznePAWmiM
444
17
Goobo Labs, gaar ahaan qaybta Blockchain-ka, waxay soo gabagabeysay experiment muddo socday oo ku saabsan dhismaha Layer-1 ee blockchain. Muddo aan si qoto dheer uga shaqeynaynay cilmi-baaris, naqshadeyn, iyo tijaabooyin kala duwan ka dib, maanta waxaan soo bandhigeynaa mashruucii aan horumarinaynay oo lagu magacaabo Hanticoin. Fikradda Hanticoin waxay ka timid baahi dhab ah oo ka jirta nidaamyada lacagta dhijitaalka ah ee maanta la adeegsado. Inta badan nidaamyada jira waa kuwo meel dhexe laga maamulo oo aan si buuxda loo hubin karin cadadka lacagta ku jirta ama sida loo maamulo. Isticmaaluhu ma awoodo inuu si madax-bannaan u xaqiijiyo sahayda guud iyo hufnaanta nidaamka. Taasi waxay kalsoonida ka dhigeysaa mid ku tiirsan hay’ad gaar ah. Blockchain markii ugu horreysay waxaa dunida kusoo kordhisay Bitcoin, taas oo muujisay in la abuuri karo nidaam lacag dhijitaal ah oo leh xeerar cad, sahay go’an, iyo daahfurnaan buuxda. Mabda’aas aasaasiga ah ayaa noqday dhiirrigelinta Hanticoin. Hanticoin waa Layer-1 blockchain madax-bannaan oo si gaar ah loogu dhisay lacag-bixin degdeg ah oo kharash yar leh. Ma aha madal guud oo smart contracts lagu dhiso, balse waa nidaam si gaar ah loogu habeeyey wareejinta qiimaha. Sahayda Hanticoin waa mid go’an oo dhan 21,000,000,000 HTC, lehna lix jajab tobanle. Xilliga block- kasta (block time) waa 3 ilaa 5 ilbiriqsi, waxaana uu ku shaqeeyaa habka Proof-of-Stake oo ku dhisan validator staking. Muddo aan ku hawllannay horumarinta, waxaan diiradda saarnay dhismaha nidaamka asaasiga ah ee blockchain-ka, naqshadeynta habka heshiiska (consensus model) ee ku habboon lacag-bixinta, iyo tijaabooyin dhinacyo badan leh si loo xaqiijiyo xasilloonida iyo amniga shabakadda. Ujeedadu waxay ahayd in la abuuro nidaam leh dib-u-dhac hoose, lacag yar, iyo degdegsiinyo ku habboon isticmaalka maalinlaha ah. Repo-ga mashruuca: https://github.com/goobolabs/hanticoin Warqadda cad (whitepaper) ee mashruuca, oo sharxaysa aragtida, qaabka dhaqaale, iyo mabda’a nidaamka, waxad ka heli kartaa: https://github.com/goobolabs/hanticoin/blob/main/docs/WHITEPAPER.md Qaab-dhismeedka farsamo ee blockchain-ka (architecture) waxaa si faahfaahsan ugu sharaxnay: https://github.com/goobolabs/hanticoin/blob/main/docs/ARCHITECTURE.md Sidoo kale, qaabka heshiiska iyo sida ansixiyayaashu u shaqeeyaan waxaan ku faahfaahinay: https://github.com/goobolabs/hanticoin/blob/main/docs/CONSENSUS_MODEL.md Waxa ay Hanticoin kaga duwan tahay nidaamyada leh maamul dhexe waa in xeerarka lacagta uu maamulo nidaamka laftiisa (protocol). Sahayda lama kordhin karo, diiwaanka xisaabaadka waa mid la hubin karo, waxaana jira nidaam ansixiyayaal ah oo hubiya in xogta si sax ah loo ansixiyo. Tani waxay yaraynaysaa khatarta ka timaadda nidaam ku tiirsan hal xarun ama hay’ad gaar ah. Waxaa muhiim ah in la caddeeyo in Hanticoin uu weli yahay mashruuc experiment ah. Waa tijaabo farsamo oo muujinaysa in la dhisi karo nidaam baahsan (decentralised) oo loogu talagalay lacag-bixin gudaha Soomaaliya. Ma aha nidaam si buuxda ganacsi ahaan loo hirgeliyey weli, balse waa saldhig adag oo lagu dhisi karo mustaqbalka. Ka Goobo Labs, waxaan diyaar u nahay inaan la shaqeyno cid kasta oo aaminsan in fikraddan la xaqiijin karo, lagana dhigi karo nidaam dhab ah oo Soomaaliya ka hirgala. Haddii la helo iskaashi sax ah iyo wada-shaqeyn dhab ah, waxaa suurtagal ah in la abuuro nidaam lacag-bixineed oo baahsan, kaasoo si amni leh iyo daahfurnaan ah uga shaqeeya gudaha dalka. Hanticoin ma aha oo kaliya lacag cusub. Waa isku day lagu dhisayo nidaam lacag-bixineed oo ku dhisan xeerar cad, amni adag, iyo kalsooni ku saleysan teknoolajiyad la hubin karo. Waxaan u aragnaa tani inay tahay bilow, waxaana rajeyneynaa in wadajir looga shaqeyn karo si aragtidan loo gaarsiiyo heerka xiga.
454
18
Hanticoin (HTC)
284
19
6.8 bilyan qofood oo adduunka ku nool ayaan waligood isticmaalin AI.
6.8 bilyan qofood oo adduunka ku nool ayaan waligood isticmaalin AI.
767
20
Anthropic ayaa si weyn u gilgishay dunida tiknoolajiyada kadib markii ay soo bandhigtay research preview cusub oo la yiraahdo Claude Code Security. Waa awood ku jirta Claude Code oo baari karta codebases waaweyn, ogaan karta khaladaadka amniga, kadibna soo jeedin karta sixitaan sida uu sameyn lahaa khabiir amni. Waxay akhrin code-ka iyadoo eegaysa macnaha guud, waxayna heli kartaa daldaloolo qarsoon oo tools-kii hore ay seegi jireen, kadibna waxay soo bandhigtaa patches ay developers-ku dib u eegaan. Tani ma ahayn product si rasmi ah loo soo saaray. Waa research preview kaliya. Laakiin taas keliya ayaa ku filnaatay inay ruxdo suuqa saamiyada cybersecurity. Saacaddii ugu horeysay kadib markii warka la shaaciyay, shirkadaha cybersecurity-ga ayaa lumiyay ku dhowaad $10 bilyan oo market value ah. CrowdStrike ayaa hoos u dhacay qiyaastii 6.5%. Xitaa Cloudflare ayaa hoos u dhacay ku dhowaad 6%. Sido kale, Okta ayaa iyaduna hoos u dhacday qiyaastii 5.7%. Hal blog post. Hal saac. $10B hoos u dhac. Waa markii saddexaad muddo saddex toddobaad ah. Feb 3: SaaS stocks waxay lumiyeen $300B. Feb 6: Financial data stocks si xoog leh ayay u dhaceen. Feb 20: Cybersecurity stocks -$10B. Industry cusub ayaa hoos u dhacaya qiimihiisa labadii toddobaadba mar. Claude Code Security ma beddelayso dadka amniga ka shaqeeya. Laakiin baahida loo qabo shaqaale badan oo si manual ah u baaraya khaladaadka way yaraandoontaa. AI toos uma bedeleyso dadka, balse qof adeegsada AI ayaa beddeli doona qof aan adeegsan. Maanta waa research preview. Berri dhow, shirkado badan ayaa xal noocan ah qaadan doona oo raaci doona Anthropic oo ay ugu horeyso OpenAI. Waxay xoog saari doonaan AI si toos ah uga shaqeysa amniga computer-ka, laga bilaabo ogaanshaha daldaloolada ilaa soo jeedinta sixitaan degdeg ah. Taas waxay si weyn u bedeli doontaa suuqa shaqada ee cybersecurity-ga. Haddii aad ku jirto amniga computer-ka, fariintu waa cadahay. AI ma baabi’ineyso shaqadaada, laakiin waxay bedeli doontaa sida shaqada loo qabto. Qofka la jaan qaada AI ayaa sii jiri doona. Qofka ka gaabiya isbeddelka ayaa la kulmi doona tartan adag.
796